Home » 9:47 am
Entries posted on “January, 2016”
Hargeysa,9Jan,2016(QJ/SDN)-Xukuumadda dalka Gaambiya ee galbeedka Afrika ayaa dumarka ka shaqeeya xafiisyada kala duwan ee dowladda iyo shaqooyinka gaarka loo leeyahay ku amartay in ay xidhaan xijaabka Islaamku dumarka ku waajibiyey. Masuul ka tirsan wasaaradda waxbarashada ee dalkaas oo magaciisa aan shaacin ayaa mar uu la hadlay wakaaladda wararka ee Faransiiska AFP waxa uu yidhi, “Waaxda […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa,9Jan,2016(QJ/SDN)-Tirada golaha wasiirada Somaliland ayaa inta badan ah mawduuc xaasaasi ah oo ay bulshadu kaga doodo goobaha siyaasadda lagu falanqeeyo, iyadoo ay inta badan bulshadu isku raacsantahay inaanay Somaliland dhaqaale ahaan wakhtigan qaadi karin tiro xukuumadeed oo tiro badan. Daahir Rayaale Kaahin, ayaa ahaa madaxweynihii u horeeyay ee dhisay xukuumad tiro badan, waxaanu Madaxweyne Rayaale […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Tahran,9Jan,2016(QJ/SDN)-Dowlada Iiraan ayaa lagu wadaa inay dacwad u gudbiso Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay iyadoo uga dacwooneysa Duqeyntii diyaaradaha Sucuudiga la beegsadeen Safaarada Iiraan ay ku leedahay caasimada dalka Yemen ee Sanca. Iiraan ayaa sheegtay in Sucuudiga si ula kac ah u duqeeyey safaaradooda Sanca, halkaasi oo ay ku dhaawacmeen qaar kamid ah illaalada xarunta […]
Posted in Uncategorized | Read More »
J Jubba,9Jan,2016(QJ/SDN)-Madaxweynaha dalka Koonfurta Suudaan, Salva Kiir ayaa 50-xildhibaan oo mucaaradka ka imaanaya magacaabay Jimcihii shalay, iyadoo la filayo inuu sidoo kale magacaabo Wasiirro ka imaanaya mucaaradka, taasoo la sheegay in ay qayb ka tahay heshiis lagu soo afjarayo dagaallada sokeeye ee ka socday dalkaas labadii sano ee lasoo dhaafay. Salva Kiir ayaa magacyada 50-ka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Somalidiasporanews — Djibouti’s Social Democratic People’s Party, a member of the Horn of Africa nation’s governing coalition, backed President Ismael Omar Guelleh to extend his 17-year rule of the country, La Nation reported. Members of the Union for a Presidential Majority coalition will meet in the coming days to select their candidate for the elections, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa,9Jan,2016(QJ/SDN)-Wafti Ballaadhan oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa maalintii shalay gaadhay Magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer, waxaana ujeeddadoodu tahay inay ka qaybgalaan shir magaalada Caynaba berri ugu soo xidhmi doona mid kamid ah beelaha halkaas deggen. Waftigan Ballaadhan oo ay xubno ka yihiin Guddoomiye-kuxigeenka koowaad ee Xisbiga Kulmiye Md […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Jibouti,9Jan,2016(QJ/SDN)-Dhowaan ayay ahayd kadib markii shacabka Jamhuuriyadda Jabuuti ay ka codsadeen Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle in uu markale isku soo sharraxo xilka madaxtinnimo ee dalka Djibouti iyadoonna intaasi ka dib uu madaxweyne Geelle sheegay in uu aqbalay codsiga uga yimid shacabkiisa. Haddaba, waxa maalinkii shalay magaalada Jibouti ka dhacay shir ay iskugu yimaadeen Xisbiyada Isbahaystay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa,9Jan,2016(QJ/SDN)-Abwaan Cabdi-jibaar Sheekh Ibraahim Suldaan oo ka mid ah abwaanniinta Soomaaliyeed eek u dhaqan gudaha magaalada Hargeysa, ayaa ka sheekeeyay Qiso jacay dhab ah oo ku dhacday muddo hadda laga joogo in ka badan rubuc qarni 1988kii. Abwaan Cabdi-jibaar ayaa 1960kii ku dhashay degmada Gabiley isagoona ku barbaaray miyiga magaalada Gabiley, abwaanka ayaa ah nin […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa,9Jan,2016(QJ/SDN)-Kusoo dhawaada dhagaystayaal Barnaamijka waxbarashada ee Shabakadda Qurbejoog oo Todobaadkan idiinka imanaaya magaalada Hargeysa, Barnaamijka todobaadkan waxaanu booqasho ku tagnay Dugisga Hoose Ee Dhexe ee Iftin . [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Bariftin.mp3″] GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO BARNAAMIJKA WAXBARASHADA Halkan Hoose Sound Cloud Kaga Dhagayso Barnaamijka;
Posted in Uncategorized | Read More »
London,9Jan,2016(QJ/SDN)-Guddoomiyaha golaha wakiilada Somaliland ahna Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Cirro), ayaa sheegay in aanay dowladnimada Somaliland wada gaadhin dalka oo dhan isagoona tilmaamay in ay jirto tabasho ay shacabka badhkii tabanayaan. Guddoomiye Cirro waxa kale oo uu sheegay in cid kasta oo Somaliland ku abtirsata in falowgeeda la qabto sidii […]
Posted in Uncategorized | Read More »