Home » 2:31 am Entries posted on “January, 2016”

Mudane Siciid Cilmi Rooble Si adag ula Hadlay Cullimada dalka kuna Dooday in la ansixiyo Xeerka Baananka Ganacsiga oo la Waafajiyey Diinta Islaamka DAAWO

Hargeysa 14, January 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka mida mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa ku dooday in xeerka baananka Ganacsiga ee Golaha wakiilada horyaala  uu horumar weyn ku kordhinayo bulshada Somaliland. Xildhibaanku waxaa uu  sheegay in xeerkani laga badalay qodobkii Ribada dadka laga  qaadayey islamarkaana loo badalay Khidmad, Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xeerki baanka oo loo gacan geliyay “ qaadiriya iyo saalixiya “ Iyo Sababta Gudiddii loo Xilsaaray Isha Uga Laliyeen 51 Dal oo Islaam ah oo Xeerkan ku dhaqma

Hargeysa 14, January 2016 (SDN/QJ):- Xeer-dejinta waxa  loo egmaday  Golaha Wakiilada, waana qalad in gacan kale la geliyo.  Waxaan arkay dood sawaxan badan oo xubnaha qaarkood foodhyayaan, qaarna miiska garaacayaan. Waxaan kaloo dhegaystay  Xildhibaan akhriyaaya tallooyin laga soo uruuriyay 12 Wadaad oo kasoo  jeeda  Qaadiriya , Saalixiya iyoSoofiyaa  Wuxuu sheegay inay dhamaantood isku raaceen  inay xaaran tahay  ogolaanshaha  Bangiyadda  ganacsigu  “commercial […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Sheikh Dirir iyo Qaar ka Mid ah Cullimada waaweyn ee Dalka oo ka horyimid Xeerka Baanan ee golaha wakiilada Horyaalla DAAWO

Hargeysa 14, January 2016 (SDN/QJ):- Qaar ka mida culimada waaweyn ee dalka oo shir-jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa ka digey xeerka baanan oo buuq ka abuuray golaha wakiilada islamarkaana horyaaa golahaasi oo laga sugayo inay ansixiyaan. Culimadu waxay sheegeen in hadii la doonayo baanan lagu shaqeeyo ay jiraan baanan islaami ah oo aan dadka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

12 ka mid ah Culimada Somaliland oo ku taliyey in la joojiyo Xeerka Baananka Ganacsiga & Sababta keentay

Hargeysa 14, January 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Siciid Maxamed Cilmi oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland, isla-markaana Guddoomiye u ahaa Guddi gaar ah oo loo xil-saaray inay soo eegaan Xeerka Baananka Ganacsiga oo Xukuumaddu hore ugu soo gudbinaysay Wakiillada, ayaa sheegay inay Shalay Gole-weynaha Wakiillada u gudbiyeen natiijadooda.   Xildhibaan Siciid Maxamed Cilmi oo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiirkii Hore ee Arrimaha Dibadda Somaliland Maxamed Biixi oo Saaka Hargaysa ku soo Laabanaya Fariina u Diray Taageerayaashiisa Si aanay u soo dhawayn!!

Hargaysa 14 January, 2016 (SDN/QJ):-Wasiirkii hore ee Wasarradda arimaha dibadda Dr Mohamed Biihi Yoonis oo dalka dibadiisa ku maqan loona balan sanaa in Saaka oo Khamiis ah lagu soo dhoweeyo magaalada Hargeysa ayaa baajiyay soo dhoweyntiisa waxana uu Mas’uulkaani fariin wargelin ah u diray taageerayaashisa isagoona ugu baaqay inay ka qayb galaan Aaska rabi haw […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Bulshadda Gobolada Bari Waxaan ku boorinayaa Inay Si Balaadhan isu diiwaangeliyaan” Xildhibaan Jirde Siciid DAAWO

Hargeysa 14 January, 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Jirde Siciid oo ka tirsan Golaha Guurtiga JSL ayaa ka hadlay arimaha diiwaangelinta iyo qaadashada kaadhka cod bixiyayaasha, waxana xildhibaanku ugu baaqay guud ahaan dadweynaha Somaliland, gaar ahaana gobolada Bari inay qaataan kaadhkaasi.

Posted in Uncategorized | Read More »

Shaqaalihii Wasaaradda Caafimaadka Somaliland ee Ciidammada Itoobiya u dhaadhiciyeen Jigjiga oo ku soo Nabad noqday Caasimadda Hargeysa

Hargeysa 14 January, 2016 (SDN/QJ):- Hawlwadeeno ka tirsanaa wasaarada Caafimaadka oo Ciidamada Itoobiya Doraad u kaxeeyeen magaalada Jigjiga ayaa ku soo laabtay magaalada Hargeysa.   Hawl-wadeenadan Wasaarada Caafimaadka oo afar xubnood ka koobnaa ayaa hore ciidamada Itoobiya uga kaxeeyeen xuduudka laada wadan wadaagaan deegaanada gobolka Hawd, ka dib markii la sheegay inay si kama ah […]

Posted in Uncategorized | Read More »

” Shirka Kismaayo Waxa uu Ku dhammaan Doonaa Guul ” Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamud DAAWO

Kismaayo 14 January, 2016 (SDN/QJ):- Madaxwaynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa ka hadlay socdaalka uu  ku tagay magalada Kismaayo, ka dib markuu kasoo qayb galay furitaanka shirka mamulka loogu dhisayo Hiiraan iyo Shabeelada dhexe. Xasan Shiikh Maxamuud ayaa Jubbaland uga mahad celiyay marti galinta shirka wadatashiga doorashadda Soomaaliya 2016, wuxuna rajo ka muujiyay shirka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Maalmihii Bashaar Al Asad,Dharaaraha Milayga Wata Iyo Dirrirta ka Oogan dalka Suuriya Qormo Taariikheed DAAWO

Dimishiq 14 January, 2016 (SDN/QJ):- Bashar Hafez al-assad wuxuu ku dhashay caasimada dalka suuriya ee dimishiq sanadkii 1965. Waxaanu ku soo koray dalkaasi.Waxbarashadiisii dugsiga hoose, dhexe iyo sareba wuxuu ku dhamaystay xarunta dalka suuriya ee dimishiq. Dugsiga uu dhigan jiray waxa la odhan jiray” Al-Huuriya school”. In badan oo dadka ka mid ahi maanta waxa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

War Murtiyeedka Shirka Istraatejiyada Warbaahinta Dawlada Federaalka iyo Maamul Goboleedyada Hoos taga oo la soo gabo gabeeyay

Muqdisho 14 January, 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Abdi Hayir (Mareye), Wasiirada Warfaafinta ee dawlad goboleedyada xubnaha ka ah Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya oo ay la jiraan ururadda ay ku mideysan yihiin weriyayaasha iyo warbaahinta gaarka loo leeyahay ee Soomaaliya iyo Hay’adaha Caalamiga ah ee Warbaahinta taageera […]

Posted in Uncategorized | Read More »