Home » 12:32 pm
Entries posted on “January, 2016”
Hargeysa 18 January, 2016 (SDN/QJ):- Komiishanka Doorashooyinka Qaranka oo ku Hawlan Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha oo ka Socota 163 Goobood oo ku Yaala Gobolka Togdheer ayaa Markii Kowaad ka Hadlay Tirada Bulshada ee Ilaa hada Is diiwaangelisay Iyo rajada ay ka qabaan in Diiwaangelintu u Socoto Sidii loogu talo galay.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Buuhoodle 18.Jan 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Mudane Dr Saleebaan Ciise Xaglo toosiye ayaa Gaadhay Magaalada Buuhoodle . Waxaana uu Wasiir Xaglo toosiye Kala kulmay Soo Dhaween balaadhan iyadoo uu magaaladana uu ku suganyahay Cali Khaliif oo ku hawlan sidii uu hurin lahaa Colaado aanay bulshadu Deegaankaasi u baahnayn wakhti xaadirkan . Xaglo Toosiye […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Burco 18.Jan 2016 (SDN/QJ):- Ciidanka Amaanka Gobolka Togdheer ayaa mardhaw Xabsiga U taxaabay Wariye Cabdimalik Muuse Coldoon Oo kamida Wariyayaasha Ka Hawl Gala Gobolka Togdheer. Wariyahan ayaa waxa xadhigiiisa Amray Badhsaabka Gobolka Togdheer Mudane Maxamed Ibraahin Aaadan(QABO), Waxaana Xadhiga wariyahan lala Sababaynayaa Riwaayad Uu dhawaan ka Sameeyey Badhasaabada Somaliland ee Dhawaan Dawlada Itobia U Yeedhay iyo […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Kismayo 17th January 2016—–The Prime Minister of the Federal Government of Somalia H.E. Omar Abdirashid Sharmarke unreservedly condemns the barbaric attack carried out by the terrorist group Al Shabab on the base of the AMISOM troops Kenya contingent and Somali National Army in El Adde of Gedo region. “I would like to extend my sincere […]
Posted in news in English | Read More »
Muqdisho, January 18, 2016 (SDN/QJ):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa si adag u cambaareeyey weerarkii argagixiso ee kooxda Al-shabaab ay ku qaadeen fariisin ay Ciidamadda AMISOM ee ka socda dalka Kenya iyo kuwa Xoogga dalka Soomaaliya ku lahaayeen magaalada Ceel-cadde ee gobolka Gedo. “Waxaan tacsi u dirayaa ehelada […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Burco, January 18, 2016 (SDN/QJ): – Koob lagu Xusayey Allaah ha u naxariistee Abwaankii weynaa ee Cali Sugulle Cigaal (Dun-Carbeed) oo Khamiistii Aas Qaran loogu sameeyey magaalada Hargeysa, ayaa lagu qabtay magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer, kaasoo ay ku tartamayeen Kooxda Kubbadda Cagta ee ku ciyaara magacyada Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka iyo […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 18.Jan 2016 (SDN/QJ):- Shidaalka oo qiimihiisu tan iyo dabayaaqadii sannadkii hore aad hoos ugu sii socday ayaa mar kale qiimo dhac weyn uu ku yimid maalmihii u dambeeyey, waxa aanu gaadhay halkii ugu hoosaysay 12 sano, taas oo hoos martay Soddon Doolar foostadii. Qiimaha Foostada Shidaalka ah ayaa salaasadii toddobaadkii dhowaa hoos uga dhacay 29.91 […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Burco 18.Jan 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Mubaarig Yuusuf Cilmi (Bidhi) oo ka mid ah Golaha Deegaanka Burco, ayaa shacbiga gobolka Togdheer ugu baaqay inaanay dhayalsan diiwaan-gelinta codbixiyeyaasha, waxaanu ku booriyay shacbiga inay qaataan kaadhka diwaan-gelinta codbixiyeyaasha. Xildhibaanku waxa uu Guddiyadda nabad-gelyadda ugu baaqay inay xil gaar ah iska saaraan ammaanka gobolka.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa 18 January, 2016 (SDN/QJ):- Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir ayaa shaaca ka qaaday in nasteexada culimmadu weligood soo wadeen laakiin dadka XAQA neceb, qaar xoog kaga jawaabi jireen, kuwa aan xoog hayna (waa sideenee) dacaayado warbaahinta uga jeedin jireen, si culimmadu u habrato, oo uga laabtaan. Khudabadii Jimcaha oo sheekh Dirir si weyn uga […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 18.Jan 2016 (SDN/QJ): – Xafiiska Warfaafinta Kooxda Al-Shabaab, ayaa Maanta Bayaan uu soo saaray ku sheegay in Dagaalyahannadoodu Gacanta ku dhigeen Askar Kenyaan ah oo Nool, kuwaasi oo lagu qabtay dagaalkii khasaaraha badan dhaliyay ee ka dhacay degmada Ceel-cadde Gobolka Gedo ee Soomaaliya. Shabakadda Wararka ee SomaliMeMo oo ka mid ah Hay’adaha Warbaahineed ee […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »