Home » 7:01 am Entries posted on “January, 2016”

Waddanka Iran oo Maanta u dabaal degaya Cunaqabataynta Caalamiga ah ee Laga Qaaday

Tehran 18.Jan 2016 (SDN/QJ): – Qaramada Midoobay, ayaa ku dhawaaqday in Cunaqabateyntii Muddada dheer saarnayd Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee IRAN laga qaaday. Madaxwaynaha IRAN Xasan Rawxaani oo Saacado uun ka dib markii cunaqabataynta laga qaaday Dalkiisa la hadlay Baarlamaanka, ayaa sheegay in dalkiisu uu furay bog cusub. Cunaqabateynada Caalamiga ahaa ee saarnaa ayaa la qaaday […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Kulan Saddex-Geesood ah oo ay yeesheen Ganacsatada Dalka,Maamulka Dekedda Berbera iyo Xukuumadda Somaliland iyo Qadiyada lagaga hadlay SAWIRO

Hargaysa 17.Jan 2016 (SDN/QJ):- Waxa kulan Saddex-Geesood ah yeeshay Masuuliyiinta shirkadaha Ganacsiga Dalka, Maamulka sare ee Dekedda Berbera iyo Xukuumadda. Kulankani wuxuu ka dhacay Xarunta Qasriga Madaxtooyada waxana goob joog ahaa masuuliyiinta shirkadaha ganacsiga ee Somaliland, Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga JSL, Maareeyaha Dekeda Berbera iyo Wasiiro ka socda Xukuumada oo ay kamid yihiin Wasiirka Madaxtooyada Mudane […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Culimadda Diinta ee Magaaladda Buuhoodle oo Ku dhawaaqay Jihaad ka Dhan ah Somaliland Iyo Baaq ay u Direen Bulshada Deegaankaas DAAWO

Buuhoodle 17.Jan 2016 (SDN/QJ):- Wararka ka Imanaya Deegaanka Gobolka Buuhoodle oo ah Bogcad ay Maamulkeeda ku Hirdamayaan Somaliland,Punt land, Kooxda Khaatumo Iyo Dawlada Federaalka Somalia oo Mid kastaaba ku doodayo inay Maamulkiisa hoos tagto ayaa wararku sheegayaan in Ciidamo ka Tirsan Kuwa Qaranka Somaliland ay ku sii Qul qulayaan Jiida Magaalada Buuhoodle . Hadaba Qaar ka […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

R.W. kuxigeenka oo ka qeybgalay munaasibad lagu taageerayay Barnaamijka Aada dugsiyada

Muqdisho, January 17, 2016 (SDN/QJ):-Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa maanta ka qayb galay Munaasibad Balaadhan oo ka dhacday Daljirka Dahsoon, taas oo taageero loogu muujinayey horumarinta Barnaamijka Aada Dudgsiyada (Go to School). Ugu haroyntii Ra’iisul ku xigeenka Dalka ayaa ku guubaabiyey shacabka Soomaaliyeed iney u istaagan xoojinta iyo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxwayne Silaanyo Oo Intii aanu Xilka Qaban ka Hadlay Arimo Xasaasiya oo ku taxaluqa Sun Nugliyeerka badaha SL Lagu Qubo,Macdanta ,Shidaalka Iyo Arrimo kale oo maanta Qaarkod La arkay DAAWO

Hargeysa 17.Jan .2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaamihiisii Nolosha Mucaaridnimo Wuxuu Caan ku ahaa inuu Bog dooxo amuur kasta oo uu u arkayay inay Bulshadu kaga fogaanayso Maamulkii uu Mucaaridka ku ahaa isla markaana uu ku helayo Taageerada Shacabka. Hadalkani Waa Mid lagu Kaydiyey Mulaaxaha Maqalka iyo Muuqaalka Kaydiya

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Waxaa La Yidhi Berberi Waa Sodoh Iminkana Waxay Noqonaysaa Sodoh Weyn” Murashax Muuse Biixi oo Berbera Lagu Soo Dhaweeyay DAAWO

Berbera 17.Jan 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Talada dalka haya ee Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo Weftigii uu hogaaminayay oo Mudooyinkii u danbeeyay Socdaal ku Joogay Gobolka Togdheer ayaa Maanta soo Gaadhay Magaalada Berbera halkaas oo si diiran loogu soo dhaweeyay. Weftiga ayaa Isla Galabta u soo Ambo baxay Caasimada dalka ee Hargaysa.

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Labadda Xisbi Mucaarid Oo Dacwad U Gudbiyay Komishanka Doorashooyinka iyo Sababaha Keenay

Hargeysa 17.Jan .2016 (SDN/QJ):- Labada Xisbi Qaran Somaliland ee Wadani Iyo Ucid, ayaa Koomishanka doorashooyinka u gudbiyay warqad cabasho ah, oo ay kaga cabanayaan Olole uu bilaabay xisbiga Kulmiye iyo xukuumadiisu ka waddan qaar ka mida Gobolada dalka, xili saddexda xisbi iyo Komishanku kala saxeexdeen in aan la samayn Karin wax dhaafsiisan diiwaangelinta codbixinta. Xoghayaha xisbiga Waddani […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Dadkii Isbahaysiga Ahaa Waa Halkoodii, Maanta Ayaanu Ugu Xoog Waynahay” Maxamed Biixi Yoonis DAAWO

Hargeysa 17.Jan .2016 (SDN/QJ):- Wasiirkii hore ee arrimaha dibada Somaliland Maxamed Biixi Yoonis, ayaa sheegay in xubnihii ku midoobay isbaahaysiga xisbiga tallada haya ee KULMIYE ay haystaan taageero balaadhan, waxaanu tilmaamay in aanay jirin cid ka leexatay mawqifkii ay ku midaysnaayeen. Maxamed Biixi Yoonis oo maanta dalka ku soo laabtay ka dib safro uu ugu maqanaa dalalka […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Afhayeenka Madaxtooyadda Somaliland oo ka Hadlay Warar Sheegaya in Madaxweyne Siilaanyo Xilka ka Qaadayo Wasiirkiisa Maaliyadda DAAWO

Hargeysa 17.Jan .2016 (SDN/QJ):- Afhayeenka Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland Xuseen Aadan Cige (Xuseen Deyr), ayaa ku tiri ku teen ku sifeeyay su’aal laga weydiiyay tibaaxo sheegayay in xilka laga qaadayo Wasiirka Maaliyadda Marwo Samsam Cabdi Aadan.   “Horta Madaxweynuhu cidda uu xilka u igmanayo iyo cidda uu ka qaadayo isagaa awoodaa leh warkaa aad sheegaysaana waxaan filayaa inay yihiin […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xogwaran Xiiso leh oo Raysal Wasaarihii hore ee Somali C.weli Sheekh siiyay Barnaamijka Deperani show DAAWO

Garowe 17.Jan .2016 (SDN/QJ):- Raysal Wasaarihii Hore ee Xukuumada Federaalka Somalia C.weli Sheekh Axmed ayaa ka hadlay Socdaal uu Mudooyinkii u danbeeyay ku Joogay Deegaamo ka Tirsan Maamul Goboleedka Somaliyeed ee Puntland . Sidoo kale Wuxuu Siyaasigan oo ka mid ah Madaxda ku dhawaaqday Ururada Siyaasadeed ee ka qayb qaadanaya Doorashooyinka Sannadkan la filayo inay ka dhacaan Dalka […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »