Home » 4:58 pm
Entries posted on “January, 2016”
“Waxan waayey, waayeel murtida, waajibkeed gudaye, Waxan waayey, waadiga hiddaha, weel nin noo dara e’, Waxan waayey, ruux loo wakiyo, wiiqii bawdada e’, Waxan waayey, ruux lagu wardiyo, weedhuhuu yidhiye, Waxan waayey, wabarkii tixdiyo, wadanaheediiye, Waxan waayey, waradii hiddaha, waayo-araggiiye, Waxan waayey, wadihii wan-qalay, wowga dirireede, Waxan waayey, wadhi kii ku dhigay, gaalkii wicilkiiye, Waxan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Burco 13.Jan 2016 (SDN/QJ):- Wefti balaadhan oo uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbigaas Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta si balaadhan loogu soo dhaweeyay Magaalada Burco. Weftigan Gudoomiye Muuse Biixi oo ay qayb ka Yihiin Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Xisbiga Kulmiye Maxamed Kaahin Axmed, Wasiiradda Hawlaha Guud Cali Xasan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 13.Jan 2016 (SDN/QJ):- Madax iyo Mas’uuliyiin ka Tirsan Golayaasha qaranka ayaa Maanta ka qayb galay aas balaadhan oo Hargaysa loogu Sameeyay Ilaahay Naxariistiisii Jano ha ugu deeqee Marxuun Carab Nuur Xandule oo Xubin ka ahaa Gudida Maamul Wanaaga iyo la Dagaalanka Musuq Maasuqa Isla markaana kaalin Mug leh ka soo qaatay halgankii Xoraynta Waddanka.
Posted in Uncategorized | Read More »
Increasing security in Somalia has allowed football to come back strong. (EPA/Stuart Price) Sport has at times acted as a powerful force against the mightiest of divisions. That ability to bring people together may soon be tested once again in Somalia. Abdiqani Said Arab, the chairman of Somalia’s Football Federation (SFF), has suggested that the […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho,13Jan,2016(QJ/SDN)-Cabdiqani Saciid Carab oo ah Gudoomiyaha Xidhiidhka Soomaaliyeed ee Kubadda cagta, ayaa Kooxda Alshabaab ugu baaqay inay qeyb ka noqdaan Cayaaraha ka dhaca magaalada Muqdisho. Carabey waxa uu ururka kula taliyay inay kusoo biiraan Tartanka Horyaalka Kubadda cagta ee ka socda Garoonka Banaadir, waxa uuna sheegay in kusoo biiristooda ay waxbadan ka bedeleyso cayaaraha socda. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Kismaayo,13Jan,2016(QJ/SDN)-Wafdi uu hoggaaminayo madaxweyne, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaadhay magaalada Kimaayo ee gobolka Jubbada Hoose, halkaasoo si weyn loogu soo dhaweeyay. Xubnaha wafdiga madaxweynaha ayaa waxaa ka mid ah; wasiirro iyo xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Somalia, waxayna ka dhoofeen degmada Jowhar ee gobolka Shabeellada oo uu madaxweyuhu shalay ka furay Shirweynaha lagu dhisayo maamulka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London,13jan,2016(QJ/SDN)-Guddoomiyaha golaha baarlamaanka Somaliland, isla markaana ah guddoomiyaha xibiga mucaaradka ah ee WADANI, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi [Cirro] ayaa isagoo ku sugan magaalada London wareysi siiyay VOA-da kaga dhadlay, doorashada ka dhacaysa Somaliland, sida uu arko inay Somalia la midoobaan iyo wadahadaladii Somalia iyo Somaliland. Cabdiraxmaan Cabdillaahi, ayaa sheegay inay kulammo ay la qaateen mas’uuliyiin ka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 13.Jan 2016 (SDN/QJ):- Gudidda Heerka Qaran ee Madaxweyne Siilaanyo u Xilsaaray qabanqaabada Aaska qaran ee Abwaan Cali Sugule Cigaal Dun carbeed oo Beri la Filayo in Maydkiisa la Keeno Caasimada Somaliland ee Hargaysa ayaa Maanta Faahfaahin ka bixiyey Habka iyo Hannaanka aaskaasi u dhici doono. Wasiirka Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Somaliland Mudane C.laahi Maxamed Daahir […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 13.Jan 2016 (SDN/QJ):- Shir Jaraa’id oo ay maanta si wada jira ugu qabteen Xarunta Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Wasiir ku-xigeenka Amniga ee Wasaarada arrimaha Gudaha Maxamed Muuse Diiriye Iyo Taliyaha Ciidamada Laanta Socdaalka Somaliland Maxamed Cali Yuusuf Cambaro ayaa ay ku beeniyeen warar ay sheegeen inay been abuura yihiin oo warbaahinta qaar ka faafiyeen […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 13.Jan 2016 (SDN/QJ):- Ma gabade la xidhay la xidhay loo taag waayey tiisiina aanay noqon. Somalidu waxay tidhaa xiniinyo lays ma amaahiyo aad buu umada somalida ugu yar yahay inta amuurood ee cali sugule isku darsaday cid ay su raacdaa bal ila eega indheergarad fog gabyaa aan dedin, calaashaan badheedha adkeysi ma daale ah,wadanimo […]
Posted in Uncategorized | Read More »