Home » 2:12 pm
Entries posted on “January, 2016”
Hargaysa 11.Jan 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, isagoo ku hadlaya magaciisa iyo ka shacbiga Jam. Somaliland-ba waxa uu dhambaal Tacsi ah u dirayaa Bahda Fanka iyo Suugaanta, Eheladii, Qaraabadii, Qoyskii, Asxaabtii iyo Guud ahaan shacbiga reer Somaliland isaga oo ka tacsiyadaynaya Geerida ku timid ALLE ha u naxariistee Marxuum Abwaan Cali […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 11.Jan 2016 (SDN/QJ):- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Cadaaladda Xuseen Axmed Caydiid ayaa sheegay in Madaxweyne Siilaanyo yahay Shakhsiga Keliya ee Badbaadin kara Sida uu Sheegay Midnimadii Xisbiga Kulmiye. Afhayeenka Garabka Isbedel doonka ahi waxaa kale oo uu ka hadlay Halka ay Garabkoodu isugu Lugo duwan doonaan.
Posted in Uncategorized | Read More »
Faraweyne 11.Jan 2016 (SDN/QJ):- Dhawr qof oo ka mid ah shaqaalaha Wasaaradda caafimaadka oo qayb ka ah kooxo loo kala diray soo tira koobidda shaqaalaha wasaaradda ee deegaamadda dalka oo loo diray aagga Farawayne, Salaxley iyo jiidaha la xidhiidha ayaa shalay ciidamadda amaanka Itoobiya qabteen, sidoo kale farsamayaqaano iyo hawlwadeeno ka tirsan shirkadda Somtel oo hawl […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 11.Jan 2016 (SDN/QJ):- Xukuumadda Somaliland ayaa cambaaraysay falkii lagu gubay safaaradda Sucuudiga ee dalka Iiraan,kadib markii khilaaf soo kala dhexgalay labada dal ee Sucuudiga iyo Iiraan. Madaxwaynaha Somaliland Axmed Siilaanyo ayaa sheegay in Somaliland ka soo horjeedo khilaafka dawlada Iiraan ka waddo gobolka . “Waxaan halkan ku canbaaraynayaa falkii foosha xumaa ee lagu gubay Safaarada […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Madaxwaynaha Somaliland Axmed Siilaanyo ayaa ka hadlay wada hadalkii Somaliland iyo Somaliya,waxaanu khubad sannadeedkii dastuuriga ahayd ku soo qaatay sida Somaliland u ahayd dal Madax banaan. Madaxwaynaha Somaliland Axmed Siilaanyo ayaa hadalkan ka sheegay khubad sannadeedkii uu u jeediyay Labada aqal baarlamaan ee Somaliland. “Waxaannu dardargelinaynaa ambaqaadka wada hadallada Somaliland iyo Soomaaliya. Si looga gun […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 11.Jan 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha JSL MD:Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta khudbad sanadeedkii dastuuriga ahayd ka horjeediyay fadhi ay wada jir u yeesheen labada gole ee guurtida iyo wakiilada Khudbad Sannadeedka Madaxweyne Siilaanyo ayaa u dhignayd Sidan:- Bismilaahi Raxmaani Raxiim Al-xamdu-lilaah, Ilaahaybaa mahad leh, “Assalaamu calaykum waraxmatullaahi wa barakaatuhu”. Mudanayaal iyo Marwooyin, Waxa sharaf […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Sida ay nu ognahay Xilka Dawladnimo waa mid u baahan karti , aqoon iyo hal adayg , waxaanan anigu maanta si gaar ah Diiradda u saarayaa oo aan jeclahay in aan wax ka idhaahdo , waxqabadka iyo kartida uu muujiyay intii uu xilka hayay Agaaasimaha Wasaaradda Duulista Cumar Sayid C/laahi Aadan oo runti ah Nin […]
Posted in Uncategorized | Read More »
At least one government official was killed and another was wounded in a car bomb attack in Shibis district north of Mogadishu on Sunday morning, police and witnesses said. According to police officer Abdiasiis Jama, Al-Shabaab militants are suspected to have planted explosives in the car. “So far, we have no more details, but we […]
Posted in Sports | Read More »
Hashim Abdullah Yamani with Djibouti Minister Ali Yacoub and Ambassador Ziauddin Bamakhram in Riyadh. RIYADH – Saudi Arabia and Djibouti held wide ranging talks that discussed bilateral cooperation in the energy sector, including strategic plans devised to utilize alternative energy in the two countries. Ali Yacoub Mahamoud, Djibouti’s minister of energy and water, who was […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa,10Jan,2016(QJ/SDN)-Prof. Axmed Ismaaciil Samatar ayaa go’aankii ay dowladda Soomaaliya xidhiidhka ugu jartay Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan ku sheegay inay ahayd talo gaaban isla markaana aan si wanaagsan looga fiirsan go’aankaasi. Prof. Samatar waxa kale oo uu sheegay in haddii dowladda Soomaaliya ay dowladda sucuudigu cadaadis saartay aanay ahayn in markiiba ay is dhiibto oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »