Home » 2:03 am
Entries posted on “January, 2016”
Hargaysa, 31 January, 2016-(SDN/QJ) :–Dhaqaalaha Afrika ayaa sii wada hoos u dhac uu kala kulmay qiimaha badeecadaha oo daciif ah, hoos u dhaca qiimaha lacagaha waaweyn iyo sicir bararka iyadoo ay jirtay saadaal ku saabsanayd in koboc dhaqaale sanadkan la fili karo sida uu shabakada wararka ee www.theafricareport.com u sheegay sarkaal sare oo ka tirsan […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Nairobi 31.Jan 2016 (SDN/QJ):- Magaalada Agadez ee Wadanka Niger oo ku taalla dacalka lamadegaanka Galbeedka Afrika ayaa noqotay Magaalo dhaqaalaheedu kor ugu soo kacay tahriibayaasha ka gudbaya awgeed, kuwaas oo isku deyaya inay gaadhaan Dalka la jaarka ah ee Liibiya iyo waxii dhanka Waqooyi ka sii xiga ee badda ka tallowsan. Sanad walba ugu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Baraawe — Wararka ka imaanaya magaalada Baraawe ee Gobolka Shabeelaha hoose, ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan Midowga africa ee Amisom ay isaga baxeen deegaan hoostaga magaalada Baraawe. Ciidamada ayaa ka baxay Tuullada Wareer-male oo ku dhow Magaalada Baraawe, waxaana la sheegayaa in halkaasi ay si nabad ah ula wareegen Dagaalyahaano ka tirsan Al-shabaab oo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Djibouti’s government has launched a solar power plant this week, in an attempt to reduce the skyrocketing electricity costs largely generated from imported diesel fuel, which is subject to price fluctuations in the global market. The project which aims to generate all the country’s power renewables in the next five years was launched in Adeylu, […]
Posted in news in English | Read More »
African heads of state are expected to address some of the most pressing violent conflicts on the continent, such as Burundi and South Sudan. They are meeting in Addis Ababa for two days at African Union headquarters. Despite its theme of human rights, with a particular focus on women, this African Union summit is once […]
Posted in news in English | Read More »
Adis-ababa — Ururka Ardeyda reer Somaliland ee Wax kabarata dalka Ethiopia Somaliland Student Association In Adis-ababa (SSAA) ayaa maanta si rasmiya u doortay guddoomiyaha Cusub ee Ururkaasi MOHAMED CABDILAAHI BIIHI,kadib markii uu kii hore xilku ka dhamaaday Khadar Maxamed Ibraahim. Xafladii loo sameeyey Xil-wareejinta oo caawa lagu qabtay Huteelka Eyofolla ee Magaalada Adis ababa ee […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Buuhoodle — Mas’uuliyiinta maamulka Khaatumo ayaa si buuxda uga soo hor-jeestay go’aanadii kasoo baxay shirkii dhawaan Muqdisho lagu soo gunaanaday ee looga Arrinsanayay Higsiga Doorashada 2016-ka ee ka dhici doonta Somalia daba-yaaqada sannadkan, kaddib shir jaraa’id oo maanta ay ku qabteen Degmada Buuhoodle. Madaxweynaha maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galayr oo shirka jaraa’id hadal dheer ka […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho — RW Somaila, Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa si adag u difaacay go’aanadii kasoo baxay shirkii wada-tashiga doorashooyinka ee Muqdisho lagu qabtay, kuwaasoo ay kasoo hor0jeesatay Puntland, kuna Tilmaameen kuwo aan Dalka horumar gaarsiinayn. Sharma’arke oo wareysi siinayay VOA-da ayaa xusay in markii ay dhan walba ka eegeen xaaladda uu dalku marayo ay go’aansadeen inay […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
BORAMA—–Borama City Hall announced that it has organized intensive campaigns against stray animals which resulted in the extermination of large number of stray dogs in Borama which pause health and safety threat to the residents. Borama authority kills stray dogs on Saturday, the opening day of a campaign to cull dog packs roaming the the provincial capital of Awdal. Veterinarians […]
Posted in news in English | Read More »
HARGEISA– A middle aged man was brought down by a hail of bullets discharged by an assailant. The deceased was accosted west of the Hargeisa main stadium at about 7pm by a lone gunman. The victim died on the spot while the gunman fled the scene of crime after the shooting. The name of the victim […]
Posted in news in English | Read More »