Home » 1:00 pm Entries posted on “January, 2016”

Toban Talaabo oo Afrika Ka Sugayso Obama Waxaa qoray Johnnie Carson Waxaa inoo Soo Koobaya Xuseen Kurdi

Washington 16.Jan 2016 (SDN/QJ):-Ka dib muddo todaba sanadood ah oo uu xafiiska joogay Madaxweynaha Dalka Maraykanka  Brack Obama waxa uu si weyn ugu hawlanaa Qaaradda afrika marka la dhinac dhigo Madaxweynayaashii ka horeeyey ee Dalkaasi maraykanka, laakiin iyadoo ay joogitaankiisii aqalka cad uga hadhay muddo sanad ahi waxaa weli horyaalla hawlo ay tahay inuu qabto […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Curadkii Curinta: Calan-side Cali Sugulle Cigaal, (1936kii – 2016ka)  

“Waxan waayey, waayeel murtida, waajibkeed gudaye, Waxan waayey, waadiga hiddaha, weel nin noo dara e’, Waxan waayey, ruux loo wakiyo, wiiqii bawdada e’, Waxan waayey, ruux lagu wardiyo, weedhuhuu yidhiye, Waxan waayey, wabarkii tixdiyo, wadanaheediiye, Waxan waayey, waradii hiddaha, waayo-araggiiye, Waxan waayey, wadihii wan-qalay, wowga dirireede, Waxan waayey, wadhi kii ku dhigay, gaalkii wicilkiiye, Waxan […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasaarada Arrimaha Gudaha Oo Xabsiga Dhigtay Muwaadin Damcay Inuu Marlabaad Qaato Card-Ka Diwaan Galinta

Burco 16.Jan 2016 (SDN/QJ):- Wasraadara Arrimaha Gudaha Qaybteeda Diwaan Galinta  Madaniga Ah  waxa ay  saaka Xabsiga U Taxaabtay  Muwaadin  Cabdixakiin Jaamac Maxamed Abokor  oo  doonayey  inuu  marlabaad iska  diwaan galiyo  Xarunta wasaarada isaga oo hore  iskaga diwaan  Galiyey  Magaalada Burco  Xarrunta Gobolka Togdheer. Muwaadinka Ayaa  Sever-ka Diwaangalinta Madaniga ah  ee Wasaaradu  Soo  qabtay  Kadib  markuu  […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweeynaha Soomaaliya oo dowladda Kenya uga tacsiyeeyay qasaarihii shalay gaadhay ciidamadooda

Kismaayo,16jan,2016(QJ/SDN)-Madaxweeynaha dowladda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Max’uud oo xalay ka qeybgalay bandhig faneed xalay lagu qabtay magaalada Kismaayo ayaa sheegay in dowladda Kenya uu uga tacsiyeeynayo qasaarihii ciidamadooda kasoo gaaray weerarkii shalay ay Al-shabaab ku qaadeen saldhig ay ciidamada Kenya ku lahaayeen deeganaka Ceelcade. Al-shabaab ayaa weerar isugu jiray qaraxyo iyo dagaal toos ah […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Mowqifka siyaasadeed iyo ballanqaadka shacabka deegaanka + xiisaha iyo xamaasadda loo muujiyey murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE Muuse Biixi

Qoryaale 16.Jan 2016 (SDN/QJ )- Dadweynaha ku dhaqan degmada Qoraale ee Gobolka Togdheer, ayaa si ballaadhan u qaabilay wefti culus oo ka kooban hoggaanka KULMIYE iyo wasiirro xukuumadda ka tirsan oo uu hoggaamiyo Guddoomiyaha iyo murrashaxa xisbal-xaakimka Somaliland ee KULMIYE Md. Muuse Biixi oo booqasho qayb ka ah socdaal ay ku marayaan gobolka ku tagay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Somaliland oo Digniin kama Dambays ah u Dirtay Somalia DAAWO

Hargaysa 14.Jan 2015 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Maanta Shir Jaraa’id Ku Qabtay Xarunta Wasaarada Arrimaha Gudaha ayaa Ka Hadalay Shirar Ku Lidi Ah Qaranimada Somaliland oo Maamulka Taagta Daran ee Soomaaliya Ka Jiraa Doonaayey Inuu Ku Qabto Gobolada Bariga ee Buuhoodle Halkaasi Oo Ciidamada Qaranku Saaka Ku Ruqaansadeen. Wasiirka Arrimaha GUdaha Cali Maxamed […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Aas Qaran oo Lagu Sagootiyey Hal abuurkii Caan Baxay Marxuun Cali Sugule Cigaal Dun Carbeed iyo Weedhihii laga Jeediyey DAAWO

Hargaysa 14.Jan 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo, waxa uu saaka ka qaybgalay Aas qaran oo loo sameeyey Marxuum Abwaan Cali Sugule Cigaal “Duncarbeed” oo maanta si heer qaran ah loogu aasay Caasimada Somaliland ee Hargeysa gaar ahaan Xabaalaha Naaso-hablood. Subaxnimadii hore ee saaka waxa dalka soo gaadhay maydka marxuum Abwaan Cali […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Shirka Golaha Wasiirada Dawlada Federaalka Somalia oo looga hadlay qodobo kala duwan

Muqdisho, January 14. 2016 (SDN/QJ):-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana shir guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumada Mudane Maxamed Cumar Carte, iyadoo kulankan Warbixino looga dhegesytay Wasaarado ku hadlaya magaca guddi hoosaadyada ee golaha, sida guddiyada siyaasada, amniga, dhaqaalaha iyo arrimaha bulsahda. Ugu horeyn, Golaha Wasiirada ayaa warbixin ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

DAAWO/ Socdaalkii Hawada Sare (Amir Sultan & Hay’adda NASSA)

Riyadh 14.Jan 2016 (SDN/QJ):- Muddo 25 sanadood ah oo Amiir Suldaan Bin Salmaan Bin Cabdilcasiis Ala-Sucuud ku jiray Tijaabooyin nololeed oo muhiim u ahaa, ayaa waxay ahaayeen tijaabooyinkaasi kuwo aan bedelin noloshiisa keliya laakiin wax ka bedelay dhamaan nolosha dhalinyarada carbeed, Xiligaa Dunida reer Galbeedku waxay ku mashquulsanayeen horumarinta aaladda dayax gacmeedka kaasoo qayb ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Suxufiyiin Reer Somaliland ah oo Shir Dawladda Soomaaliya qabatay kaga qayb-galay Muqdisho & Xukuumadda oo ka muquuratay ka hadalka Sharciyadda ay ku tageen

Muqdisho 14 January, 2016 (SDN/QJ):- Laba Suxufi oo Somaliland u dhashay, ayaa la sheegayaa inay sifo sharci-daro ah kaga qeybgaleen magaalada Muqdisho, shirweyne Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya soo qabanqaabisay oo ku saabsanaa Istaraatijiyadda Shanta sanno ee Warbaahinta Qaranka Soomaaliya. Labadan suxufi oo kala ah Maxamed Cabdi Sheekh (Ilig) oo ah Agaasimaha guud ee Telefishanka HCTV iyo […]

Posted in Uncategorized | Read More »