Home » 10:27 am
Entries posted on “January, 2016”
Hargeysa, 21 January, 2016-(SDN/QJ) –Xarunta xuquuqal iinsaanka ee Magaceeda loo soo gaabiyo HRC, ayaa Xukuumadda Somaliland ugu baaqday inay joojiso dadka itoobiyaanka ah ee dib loogu celinayo dalkooda. War-saxaafadeed ka soo baxay xarunta xuquuqal iinsaanka oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay Shabakada Qurbejoog, ayaa Xukuumadda loogu diray farriin la xidhiidha inay joojiso dadka itoobiyaanka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa 21 January, 2016 (SDN/QJ): – Suldaan Mustafe Cismaan Xirsi Xareed, ayaa shaaca ka qaaday inuu urur-goboleedka IGAD ku soo qanciyey inay hormood ka noqdaan wada xaajoodka u dhexeeya Somaliland iyo Soomaaliya. Suldaanka oo ka mid ah Madax-dhaqameedka Somaliland ee ku mashquulsan iib-geynta Qadiyadda Somaliland, ayaa sidoo kale sheegay in arrinkaasi oo uu Xukuumadda u […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 21, January, 2016(SDN/QJ)-Ururka Midowga Yurub ayaa ku dhawaaqay in lacag gaadheysa €29 milyan oo u dhiganta $31 milyan oo doolar ugu deeqay Soomaaliya si wax looga qabto xaaladda Bin’aadanimo ee ka taagan qaybo kamid ah dalkaas. Deeqdan ayaa timid kadib markii Madaxa Midowga Yurub ee Gargaarka Bin’aadanimada iyo maareynta masiibooyinka Christos Stylianides uu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho,20Jan,2016(QJ/SDN)-Waxaan halkaan idinku soo gudbineynaa sawirada gaadiidkii Kenya looga qabsaday deegaanka Ceelcade ee Gobolka Geddo kuwasoo qaarna la gubay qaar caadi loo qabsaday. Gaadiidka gaashaaman ee Kenya iyo kuwa kale sida Cabdi Bilaha iyo Landroverka ayaa ku jira laakiin dhamana ah gaadiid milateri oo ay ku buufsan yihiin calamada Midowga Afrika ee AU. Sidoo kale […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
During daybreak simultaneous operations against the Oromo community on Tuesday in some towns in Somaliland. These operations against the Oromo community took place on the streets, in the markets in their dwelling places and at their work places. The reason behind their arrest is said to be not having legitimate residence in Somaliland and occupying […]
Posted in news in English | Read More »
Muqdisho,20Jan,2016(QJ/SDN)-Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta Dugsiga Tababarka Ciidammada ee magaalada Muqdisho tababar ugu soo xidhey dufcaddii 3-aad iyo qeybtii ugu horeysay ee ciidammada sida gaarka ah u tababaran ee Kamaandowska ee dugsigan ka qalin jebiya. Sida lagu sheegay bayaan ka soo baxay madaxtooyada dugsigan ayaa waxaa gacanta ku haya, isla markaana maalgelinaya Dowladda […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Jowhar,20jan,2016(QJ/SDN)-Shirkii Dhismaha Maamulka Gobollada Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe ee Degmada Jowhar ka socday oo wali hakad ku jira, ayaa waqtigaan u muuqda mid galay marxaladdii ugu adkeyd, kaddib markii ay lasoo darseen caqabado saameyn adag ku yeeshay sii socoshada shirka. Shirka oo markii horeba ay ku gacan-seyreen qaar ka mid ah beelaha labadaan gobol dega, […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Berbera,20Jan,2016(QJ/SDN)-Maamulka Gobolka Saaxil Iyo ka degmada Berbera ayaa maanta si Rasmi ah u dhagax Dhigay Warshad Hilibka Xoolaha lagu farsamayn Doono. Halkan ka Daawo Muuqaalka warkaasi Oo Dhamaystiran
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho,20jan,2016(QJ/SDN)-Beesha Caalamka ayaa ka hor timid in Dowlada Federaalka Soomaaliya ee hada jirta wax waqti kordhin ah loo sameeyo marka ay dhamaato bilaha u harsan, waxaana arintaasi ay kahor imaaneysa qorshe ay Madaxda ugu sareysa Dowlada ku doonayeen in labo sano dheeri ah ku darsadana xilka ay hada hayaan Beesha caalamka ayaa sheegtay inay ka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Kismaayo,20jan,2016(QJ/SDN)-Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa sheegay in go’aanka ugu dambeeyay ee habka doorasho ee dalka ka dhacaysa lagu gaari doono degmada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Wuxuu hadalkiisa ku daray Axmed Madoobe in la isugu soo laaban doono Shirar kale, isla markaana la gaari doono heshiis dhameystiran, isagoo Xusay in shirka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »