Home » 2:23 am Entries posted on “January, 2016”

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Somaliyeed ee Punt land oo ku sii Jeeda Magaalada Kismaayo

Garowe 10.Jan 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Dowlada Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta la filayaa inuu u duulo dhanka iyo Magaalada Kismaayo. Kulan ay wada qaateen Madaxweyne Xasan Sheikh iyo Madaxweyne Gaas ayaa lagu go’aamiyey in Kismaayo la isugu tago inkastoo Madaxweynaha Federaalku ku adkeystay markii hore in shirka dib loo dhigo maadaama aan wali […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasaarada Ganacsiga Iyo Ganacsatada Isticimaasha Dekeda Berbera oo ka wada hadlay Tacriifado lagu soo Kordhiyey DAAWO

Hargaysa 10.Jan 2016 (SDN/QJ):– Mas’uuliyiinta Wasaaradda Ganacsiga iyo qaar ka mid ah ganacsatada wax soo dejisa ayaa ka wada hadlay tacriifado lagu kordhiyey badeecadaha konteenarada ku soo dega ee Yimaada Dekeda Magaalada Berbera. Ganacsatada ayaa Sheegay in Maamulka Dekeda Berbera uu ku soo Kordhiyey Bushciradaha Ganacsi ee ay Keenaan Lacago dheeraad ah oo aanay lahayn […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Hay’adda WFP oo iibsanaysa dalagyada beeralayda Soomaaliya iyo heshiis Wasaarada Beeraha Somaliland u dhexeeya hay’addan

Nairobi 10.Jan 2016 (SDN/QJ):– Hay’adda Cuntada Aduunka (WFP) ayaa shaaca ka qaaday inay iibsan doonaan dalagyada beeralayda Soomaaliya beertaan, xilli ay beeniyeen eedo loogu jeediyey inay raashinkooda mucaawinada ku soo beegan xilliga beerahu soo go’aan. Hadalka hay’adan ayaa ka dambeeyen ka mid markii dhowaan wasiir-xigeen Beeraha Soomaaliya ku eedeeyey inay raashinkooda mucaawinada ku soo began […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Musuqmaasuqii, Shaqo la’aanta, Sicir bararka, dhibaatadii uu badatay, waxaas oo dhan waxa lagaga bixi karaa Isbeddel reer Somaliland u dhan yihiin.” Murashaxa Waddani ee Maxamed Cali

Dila, 10.Jan 2016 (SDN/QJ):– Maxamed Cali oo ah Musharrax u tartamaya Madaxwayne ku-xigeenka Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa oo Ku Sugan Xarunta Gobolka Awdal ee Boorama ayaa dadweynaha Magaalada Dila oo uu dhalasho ahaan ka soo Jeedo Wuxuu ku booriyey inay u Midoobaan Sidii Talada dalka uu Xisbiga Waddani oo uu ka dhex sharaxan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Khudbad uu Murashax Muuse Biixi ka Jeediyey Xidhitaanka Shirkii Beesha Habar Jeclo ee Magaalada Caynabo DAAWO

Hargaysa 10.Jan 2016 (SDN/QJ):– Shir Mudooyinkii u danbeeyay ka socday Deegaanka Caynaba oo loogu Magac daray Talo iyo Toosin oo ay Lahayd Beesha Bariga Burco ayaa  maanta la soo Gabo gabeeyay,Waxaana Xidhitaankiisii ka qayb galay Madaxda Xisbiyada Qaranka iyo Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada. Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Shirkada Somcable oo iskaashi dhexmaray Shirkado Caalamka ugu horeeya Isgaadhsiinta & hirgelinta hanaan Internet casri ah

Austin 10.Jan 2016 (SDN/QJ):– Gudoomiyaha shirkadda isgaadhsiinta SOMCABLE Mr. Cabdiraxmaan Maxamed, ayaa shaaca ka qaaday inay hawlgelinayaan hanaan intenet ganacsi xawli sareeya, ka dib heshiis dhexmaray laba shirkadood oo caalamka ugu horeeya bixinta adeegaa.   Sida lagu sheegay qoraal saxaafadeed ku saabsan higelinta adeegan cusub ayaa lagu sheegay in shirkada SOMCABLE oo kaashanaysa shirkadaha Alepo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Dalku wuxuu u baahan badbaado, Waayo Nimanka Maanta Dunida Hoggaamiyaa Dagaal Sokeeye ayey ku soo wadaan Somaliland..” Sheekh Aadan-Siiro

Hargeysa, 10, January, 2016, (SDN/QJ): – Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Aadan-Siiro), ayaa ka digay kooxo u sheegay inay dalka u maleegayaan mu’aamaraad, kuwaasi oo ku nool dalka gudihiisa iyo dibaddiisaba. Sheekh Aadan-Siiro ayaa sidan ku sheegay khudbadd uu ka Jeediyey Masjidka uu ka Tujiyo ee Hargaysa ayaa bulshada kula taliyey inay ka foojignaadaan, waxaanu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Daraasad Maraykanku Sameeyay Oo Lagu Sheegay In Maado Ku Jirta Muusku Ilowga Ka Yarayso Maskaxda

Washington 10.Jan 2016 (SDN/QJ):– Haddii aad ka mid tahay dadka markay toosaan ilaawa, riyadii xalay soo martay, waxa suura gal ah in dhakhaatiirtu kugula taliyaan, qaadashada Vitamin-ka (B6) loo yaqaan, fitamiinkaasi waxa uu kaa caawin karaa dib u xusuusashada riyada aad ilawdo marka hurdada aad ka kacdo. Haddaba sida lagu xusay daraasad Maraykanku sameeyay ama […]

Posted in Sports | Read More »

JAWAARI: Meel Walba oo ay Nabaddu jirto Waanu ka Raadinaynaa

Dhuusa-mareeb,9Jan,2016(QJ/SDN)-Gudoonka Baarlamaanka dowladda Soomaaliya Mudane Maxamed Cismaan Jawaari ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay xoogga saari doonto arrimaha dib u heshiisiinta iyo sidii loosoo celin lahaa nabadda iyo midnimada ummadda Soomaaliyeed. Mudane Jawaari oo ku sugan magaalada Dhuusamareeb ayaa intii uu halkaasi joogay kulamo gooni gooni ah la qaatay masuuliyiinta Ahlusunna Waljameeca ee gobolka Galgaduud, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dozens of migrants die in the sea off Somaliland

A 2009 file photo shows Somalia’s northern port town of Bossaso. REUTERS/NATO/Handout Dozens of Ethiopian and Somali migrants died in the waters off the breakaway Somalia region of Somaliland when their vessel failed mechanically in the course of the voyage and drifted in the sea, a regional Somaliland official said. Ahmed Abdi Falay, the chairman […]

Posted in Uncategorized | Read More »