Home » 12:14 am
Entries posted on “January, 2016”
HARGEISA— Marodi Jeh provincial court on Tuesday has passed verdict against Pakistani businessman of breaking immigration laws and spreading Shiite doctrine in Somaliland in a bid to create religion divide among Sunni predominant community. Mr. Mohamed Reza Hussein, 63 years old Pakistani national has been sentenced to 1 year jail sentence, harsh fine and faces […]
Posted in Uncategorized | Read More »
The president of breakaway northern Somalia region of Somaliland has accused Somali government of ‘interfering’ the enclave’s internal affairs and threatening its security. Somaliland which has declared a unilateral independence from the rest of Somalia in 1991, considers Somalia as a barrier standing in its way of securing an independence recognition, a struggle it has […]
Posted in Uncategorized | Read More »
MOGADISHU-—- Two reporters from Somaliland have gone to Mogadishu in order to attend a meeting organized by the ministry of information of Somalia. In an address to joint session of Somaliland parliament, president Silanyo has accused the SFG of constant interfering its internal affairs. Somalia has achieved its goal in using Ahmed Abdirahman Hirsi alias […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Rothschild family Waxa aynnu nool nahay xilli dadka ugu caansan caalamkan ay yihiin dadka kasoo muuqda muuq-baahiyayaasha caalamka ;ha ahaadaan kuwo heesa,kuwo war innoo akhriya ,kuwo dadka madadaalaysiiya ama ba kuwo diin innoo sheega. Taasna waxa sabab u ah warbaahinta iyo tignoolajiyadda maraysa meeshii ugu saraysay abid. Laakiin akhriste malla socotaa in ay jiraan dad […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London.12jan,2016(QJ/SDN)-Gudoomiyaha golaha wakiilada ahna gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee waddani Cabdiraxman Cabdillahi Ismaaciil Cirro ayaa sheegay in aanu jirin xurguf siyaaasadeed oo kala dhaxaysa isaga iyo Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng.Faysal Cali Waraabe,. Mudane Cirrro aya hadalkan ku sheegay wareysi uu siiyay Tv-ga Kalsan, Haddaba halkn hoose ka daawo wareysigaasi oo dhameystiran;
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho,12Jan,2016(QJ/SDN)-Yuusuf Garaad Cumar Madaxii hore ee Laanta Afka Soomaaliga ee BBC ayaa Qormo kooban oo Xambaarsan Su’aalo wayn iyo Halista la geliyey Qaranimada Soomaaliya uga hadlay Shirka la doonayo inuu ka Furmo magaalada Kismaayo, Wuxuuna soo Qaatay hadalkii madaxwaynaha Khaatumo uu ka jeediyey magaalada Cadaado. Wuxuuna ku bilaabay Sidan; Soomaaliland yaa uga wakiil ah ama […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Wajaale,12Jan,2016(QJ/SDN)-Agaasimaha Guud ee Wasaarada Caafimadka ee Somaliland Saleeban Jaamac Dirir ayaa Magaalada Tog-wajaale ku soo dhaweyey qaar ka mid ah Shaqaalaha wasarada Caafimadka ee Somaliland oo Ciidamada Itoobiya ka Kaxaysteen Xududka u dhexeya Somaliland iyo Itoobiya. Maxkamada ismaamulka Somalida Itoobiya ee Jig-jiga ayaa Xoriyadooda u soo celisay shaqalaahasi ka dib markii maxkamadu ogaatay in Shaqaalahaasi […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Ciidamada NISA oo xoog ku galay safaaradda Iiraan ee Muqdisho … www.ruugcadaa.com500 × 276Search by image Ciidamada nabadsugidda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xoog ku galay dhismaha xarunta safaaradda Iiraan ee ku taala magaalada Muqdisho halkaasi oo ay ka … Visit page View image Images may be subject to copyright.Send feedback Muqdisho,12Jan,2016(QJ/SDN)-Dad shacab ah oo gadoodsan ayaa xoog […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Columbus,12Jan,2016(QJ/SDN)-Shir balaaran oo ay ka soo qeyb galeen aqoonyahano, siyaasiyiin, culumaa’udiin, indheer-garad iyo haween kasoo jeeda seddexdan qowmiyadood ee kala ah Banaadiri, Baraawe, iyo Bantu ayaa waxaa uu ka dhacay magaalada Columbus, Ohio. Shirkaan oo si weyn loo soo agaasimay ayaa durbaba soo dhaweeyeen iyo taageero baaxad leh ka helay mas’uuliyiin ka tirsan dawlada mareykanka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Jowhar,12Jan,2016(QJ/SDN)-Shirkan oo Muddo dheer la wada Sugayay ayaa ugu dambeyntii maanta si rasmi ah uga furmay degmada Jowhar ee gobolka Shabeellada dhexe, waxaa furitaanka shirka khudbo dheer ka jeediyay madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh. Waxaa siweyn loo adkeeyay dhamaanba ammniga magaalada Jowhar gaaraan jidadka galla Xarunta uu Shirku ka furmay, iyadoo lagu arkayo ciidammo isugu jira […]
Posted in Uncategorized | Read More »