Home » 2:18 am Entries posted on “January, 2016”

‘’Haddii aynu Midnimo Raadinayno waa inaynu mar walba Xasuusannaa inaynu ahayn laba Dal oo Midoobey,.’’ Raysal-wasaare Xigeenka Soomaaliya

Muqdisho,12Jan,2016(QJ/SDN)-Raysal-wasaare ku xigeenka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya MD.Maxamed Cumar Carte Qaalib ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay siyaasadda saxaafadda ku koobtay uun Radio Muqdisho oo kaliya, isagoona dowladda Soomaaliya ku canaantay haddii ay midnimo raadinayso in ay xaqiiqsato in Soomaaliya ahayd laba Dal oo midoobey isla markaanna si dheeli tiran looga warramo taariikhahooga oo aan dhinac […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Booliska Gobolka Togdheer oo Shaaciyey inay soo qabteen Nin ku eedaysan Fal dadqalnimo DAAWO

Burco 12. January.2016 (SDN/QJ):- Ciidanka Booliska Gobolka Togdheer ayaa Sheegay inay Gacanta ku soo dhigeen nin Oromo ah oo ku eedaysan inuu Magaaladda Burco ku qashay Gabadh yar magaalada Burco. Hadal haynta Sheekadan ayaa noqotay Mid soo jiidatay Dhagaha Bulshada Magaaladaasi iyadoo sidoo kalena cabsi ku abuurtay waalid badan

Posted in Uncategorized | Read More »

Shirweynaha Qaran Ee Horumarinta Saxaafadda Soomaaliya Oo Muqdisho Ka Furmay iyo Suxufiyiin Reer Somaliland Oo Lagu Dhex Arkay

Muqdisho,11Jan,2016(QJ/SDN)-Waxa magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya si rasmi ah uga furmay Shirweyne qaran oo lagaga hadlaayo istaraajiyadda horumarinta Saxaafadda soomaaliyeed ee 5-ta Sanno ee soo socota. Shirkan waxaa ka  qeyb-galay ra’iisul wasaare ku xigeenka Somalia Maxamed Cumar Carte, wasiirka warfaafinta, Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), Wasiirrada Warfaafinta Puntland, Galmudug, Koonfur-galbeed iyo Wakiillo ka socday Jubbaland. Sidoo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Legendary Somali poet dies, aged 80

DUBAI — One of Somalia’s most acclaimed poets, Ali Sugule Egal has died in the United Arab Emirates at the age of 80, family announced Monday. Mr. Egal has been in coma for months for illness that left him bed-ridden. Many Somalis consider him to be one of the greatest Somali classic poets, with many […]

Posted in Uncategorized | Read More »

We are ready to sacrifice our blood to defend our flag, says President Silanyo

HARGEISA — The President of the self declared state of Somaliland has accused the government of the federal republic of Somalia for creating instability within its territory. Speaking during annual address to the parliament and lower house in Hargeisa on Monday President Ahmed Mohamud Silanyo has said his administration will not tolerate Mogadishu constant attempts […]

Posted in Uncategorized | Read More »

An Ethiopian National Kills 4 year old girl, feast on her Flesh

BUROA—– An Ethiopian Oromo ethnic man could face the death after he was accused of killing 4 year old girl in Togdher and eating her flesh. The shocking incident is reported to have taken place in Wadhan which lies nearby Togder’s capital Buroa. The four year old girl is named Ms. Hamda Abdi Hasan. The remains […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Young Innovator from Somalia’s Puntland Builds Vehicles of Hope

Gulled Adan, the 13 year old innovator Gulled Adan Abdi, 13, was born in Buuhoodle region in Puntland, an autonomous state inside Somalia. He came from a deprived community. Gulled’s father died when Gulled was still a baby and as a result he had to care for two of his siblings. He is now in […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Cali Sugulle Cigaal “Duncarbeed” (Oodweyne 1933 – Dubaay 2016)

Mar haddaanad geerida horteed geesiga aqoonsan Goblan weeye Soomaaliyeey garashadaadiiye.”  Eebbe ha u naxariistii abwaan Cali Sugulle “Duncarbeed” oo maanta ku geeriyooday magaalada Dubaay, waxa uu ahaa abwaan, hal-abuur, riwaayad sameeya iyo suugaan-dhaadhi aad loogu xasuusan doono halgankii xorriyad doonka, curinta iyo casriyeynta riwaayadaha, u tirinta nuucyada kala duwan ee maansada jaad gooni ah iyo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Waxtarka Wax-akhriska = W/Q: Mustafa Beddel Cabdi

Waxaynu wax ka tibaaxaynaa il ka mid ah ilaha ay aqoontu kasoo burqato, ishaas oo ah isha ugu muhiimsan uguna laan-dheereysan. Qoraalkeenan waxa aynu diiradda ku-saari doonnaa 6 qodob oo noqon doona sidan: 1)   Tira-koobyaddii(statistics) ugu dambeeyey ee laga soo saaro wax-arkhirska adduunka. 2)   Ahmiyadda Akhrisaka,  Iyo Faa’iidooyinkiisa. oo aynu isna usii-kala fujjin  doono laba […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somaliland government executes 6 prisoners

HARGEISA — Somaliland government carried out the execution of 6 prisoners today in different  regions of the country. The 6 included a soldier who killed a police officer recently in Berbera. The execution of these people took place in Daraweyene ,Mandheera and Borama. All were convicted criminals according to the local press. For More in […]

Posted in Uncategorized | Read More »