Home » 8:29 pm
Entries posted on “January, 2016”
Djibouti’s strategic importance shouldn’t be understated, and a risk of resurgence of Somali piracy could throw the whole area into turmoil Djibouti President Guelleh with Saudi Arabia’s King Salman. (Photo/SPA). IRAN and Saudi Arabia’s recent aggression is already playing out in Africa; Djibouti and Somalia have become the latest diplomatic ties with Iran to show solidarity with […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho, January 9, 2016 (SDN/QJ):-Ra’iisal Wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa maanta ka qayb-galay munaasabad dhaqan celin loogu samaynayay Xarunta Ciidanka Asluunta caruur da’yar oo tiradoodu gaareysay 60 kuwaasoo laga soo aruuriyay dariiqyada. Munaasabadan oo ay goob joog ka ahaayeen Wasiirka Wasaarada Cadaaladda Mudane Cabdullaahi Axmad Jaamac Ilka-jiir, Taliyaha Ciidanka Asluubta Bashiir Maxamed […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa , January 9, 2016 (SDN/QJ):-Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo iyo xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, ayaa Weli isku maandhaafsan habka diwaangalinta codbixiyeyaashu uga dhacayso Degmada Buuhoodle. Xukuumadda, saddexda xisbi qaran iyo guddida doorashada ayaa ku heshiiyay in diiwaangalinta codbixiyeyaashu bisha January ka bilaamato gobolka Togdheer, hase ahaatee warsaxaafadeed xisbiga Waddani soo saaray wuxuu ku sheegay inay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa , January 9, 2016 (SDN/QJ):-Xoghayihii Dawlada Fulinta ee dawlada Hoose ee Hargeysa Ibraahim Axmed Raabi ayaa xilkii laga qaadey kadib 6Bilood oo xilkaasi hayay. Waraaqda xilka qaadista xoghayaha dawlada Hoose ayaa maanta La Shaaciyey Taas oo ka soo Baxday xafiiska wasiirka arimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancade. Xildhibaanada golaha deegaanka Caasimada ayaa shalay taageero […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Garowe 09.Jan 2016 (SDN/QJ):- Fannaaniinta reer Puntland oo xambaarsanaa aragtida shacabka ayaa xalay Munaasabadii loogu dabaaldagay sanadguuradii 2-aad ee kaso wareegtay markii la doortay Madaxweyne Gaas kuso Bandhigay hees ka tarjumaysay hannaanka ay doonayaan shacabka reer Puntland inay u dhacdo doorashada Soomaaliya. Heesta oo la yiraahdo 4.5 qaadan mayno,ayaa ka hadlaysa in muhiim ay tahay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 09.Jan 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiye ku Xigeenka 1aad ee Golaha Wakiiladda Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Baashe Maxamed Faarax ayaa Daboolka ka qaaday Maanta inuu ka baxay Isbahaysigii Dimuquraadi doonka ahaa ee Xisbiga Kulmiye. Gudoomiye Baashe Maxamed Faarax oo la socday Xubnaha Isbahaysigii qaadacay Natiijadii Shirkii Kulmiye ayaa iftiimiyey Sababaha uu uga baxay iyo Halka loogu soo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 09.Jan 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Arrimaha Dibadda & Iskaashiga Caalamiga ah JSL, Dr. Sacad Cali Shire ayaa maanta dib ugu soo laabtay dalka kadib safar shaqo qaatay laba todobaad uu ku maqnaa dalka Ingiriiska. Wasiirka oo saaka aroortii ka soo degay Gagada Caalamiga ah ee Cigaal International Airport, magaalada Hargeysa wuxu Qolka Nashada (VIP Lounge) ee […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 09.Jan 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo oo Kormeer guud ku tegay Taliska Guud ee Ciidamada Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, Xadhigana ka jaray Mashaariic kala duwan oo laga hirgeliyey Miiska Saraakiisha. Madaxweynaha Qaranka Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu ugu horayn salaan sharaf ka qaatay cutubyo ka tirsan Ciidanka Qaranka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Addis Ababa 09.Jan 2016 (SDN/QJ):- Abaartii balaadhnayd ee sanadihii sideetamayadii ee qarnigii ina dhaafay ku dhufatay dalka itoobiya oo ahayd mid ka mid ah abaarrihii ugu xumaa ee Gobolka geeska afrika soo mara waxay xiligaa galaafatay nolosha dad badan oo reer Itoobiya ah. Muddo sodon sanadood ah ka bacdi abaartaasi Xiligan waxay weli tahay mid […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Zimbabwe 09.Jan 2016 (SDN/QJ):- Dalalka Afrika ayaa maaliba ta xigta waajahaya kor u kac dhanka cimilada iyo kulaylkeeda ah. Bishii Oktoobar ee sanadka 2015 Dalka Zimbabwe waxaa ku dhufatay mawjado hanfi kulul ah, qiyaastiina gaadhaysay ilaa 45°C, halka uu isla xiligaas Wadanka K/Afrika heerkulku gaadhay 48.4°C, taas oo ah rikoodh jebin ku timid kulaylkii ugu badnaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »