Home » 5:00 pm Entries posted on “January, 2016”

Shirkii 3aad ee Beelaha Daa’uud Ismaaciil Ciidagale oo Hargaysa Ka Furmay iyo Waxyaabaha laga Filayo DAAWO/SAWIRO

Hargaysa 10. January.2016 (SDN/QJ):- Waxaa Maanta Magaalada Hargaysa ka furmay Shirwaynihii Sadexaad ee Beelaha Daa’uud Ismaaciil (Ciidagale) . Waxaana Shirwaynahan ka soo qeyb galay Masuuliyiin kala duwan oo isugu jiray , Madax Dhaqameed , Siyaasiyiin , Dhalinyaro ,Aqoonyahan , Culimo iyo Marti Sharaf kale . Ugu horeen waxa Shirwaynahaas ka hadlay Gudoomiyaha Shir Gudoonka Beesha  […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somalia: Shirkii Wada-tashiga Ee Magaalada Kismaayo Oo Dib Loo Dhigay

Kismaayo,10Jan,2016(QJ/SDN)-Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in dib loo dhigay xiligii uu farmi lahaa shirka madasha wadatashiga Qaran ee lagu balan sanaa in uu furmo maanta oo bishu tahay 10 bisha Janaayo, Iyadoo dib loogu dhigay 12-ka bishan oo ku beegan maalinta Talaada ee soo socota. Dib u dhiga shirka ayaa maamulka Jubbaland sheegeen in ay soo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Madaxweynaha Su’aalo Lama Waydiin Doonno..” Xildhibaan Nacnac

Hargeysa,10Jan,2016(QJ/SDN)-Xildhibaan Axmed Diiriye Nacnac oo ka tirsan aqalka wakiillada ayaa difaac ka galay in madaxweyne Siilaanyo maalinta bari ah la waydiiyo wax su’aalo ah. Madaxweynaha oo bari khudbad sannadeediisa u jeedinaya labada gole baarlamaan ayaa marka uu khudbaddiisa dhammaysto islamarkaana waxqabadkiisa iyo qorshihiisa soo socda sheego ka bixi doona golaha iyadoo aan wax su’aal ah […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Tallaabada aan Iiraan xidhiidhka ugu jarnay waxay ahayd mid saxa, dulqaad badan oo falalka ay dalkeenna ka wadeen kaddib ayaan go’aan ka qaadanay’’ Madaxweynaha Soomaaliya

Muqdisho,10Jan,2016(QJ/SDN)-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in dowladda Iiraan ay falal amniga iyo xasiloonida Soomaaliya lagu carqaladeynayo faraha kula jirtey, sababtaasi awgeedna ay Dowladda Federaalka Soomaaliya xidhiidhka ugu jartey. “Xukuumadda Iiraan oo ka faa’iideysaneysa marxaladda adag ee dalkeenu marayo ayaa waxay dooneysey inay fitno dhanka caqiiddada ah ku beerto dalkeena, taas […]

Posted in Uncategorized | Read More »

WASIIRKA GAASHAANDHIGGA SOMALIA: Argagixisadu waa Khatar u baahan in looga Hortago Iskaashi Caalami ah

Muqdisho,10,jan,2016(QJ/SDN)-Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini ayaa magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyey Saraakiil sare oo ka socota wasaaradda difaaca Ingiriiska oo uu hoggaaminayo, Jen. John Lorimer. Isagoo uga mahad-celiyay taageerada xoogan ee dawladdoodu ay la garab-taagan tahay Somalia, gaar ahaan dhanka ciidamada. Kulanka kaddib ayuu wasiirku sheegay inay saraakiisha Britain isla soo qaadeen khatarta argagixisada […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiirkii Hore ee Madaxtooyadda oo Sheegay in laga Hor istaagay Shir Beeshiisu ku lahayd Magaalada Caynabo iyo Xaal laga Bixiyey DHAGAYSO.

Caynaba 10.Jan 2016 (SDN/QJ):- Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Madaxtooyadda Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa Maalintii Shalay ahayd loo diiday ka qayb galka Shir beeshiisu lahayd oo loogu Magac daray Talo iyo Toosin kaas oo ka qabsoomay Magaalada Caynabo ee Xarunta Gobolka Saraar. Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa sheegay in loo diiday ka qayb galka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

La Taliyaha Madaxweyne Siilaanyo ee Wada Hadalada Somaliland iyo Somalia oo Waraysi dheer kaga Warbixiyey Waayo aragnimadiisa Siyaasada Geeska Africa DAAWO

Hargaysa 10.Jan 2016 (SDN/QJ):– La Taliyaha Cusub ee Madaxweyne Siilaanyo ee Wada Hadalada Somaliland Iyo Somalia iyo Weliba Aqoonsi raadinta Somaliland Ambassador Cawil Cali Ducaale ayaa tafaasiil dheer ka bixiyey Khibradihii Maamul Iyo Waayo aragnimada uu u Leeyahay Siyaasada Geeska Africa. Ambassador Cawil Cali Ducaale oo Waraysi Gaar ah siiyey Telefishanka HCTV ayaa si Xeel […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ciidamada Badda Somaliland oo badbaadiyey 71 Tahriibe, 11 Gaajo u dhintay oo Maydadkooda loogu tagay Laashka, 23 Badda lagu tuurey & Naakhuudayaal la qabtay DAAWO

Maydh, 10.Jan 2016 (SDN/QJ):– Ciidammada ilaalada Xeebaha Somaliland, ayaa soo badbaadiyey 71 Tahriibayaal u dhashay Itoobiya oo Doontii sidday kula Xumaatay  meel u dhaw deegaanka Xarshow oo 50KM u jira degmada Maydh ee Gobolka Sanaag.   Doontan oo markii hore Xeebaha degmada Boosaaso ee Puntland ka soo qaadday Tahriibayaal gaadhaya 105 Ruux, ayaa markii ay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo Mugdi Geliyey Heshiis uu Daqiiqado ka Hor Saxeexay DAAWO

Hargaysa 10.Jan 2016 (SDN/QJ):– Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Shaki Geliyey Heshiis uu Daqiiqado ku hor Qallinka Ku duugay oo ku Saabsan Nidaamka iyo Hab raaca Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha Somaliland. Gudoomiye Faysal ayaa hadalkan ka Jeediyey Madal ay Sadexda Xisbi iyo Komiishanka Doorashooyinka Qaranku ku wada saxeexayeen Heshiiska Hab raaca Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha

Posted in Uncategorized | Read More »

‘’Xassan Sheekh iyo Xukuumadiisu ha Tanaasuleen,Tanaasulka lagama raadiyo cida Xaqa leh’’ Dr Faroole

Garowe 10.Jan 2016 (SDN/QJ):- Iyadoo dhowaan la filayo inuu Kismaayo ka dhaco shirka lagu go’aamin doono nooca doorasho ee dalka ka dhacaysa sanadka 2016-ka,ayaa waxa soo baxay hadalo kaso baxayay Madaxda Federaalka oo ahaa in la isutanaasulo. Madaxweynihii hore ee Puntland Dr. Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud ‘’Farole’’,ayaa sheegay in loo baahan yahay in Madaxweynaha Dawlada […]

Posted in Uncategorized | Read More »