Home » 8:11 am
Entries posted on “January, 2016”
Hargaysa, 19 January, 2016-(SDN/QJ): –Gudoomiyaha Ururka Midowga Mareegaha Somaliland ee Somaliland Online Association (SOA) Mustafe Cabdi Maxamed (Mustafe-Janaale), ayaa waxa cambaareeyey Xadhiga ay xukuumadda Madaxweyne SIILAANYO kula kacday Weriye Cabdi Maalik Coldoon oo ka mid ahaa Suxufiyiinta ka hawlgala Gobolka Togdheer oo lagu xidhay sifo ka baxsan sharciga, isla markaana ugu baaqay xukuumadda inay si […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho,18Jan,2016(QJ/SDN)-Ciidamada Kenya ayaa billaabay howlgal ay ku baadi-goobayaan askar ku lumay weerarkii Al-shabaab ku qaaday saldhigga AMISOM ee deegaanka Ceel-Cadde Jimcihii lasoo dhaafay. Wasaaradda Difaaca Kenya ayaa sheegtay in howlgalkan u yahay mid Cirka iyo Dhulka isugu jira oo ay ku raadinayaan ciidamada ka maqan, kuwaasoo ay ku sheegeen inay ka carareen saldhigga markii ay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeisa, 18 January, 2016 (SDN/QJ):- Key Somaliland government Ministers met in Hargeisa on Monday to learn how to improve communications with the media to improve the flow of information to the public and the world about the country’s development and stability. “Communication through the media is a vital way to keep the public informed about […]
Posted in news in English | Read More »
Waxa maalin dhaweyd warbaahinta la hadley wadaado talo ka bixinaya xeerka bangiyada ee uu ka doodayo barlamaanka Jamhuuriyadda Soomaaliland. Waxa ay wadaadadu sheegeen in xeerkaasi ay ku jiraan qodobo dhowr ah oo ka hor imanaya Shareecada Diinta Islaamka oo haddii lagu dhaqmo cawaaqib xumo keeni karta. Qodobada ay ka hadleen waxa ka mid ahaa, xeerka […]
Posted in Features | Read More »
Hargaysa 18.Jan 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiye-ku-xigeenka 1aad ee Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland Md. Baashe Maxamed Faarax, ayaa caddeeyey in aanay mudanayaasha goluhu ansixin doonin xeer ka soo horjeeda shareecadda islaamka iyo dastuurka dalka. Md. Baashe oo saxaafadda la hadlay shalay, waxa uu sheegay inay kulan yeesheen culimada Somaliland, wadahadalna ka yeesheen qabyo-qoraalka xeerka bangiyada ganacsiga oo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Buuhoodle 18.Jan 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka wasaaradda Caafimaadka JSL Dr Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo-Toosiye) oo maanta socdaal shaqo ku tegay Magaalada Buuhoodle oo ay mudooyinkii u dambeeyey farogelin amnidarro ka wadeen koox uu hogaaminayo Nabad diidka Cali Khaliif ee Horjoogaha u ah Kooxda Khaatumo , waxana wasiirka halkaa ku soo dhoweeyey boqolaal ka tirsan dadweynaha Degmada […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 18.Jan 2016 (SDN/QJ):- Gudida Dhaqaalaha Ee Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa Maanta Caasimada S/Land Ku Soo Gabogabeeyey Kulan Howled Lagu Lafoguraayey Shan Xeer Oo Qabyo Ah. Kulan Howleedkaasi Oo Mudadii Uu Socday Lagu Lafo Guraayey Shan Xeer Oo Uu Ka Mid Aha Xeerka Qaranka Ee Maareynta Maaliyada Iyo Xisaabaadka Ee Dalka ,Oo Qabyo Qoraal Ah […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 18.Jan 2016 (SDN/QJ): –Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa abaal marin uga heshay Boqortoyada Sacuudiga Carabiya lacag gaareysa konton milyan oo dollar maalintii ay ku dhawaaqday inay xiriirkii diblomaasiyada u jartay dowlada Iran. Wakaalada Wararka ee Reuters ayaa sheegtay inay heshay dukumeenti cadeynaya lacagta la siiyay dowladda Soomaaliya. Wasiirka maaliyada ee xukuumada federaalka Soomaaliya Maxamed Aden […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Kismaayo 18.Jan 2016 (SDN/QJ):- Ururka Al-Shabaab ayaa shalay sheegtay in askar Kenyan ah ay ku qabsadeen weerarkii ay toddobadkii tagay ku qaadeen saldhig milatariga Kenya ay ku lahaayeen deegaanka Ceelcadde ee gobolka Gedo. Saraakiisha Kenya oo warbaahinta la hadlayay ayaa sheegay inay qaadeen howgal cir iyo dhul ah oo ay ku baadi doonayaan askar ka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 18.Jan 2016 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Mudane Cali Salaan Jirde “Cali Shoonbe” ayaa Furay Kulan lagaga hadlayay Sidii loo Midayn lahaa Shirarka Hay’adaha Dawlada iyo Kuwa Caalamiga ah kaas oo Maanta ka qabsoomay Huteel Maansoor ee Magaalada Hargaysa.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »