Home » 2:05 am
Entries posted on “January, 2016”
Ceerigaabo,9Jan,2016(QJ/SDN)-Dawlada Somaliland ayaa sheegtay in gobolka Sanaag ay ku qabteen doon waday in ka badan 80 qof oo tahriibayaal Ethiopian ah, oo ay ku jiraan dad meyd ah. Guddoomiyaha Gobolka Sanaaga Axmed Cabdi, ayaa VOA-da u sheegay in markii doontaas ay gacanta ku dhigeen ay ku arkeen 7 qof oo meyd ah, kadibna saddex qof […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa,8Jan,2016(QJ/SDN)- WAR-SAXAAFADEED–08/01/201 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu Digreeto Madaxweyne oo Summadeedu tahay JSL/M/DEC/249-3766 /012016 ku Dhaqan-geliyey Miisaaniyad Sannadeedka 2016-ka. Madaxweynuhu:- Markuu Arkay: Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; Markuu Arkay: Qodobka 75aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; Markuu Arkay: Go’aanka Golaha Wakiillada, Go’aan Lr. GW/G/KF-29/674/2016 ee ku taariikhaysan 03/01/2016 ee ay ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Bosaso — Somalia leaders have officially inaugurated a revamped international airport in the Northeastern Port city of Bossaso on Friday. President Hassan Sheikh Mohamud alongside Puntland President Abdiweli Mohamed Ali has officially opened the long-awaited ribbon-cutting ceremony under a tight security. Puntland ex-President Abdirahman Mohamed Farole, former Prime Minister Ali Mohamed Geddi, Italian Ambassador to […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa,8Jan,2016(QJ/SDN)-Muddo hadda laga joogo Afar Todobaad waxa xabsiga magaalada Hargeysa loo taxaabay Abwaan Cabdiwaaxid Cali Gamadiid oo ka mid ah abwaanniinta Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Hargeysa, iyadoona xadhigiisa lagu sababeeyay Gabay uu ka tiriyay Weerarkii magaalada Paris ay ku qaaday DAACISH. Abwaan Cabdwaaxid ayaan illaa hadda wax maxkamad ah aan la horkeenin iyadoona hay’adaha […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Ankara,8Jan,2016(QJ/SDN)-Shirkada Internetka ee Twitter ayaa Maxkamada Turkiga la fuushay dowlada Turkiga kadib markii xukuumadaasi ay ganaax dul dhigtay Warbaahinta Twitterka in bogooda ay ka saaraan qoraallo la xadhiidha Jabhada Kurdida ee PKK. Dowlada Turkiga ayaa sheegtay in marar badan ay digniin u dirtay shirkada Twitterka in bogooda ay ka saaraan waxa ay ugu yeedhaan “Barobogaandada […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Addi-ababa,8Jan,2016(QJ/SDN)-Hay’adda xuquuqda aadanaha ee Human Rigths Watch ayaa sheegtay in ciidamada amniga Itoobiya ay dileen ugu yaraan 140-qof oo Qowmiyadda Oromada ee Itoobiya intii ay socdeen dibadbaxyo ka dhan ahaa qorshayaasha Addis Ababa lagu ballaarinayo. Jimcaha maanta ah ayay HRW waxay warbixin ay soo saartay ku sheegtay in la dhaawacay tiro intaa ka badan, iyadoo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Shan iyo labaatan sanno kadib,tobankii Sibteembar 2012kii, ayaa ay ahayd markii xilka madaxweynenimo loo doortay Xasan Sheekh Maxamuud,madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka soomaaliya. Xasan arrinka ugu weyn ee markaa horyaalay ayaa ahaa,in uu soo doorto ra’iisul wasaare si uu usoo xusho gola wasiirro oo dhaqaajiya howlaha shaqo ee ay dadka Soomaaliyeed ka dhowrayaan Xasan iyo xukuumaddiisa cusub. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho,8Jan,2016(QJ/SDN)-Gudoomiyihii hore ee gobolka Banaadir ahaana Duqa magaalada Muqdisho Maxamuud Axmad Nuur ‘Tarsan’ ayaa daaha ka rogay arrin sir ah oo sheegeysa in Baarlamaanka Dowladda Federaalku doonayaan in ay Itoobiya u saxeexaan qodobo meesha ka saaraya jiritaanka ummada Soomaaliyeed. Wuxuu sheegay in saddex qodob ay ugu sii daran yihiin, waa midka kowaade waxay doonayaan in […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa,8Jan,2016(QJ/SDN)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Eng.FaysalCali Waraabe ayaa ka jawaabay hadal dhawaan kasoo yeedhay Prof.Cali Khaliif Galaydh, kaas oo uu Cali ku sheegay in aan Faysal Cali Waraabe gobolka Sool laga soo dhaweyn. Guddoomiye Waraabe, oo warbaahinta shalay kula hadlay magaalada Hargeysa waxa uu yidhi; ‘’Saaxiibkay Cali Khaliif waxaan leeyahay Prof saaxiib Maxamed oo ciidamada Afrika […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Boosaaso,8Jan,2016(QJ/SDN)-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ay weheliyaan Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland Eng.Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey iyo Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Xamed Cali Xaashi ayaa maanta 08-Jan-2016 Garoonka Caalamiga ah ee Diyaaradah ee Boosaaso kaga qayb galay munaasibad ballaaran oo lagu maamuusayey furitaanka Garoonka Diyaaradaha oo maanta xadhigga laga jaray. Munaasabadda ayaa waxaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »