Home » 4:02 pm Entries posted on “January, 2016”

Xaglo Toosiye oo ka Hadlay Socdaalkiisa Buuhoodle,Digniin adagna u diray Dagaal Ooge Cali Khaliif DAAWO

Buuhoodle 30.Jan 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka JSL Dr Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo-Toosiye)  oo ku sugan Magaalada Buuhoodle ayaa  mar kale ugu baaqay dadweynaha deegaankaasi inay ka hortagaan cidii nabadgelyadooda wax u dhimaysa, gacmahana isu qabsadaan ka shaqaynta horumarka. Dr Xaglo-Toosiye oo maanta ka hadlayey xarunta Cisbitaalka dhexe ee Buuhoodle mar uu soo kormeeray dib […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Deegaano Door ah oo ka Tirsan Somaliland oo uu Maanta ka da’ay Raxmaadka Eebbe

Hargaysa 30.Jan 2016 (SDN/QJ):- Roobab wanaagsan ayaa ka da’ay meelo ka mid ah Deegaanada Galbeedka Somaliland oo ay hore uga taagnayd abaar baahsani Roobabkan oo da’ay saaka ayaa noqday kuwo goos-goos ah oo helay meeloka tirsan gobolada Salal, Awdal iyo Maroodijeex Sida uu ku soo Waramayo Weriyaha Shabakada Qurbejoog ee Gobolka Awdal Raxmaadkan eebbe ayaa […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu maanta kulan la qaatay Culimada Dalka,Roob doon la Mudeeyay DAAWO

Hargaysa 30.Jan 2016 (SDN/QJ):- Kulankan oo ujeedadiisu ahayd sidii shacbiga loogu baraarujin lahaa inay tukadaan salaada Roobdoonta ee Madaxweynuhu u asteeyey inay dalka guud ahaanba ka qabsoonto ayuu madaxweynuhu ku bilaabay sidan:- Maadama aynu nahay ummad muslin ah marka uu sidan oo kale Roobku Dib u dhaco Abaartuna Adkaato Raxmadduna raagto waxaa rasuulka suubani CSW […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Gabyaa Gamadiid God Inuu Ku Jiraa Waa Ged Xun

Dawlada Somaliland waxa ay aad ugu faantaa in tahay dawlad dimuqraadiya.Waxaynnu haddaba aad uga dharagsanahay in astaamaha dimuqraadiya ay ka mid tahay uguna  wayn tahay inuu qofku ama shaqsigu  xor u noqdo ra’yigiisa lana tix galiyo hadaanu ra’yigiisu keenahay  afooyoon iyo masiibooyin halis ah. Haddaba waxaynnu aad uga war qabnaa in magalada Hargaysa gaar ahaan […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cukuse oo Jawaab adag ka Bixiyey in Somaliland qayb ka tahay Nidaamka 4.5 DAAWO

Hargaysa 30.Jan 2016 (SDN/QJ):- Saxaafadda Somaliland ayaa maanta su’aalo ka weydiisay Wasiirka wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo wacyigelinta JSL mowqifka JSL ee ku aaddan shirkii Kooxaha Dalka aynu jaarka nahay ee Somaliya ugu qabsoomay Magaalada Muqdisho Wasiir Cukuse waxaa uu carabka ku dhuftay in dawlada Somaliland iyo somaliya midoobeen balse Somaliland xornimadeeda dib ula soo noqotay […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Gaadiid Wasaaradda Caddaaladdu ku Wareejisay Maanta Ciidanka Asluubta DAAWO

Hargaysa 30.Jan 2016 (SDN/QJ):- Wasaarada Cadaalada iyo arrimaha Garsoorka ayaa Deeq Baabuur ah ku Wareejisay Taliska Ciidanka Asluubta Somaliland.

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Garabkii Isbedel Doonka Kulmiye Oo Rejo La’aan Ka Muujiyey Wadahadal Lala Galo Xisbiga Kulmiye DAAWO

Hargaysa 30.Jan 2016 (SDN/QJ):- Xisbiga Kulmiye ayaa Weli u kala Fadhiya laba Garab oo ka dhashay Shirkii Shanaad ee Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye Loogu Cumaamaday Murashax Muuse Biixi Cabdi iyo Ku Xigeenkiisa Mudane C.raxmaan Saylici.

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Loolanka Shirkadaha Ku Hirdamaya Maamulka Dekedda Berbera Oo Soo Laba-kacleeyay

Hargeysa–Loolanka ay shirkadaha shisheeye ugu jiraan in lagu wareejiyo maamulka dekedda Berbera ayaa mar kale soo cusboonaaday, iyadoo ay ku soo biireen shirkado cusubi. Wargeyska the Indian Ocean, ayaa cadadkiisii u dambeeyay wuxuu warbixin dheer ka qoray baratanka shirkadahaas, waxaanu sheegay in shirkadda Bolloré Africa Logistics (BAL) oo hore saaxadda uga yara baxday ay hadda […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Hargeysa: Walaalo Gaajo Darteed Bisad U Qashay

Hargaysa 30.Jan 2016 (SDN/QJ):- Laba wiil oo walaalo ah oo dhimirka ka xannuunsanaya ayaa xaafadda state house-ka baahi darteed u qashay bisaddo, labadan wiil oo la kala yidhaahdo Cabdi Muxumed Yuusuf iyo Sayd Muxumed Yuusuf. Isla markaana ay hooyadood miciin u ahayd balse imika xannuun  u jiifta muddo sannad ah. Sidaa waxa warbaahinta u sheegay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wargeyska Geeska Afrika Oo Helay Warqad Diblumaasiyadeed, Ay Ireland Kaga Jawaabtay Cabasho Ay Somaliya Ka Gudbisay Socdaalkii Madaxweyne Siilaanyo Ee Dalkaas

Hargeysa —Wargeyska Geeska Afrika ayaa ilo-diblumaasiyadeed oo uu xidhiidh la leeyahay ka helay Qoraal ay dowladda Ireland kaga hadashay safarkii ay horraantii bishii Oktoobar 2015kii madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Siilaanyo iyo wafti ballaadhan oo uu hoggaaminayey ku tageen dalka Ireland, booqashadaas oo xilligaas ay xukuumadda Somaliland ku sheegtay in ay ahayd mid rasmi ah oo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »