Home » 2:39 am Entries posted on “January, 2016”

Wax ka baro Dhacdooyinka Xiisaha leh ee Sannadkii Tegay Caalamka ku Sagootiyey Iyo Waxyaabaha ay Somaliland ku Xasuusan doonto Iyo Prof Samatar DAAWO

Hargaysa, 20 January, 2016-(SDN/QJ): – Prof Axmed Ismaaciil Samatar oo ka mid ah aqoon yahanada u dhashay Somaliland Isla markaana Hilaadiya Isbedelada Siyaasadda Geeska Africa ayaa Tilmaan ka bixiyey Dhacdooyinka Caalamku ku Xasuusan Doonaan Sannadkii Tegay ee 2015. Marka laga Tago Dhacdooyinka Caalamka Waxaa kale oo Prof Axmed Ismaaciil Samatar uu ka hadlay Xaalada Somaliland […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Hargaysa oo Dilalku ku soo Bateen Iyo Jawaabta Wasiirka Arrimaha Gudaha DAAWO

Hargaysa, 20 January, 2016-(SDN/QJ): – Caasimada Somaliland ee Hargaysa ayaa Waxaa ku soo Kordhaya Dilalka Bulshada ka dhex dhaca, Wasiirka Arrimaha Gudaha Mudane Cali Maxamed Warancade ayaa qaabilay Su’aalo adag oo Warbaahintu ka weydiisay Xaaladan Cusub ee Caasimada ku soo Korodhay. Magaaladda Hargaysa Waxaa 48 Kii Saacadood ee u danbeeyay ka Dhacay Sadex Fal oo […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Maxaad ka taqaannaa Taariikhda Jacayl iyo Nololeed ee Fannaanadda Khadra Daahir Cige? DHAGAYSO

Hargaysa, 20 January, 2016-(SDN/QJ): – Fannaanadda Caanka ah ee Khadra Daahir Cige, ayaa ka sheekaysay Taariikhdeeda Taxanaha Jacaylka, Faneed, Sugaaneed iyo qaabkii ay Fanka u bilawday, heerka Hantideeda, Qoyskeeda iyo weliba heerka ay wakhtigan taagan tahay. Waxa ay Khadra Daahir Cige arrimahaas kala duwan kaga warrantay Waraysi gaar ah oo uu la yeeshay Weriye Cumar […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasiir Xaglo Toosiye Qaab noocee ah ayaa Buuhoodle Loogu soo dhaweeyay Iyo Dareemadda ku Xeeran Safarkiisa DAAWO

Buuhoodle, 20 January, 2016-(SDN/QJ): – Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye ayaa ku sugan Magaaladda Buuhoodle oo uu dhalasho ahaan ka soo jeedo Halkaas oo Sidoo kale uu ku Sugan Yahay Hogaamiyaha Kooxda Khaatumo Prof Cali Khaliif Galaydh. Wasiir Xaglo Toosiye ayaa marar hore ku Guulaystay inuu Prof Galaydh ka saaro […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Golaha Deegaanka Hargeysa iyo Guddoomiyahooda oo lagu canaantay burburka Waddada Madaarka Caasimadda

Hargaysa, 20 January, 2016-(SDN/QJ): – Wadayaasha Gaadiidka Basaska Caasimadda Hargeysa ee u kala Goosha Degmooyinka Maxamed Mooge Iyo Maxamuud Haybe ee Hargeysa, ayaa Maayarka Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco) iyo Xildhibaannada Golaha Deegaanka ku canaantay dayaca baahsan ee Waddada Laamida ah ee ka timaadda Madaarka.   Wadayaasha Basaska u baxa degmooyinka Maxamed Mooge iyo Maxamuud […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Dacawo Halkay Macal Uga Baratay Bay Macaluul Ugu Dhimataa” Mujaahid Cali Guray

Hargaysa, 20 January, 2016-(SDN/QJ): –Kalfadhigii Wakiiladu si lama filaan ah buu u xidhmay iyadoo looga gol lahaa in aan cod loo qaadin Xeerkii Baananka. Kolay ma jiro wakhtigan xaadirka Baan caalami ah oo xiiso u haya in Somaliland uu xarun ku yeesho waayo mid ama laba ayaa jiray iyaguna markay arkeen sida ay wax yihiin […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Bogcad Ka Tirsan Somalia oo Maalmo dhan aan Arag Iftiinka Qoraxda,Roobkuna aanu ka Qaadin? DAAWO

Boosaaso, 20 January, 2016-(SDN/QJ): – Ma ogtahay Akhriste in uu jiro dhul Soomaaliyeed oo qoraxda aan la arag maalmo badan, roobkuna hadh iyo habeen ka da’ayo, isagoo wata qabow iyo ceeriyaamo. Dhulkani waa dhul barwaaqo ah, xoolo badani ku nool yihiin, dhirtu aad ugu badan tahay, xeebta magaalada Boosaaso-na kor uga sarreeya in ku dhow […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Hablo Ka Qalin Jabiyay Curitaanka Iyo Maareynta Ganacsiga Oo Loo Maalgeliyay Meherad Casriya

Hargaysa, 20 January, 2016-(SDN/QJ): – Afar hablood oo ka qalin-jabiyey Jaamacadda ATU Qaybta Curitaanka iyo Maareynta Ganacsiga (Entrepreneurship) ayaa furay Meharadda casriga ah ee Sharaf Boutique.   Hablahan oo hore ugu guuleystey tartanka abuurista ganacsiga oo ay iska kaashadeen ATU, Wasaaradda Dhalinyaradda iyo Ciyaaraha iyo Hay’ada UNFPA. Mashruucan waxa xadhiga ka jaray Wasiir-ku-Xigeenka Wasaaradda Warfaafinta […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Hargaysa Degsiimooyin Loo Dhisayo Dadka Danyarta ah Iyo Agaasimaha Guud ee Dib u dejinta oo soo Kormeeray DAAWO

Hargaysa, 20 January, 2016-(SDN/QJ): – Agaasimah guud ee wasaarada dib u dajinta jamhuuriyada somaliland Mudane Cabdi-naasir Xaaji Daa’uud Warsame ayaa kormeer ku soo maray xaafadaha ayaxle iyo jimcaale oo loo dhisayo dadka danyarta ah.

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Gudoomiyaha Gobolka Maroodijeex Iyo Madax Wehelisa oo Awaamiir Cusub ku soo Rogay Dadka Dooxa Xaraf Ciidda ka Gura DAAWO

Hargaysa, 20 January, 2016-(SDN/QJ): – Gudoomiyaha Gobolka Maroodijeex oo ay Weheliyaan Gudooomiyaha Hay’ada Nerad Iyo Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargaysa ayaa Kormeer ku soo Maray Xaraf ee duleedka Caasimadda Hargaysa oo ay Faro baas ku hayaan  Gaadiidka Iska Rogooyinka oo ka daabula Ciida. Kormeerkan ay Mas’uuliyiintani ku tageen Dooxa xaraf ayaa lahayd Laba Ujeedo oo kala […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »