Home » 2:01 am Entries posted on “January, 2016”

Mudo 25 Sanno ah oo Markii u Horaysay uu Hoos u dhacay Dhaqaalaha Waddanka Shiinaha

Hargaysa, 20 January, 2016-(SDN/QJ): – Koboca Dhaqaalaha Dalka Shiinaha ayaa hoos u dhac ku yimid isagoo kobcay boqolkiiba Lix Dhibic Sagaal( 6.9) sanadkii la soo dhaafay ee 2015,Marka la barbar dhigo sanadkii ka sii horreeyay oo uu kobacu ahaa boqolkiiba 7.3,waxaanu kobocani noqonayaa midkii ugu hooseeyay muddo 25 sana ah. Kobaca sanadlaha ee waddanka labaad […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

SOMALILAND: The 55th State of the Continent

Below is an article titled “Somaliland: The 55th State of the continent” published by a French newspaper known as 54etats on August 27, 2015. In this article the newspaper references to an article titled “Unrecognized Somaliland is Beyond the Pale” written by UK-based Somaliland-born political analyst Mohamed Hagi Mohamoud. Below is the Google translated article […]

Posted in news in English | Read More »

Haddaa Yaanu Dad-qal Xadi gaadhin = W/Q: Maxamed Cabdillaahi Biixi

Waa waa hore , hadda sidaasi usii horeeya oon dhaweyn. Waan yaraa, Haddaa yaraanshiyo ma ahayne way yaraanshiyo dhaaftay. Ku dhawaad hilaadii 2006 bay ahayd. Goobtu waa hargeysa, Qofka sheekadani ku dhacdayna waa ani. Waagaasi aan aadka u yaraa waxaan ahaa wiil aad iyo aad waxbarashada u jecel gaar ahaan waxaan aad u xiisayn jiray […]

Posted in Features | Read More »

Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland oo Xalay Xannuun ku soo Booday,Boqor Raabi Yuusuf oo Weli Cisbitaalka Ku Jira Iyo Gudoomiye Cirro oo Siyaartay

Hargaysa, 19 January, 2016-(SDN/QJ): –Guddoomiye C/raxmaan Maxamed C/laahi Cirro,ayaa maanta cisbitaalka international Hospital ee Magaalaga Hargeysa ku booqday Suldaanka Guud ee salaadiinta Somaliland Suldaan Maxamed C/qaadir iyo boqor Raabi Yusuf C/laahi, kuwaas oo xaalado caafimaad darro oo la soo derrisay la kala jiifa halkaasi. Suldaan Maxamed C/qaadi ayaa la sheegay inuu habeenkii xalay ahaa xanuun […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Curadkii Curinta: Calan-side Cali Sugulle Cigaal, (1936kii – 2016ka)

   “Waxan waayey, waayeel murtida, waajibkeed gudaye, Waxan waayey, waadiga hiddaha, weel nin noo dara e’, Waxan waayey, ruux loo wakiyo, wiiqii bawdada e’, Waxan waayey, ruux lagu wardiyo, weedhuhuu yidhiye, Waxan waayey, wabarkii tixdiyo, wadanaheediiye, Waxan waayey, waradii hiddaha, waayo-ara ggiiye, Waxan waayey, wadihii wan-qalay, wowga dirireede, Waxan waayey, wadhi kii ku dhigay, gaalkii […]

Posted in Features | Read More »

Gudoomiyaha Gobolka Maroodi Jeex oo ka Hadlay Nin Xalay Lagu Dilay Magaalada Hargaysa DAAWO

Hargaysa, 19 January, 2016-(SDN/QJ): –Gudoomiyaha Gobolka Maroodijeex Maxamed Maxamud Cali Jeeni yare ayaa Maanta Faahfaahin ka Bixiyey Dil Xalay ka dhacay Caasimada hargaysa Gaar ahaan Agagaarka Garoonka Kubada Cagta ee Hargaysa Stadium. Waxaa Kale oo Gudoomiyuhu Sheegay in Laamaha amaanku ay ka Hawl galeen Soo Qabashada Cidii Falkaasi Gaysatay Isla markaana ay Hayaan Shakhsiyaad lala […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland oo Maanta Shaacisay Xiliga ay Bilaabayso Fulinta Go’aankii Dalka Lagaga Saarayo Dadka Ajaanibka ah ee aan Sharciga haysan DAAWO

Hargaysa, 19 January, 2016-(SDN/QJ): –Wasiirka Wasaaradda Arimaha gudaha ee JSL Mudane Cali Maxamed Warancade ayaa Maanta markale ugu baaqay  dadka ajaanibka ah ee aan sharciga haysan inay dalka kaga baxaan inta ka horayso Bisha labaad ee soo socota. Sida la ogyahay golaha wasiirada ee xukuumada Somaliland ayaa dhowaan soo saaray qorshahan khuseeya joogitaanka dadka shisheeyaha […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Guddoomiye C/raxmaan Cirro Iyo Wafti Uu Hoggaaminayo Oo U Amba baxay Gobolka Tog-dheer

Hargaysa, 19 January, 2016-(SDN/QJ): –Guddoomiyaha golaha wakiilada Somaliland ahna guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah Ee WADDANI C/raxmaan Maxamed C/laahi Cirro iyo wafti culus oo uu hoggaaminayo ayaa hadda safar shaqo ugu kicitimay gobolka Tog-dheer. Mr C/raxmaan Cirro oo maanta ka soo laabta safaro shaqo oo uu ugu maqnaa dalka debadiisa ayaa isla markiiba u amba-baxay magaalada […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Xeerkan Baananka ee Golahayga horyaala waa qayrul sharci, waa qayrul dastuuri, waa ribo,dagaal ayaan la galayaa” Xildhibaan Maxamed Saalax Cige

Hargaysa, 19 January, 2016-(SDN/QJ): – Xildhibaan Maxamed Saalax Cige, oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada, ayaa ka hadlay Xeerka banaanka ee dooda iyo muranka adag dhaliyey, waxaanu sheegay in Xeerkani uu yahay mid ribo ah, oo Shareecada iyo Dastuurka Somaliland ka hor imanaya,waxaanu tilmaamay inuu Culimada ku taageersan yahay go’aankii ay ka soo saareen. […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Guddoomiye Cirro Oo Sheegay In Aanu Madaxweyne Siilaanyo Dooran Isla Markaana aanu u Codayn DAAWO

Hargaysa, 19 January, 2016-(SDN/QJ): – Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda ahna Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro oo in Mudo ah Socdaal ugu Maqnaa Waddamo ka Tirsan Qaaradda Yurub ayaa Maanta dalka dib ugu soo laabtay Waxaana Gudoomiyaha Ku Soo dhaweeyay Madaarka Cigaal International Airport Madaxda Sare ee Xisbiga Waddani Iyo Xildhibaano […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »