Home » 1:10 pm Entries posted on “January, 2016”

Xildhibaanada Golaha Deegaanka ee Berbera oo ku Hawlan Qorshe ay Xilka kaga qaadayaan Maayarka Berbera DAAWO

Berbera 17.Jan 2016 (SDN/QJ):- Qaar ka Mid ah Mudanayaasha Golaha Deegaanka ee Magaalada Berbera ayaa ku Hawlan Qorshe ay doonayaan Inay Maamuus ka Xayuubin ku sameeyaan Gudoomiyaha Golaha Deegaanka ee Berbera Ahna Maayirka Magaalada Berbera C.shakuur Maxamud Xasan Cidin. Hadaba Afhayeenka Mudanayaasha dabada ka riixaya Mooshinkan ayaa faahfaahin ka bixiyey Waxyaabaha ay u Cuskadeen Mooshinkoodan.

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Magacyada Sadex Gacan Ku dhiigle oo Ciidamada Somaliland Maanta Ku Fuliyeen Xukun Qisaas ah

Hargaysa 17.Jan 2016 (SDN/QJ):- Dawladda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa maanta dil ku fulisay saddex gacan ku dhiigle oo hore dilal badheedh ah u geystay,sida uu daboolka ka qaaday Xeer Ilaaliyaha guud ee qaranka Xasan Axmed Aadan. “Waxa Saaka oo bishu tahay 17/01/2016-ka abaarro 8:30 subaxnimo Jeelka weyn ee Mandheera hortiisa lagaga fuliyay dil toogasho ah saddexda […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xaaji Cabdi Kariin Xuseen “Cabdi Waraabe” oo Dib ugu soo Noqday Dalka kana Waramay Xaaladiisa Caafimaad DAAWO

Hargeysa 17.Jan .2016 (SDN/QJ):-Saaka arooryadii hore waxa garoonka Diyaaradaha ee Egal International Airport lagu soo dhaweeyey Xaaji Cabdikariim Xuseen (Cabdiwaraabe) oo uu wehelinaayey Amb. Baashe Cawil Cumar oo isagu xaajiga u qaaday Imaaraadka si xaaladiisa caafimaad loogu sameeyo shaybaadh guud ama loo hubiyo, iyadoo si weyn loogu soo dhaweeyey garoonka, kana hortageen wasiiro, wasiiru-dawlayaal, Wasiir ku xigeeno, […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xukuumada Ingiriiska oo ka jawaabtay su’aalo laga weydiiyey heshiis soo celinta Maxaabiista oo Somaliland dhexmaray

London 17 January, 2016 (SDN/QJ):-Xukuumada Ingiriiska ayaa jawaab ka bixisay faahfaahin laga weydiiyey heshiis hore u dhexmaray Jamhuuriyada Somaliland oo la xidhiidhay dib u soo celinta maxaabiista ku jira jeelashooda. Heshiiskan oo lagu sheegay is-afgarad (MoU) kuna saabsan soo celinta maxaabiista u dhalatay Somaliland ee ku jira jeelashada Ingiriiska oo hore Wasiirkii wasaadarra Cadaalada Xuseen […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xeerkii Baananka Ganacsiga ee Culimadu ka Qayliyeen oo la joojiyey & Mudanayaasha Golaha Wakiillada oo fasax dheer galay

Hargeysa, 17 January, 2016-(SDN/QJ) – Mudanayaasha Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa Shalay galay Fasaxoodii Caadiga ahaa oo dhan 2 bilood. Fadhigii Shalay ee Golaha Wakiillada oo loo ballansanaa inuu ka sii socdo Doodda ku saabsan Xeerka Baananka Ganacsiga oo Culimada Dalku ka digeen in la ansixiyo, ayaa galay fasax, si Mudanayaashu ugu kala baxaan deegaannadii […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xukumada Somaliland Oo Qisaas Ku Fulisay Saddex Ruux Oo Ay Ka Mid Tahay Haweenaydii Dishay Ruqiya Siciid Ayaanle

Hargeysa,17jan,2016(QJ/SDN)-Xukumada Somaliland ayaa saaka qisaas dil ah ku fulisay gabadhii dishay Marxuumad Ruqiya Siciid Ayaanle iyo wiilkeedii. Dilkan qisaasta ah oo ka dhacay deegaanka Mandheera , waxaana warbaahinta u xaqiijiyey Xoghayaha Golaha Wakiilada Somaliland Cabdirisaaq Siciid Ayaanle oo ah walaalo ahaayeen Marxuumad Ruqiya, oo sheegay in qisaasta dilkaasi oo saaka ka dhacay deegaanka Mandheera lagu […]

Posted in Features,Sports,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Tani Waa Ollole, Laakiin Waa Ololihii Diiwaangalinta…” Murashaxa ahna Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye+Maxamed Kaahin Iyo Wasiir Caddaani oo Sheegay inay Burco ka wadaan Olole DAAWO

Burco 17.Jan 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha ahna musharaxa xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa iska difaacay eedaymaha ay u jeedinayaan labada xisbi mucaarad, xisbiyada mucaaradka ah ayaa ku eedeeyay Muuse inuu galay ollole xili aan wali la banayan. Waxaana guddoomiye Muuse oo arintan ka hadlaayay uu yidhi “Waxa la bilaabay hawshii ugu waynayd oo ah in […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Goobta Dalxiiska Iyo Caafimaadka Qofka u Wacan Ee Biyo Kululle ee Deegaanka Boosaso DAAWO

Boossaaso 16,Jan 2016 (SDN/QJ):- Dalxiisayaal Soomaali ah ayaa maalmihii ugu danbeeyay kusii qul-qulayey xarunta dalxiis iyo caafimaadka Biyo kulule oo qiyaastii magalada u jirta 15-KM. Puntland TV ayaa war bixintan ka diyaarisey, iyadoona dadka ka hadlaya goobtan ay ku tilmaameen inay tahay xarun aad iyo aad ugu wanagsan dalxiiska, sidoo kale waxay lee dahay meel […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Ayax Teg Eelna Reeb” Mujaahid Cali Guray oo Murashixiinta Xisbiyada Weydiiyey Waxay ka qabaan Xeerka Baananka Fariina u diray Culimada

Hargeysa, 16 January, 2016-(SDN/QJ): –Gudoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf “Cali Guray” ayaa dood adag ka keenay Xeerka Baananka ee Hor yaala Golaha Wakiiladda Kaas oo Is Maandhaaf dhinaca Shareeecada Diinta Islaamka ah ka dhex dhaliyey Culimada Diinta Iyo Golaha Wakiiladda oo Gacanta ku haya Xeerkaas. Cali […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Burco:Bilowga Maanta ee Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha Somaliland Iyo Xisbiyada Mucaaridka oo Eedayn u Jeediyay Xisbul Xaakimka Kulmiye DAAWO

Burco 16.Jan 2016 (SDN/QJ):- Munaasibad lagu shaacinayey bilowga diiwaan galinta qaadashada kaadhka codbixiyaasha sidoo kalana lagu wacyi galinayey bulshada qaybaheeda kala duwan ayaa Komiishanka Doorashooyinku Maanta ku qabteen Mgaalada Burco oo ay Si Rasmi ah uga Bilaabantay Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha. Madaxda Sadexda Xisbi Qaran Iyo Komiishanka Doorashooyinka Qaranka ayaa ka hadlay Bilowga Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha Sidoo kale […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »