Home » 1:13 pm Entries posted on “January, 2016”

Al-Shabaab’s Al Kataa’ib Post over 100 images of El Adde Dead, Military Hardware (update)

  The Media wing of Al-Shabaab, Al Kataa’ib, posted heart-wrenching images of the dead, the dying and the captured military hardware at El Adde garrison in Gedo region, Somalia, on last Friday’s dawn attack. Al Kataa’ib published 134 pictures of the devastation that was left behind by the attack establishing how the Kenyan Defence Forces manning the […]

Posted in news in English | Read More »

Doorka Ay Siyaasadda Qiimuhu Ka Qaadato Kobcinta Dhaqaalaha!

Dajinta siyaasad lagu dhawro qiimayaasha kala geddisan ee macaamilaadku waa mid ka mida siyaabaha lagu gaadho kobac dhaqaale oo dheeli tiran, sida ay waddamadu ugu kala duwan yihiina dhawrista qiimayaashuna waxay dhaxal siisaa inay ku kala horreeyaan horumarka dhaqaalaha. Kor u kac kasta oo ku yimaadda qiimaha, wuxuu keenaa in uu carqalad ku noqdo horumarka, […]

Posted in Features | Read More »

ST. Cloud Is The Worst Place In Minnesota To Be Somali

Lul Hersi sat in her idling minivan at a stoplight in downtown St. Cloud. Her window was rolled down to invite in the evening summer breeze, her phone tucked in her hijab, against her ear, like a makeshift Bluetooth receiver. “Hey, you!” a woman’s voice suddenly brayed from the next car. “Hey, you! I’m talking […]

Posted in news in English | Read More »

Hargeysa: Hooyada Dhashay wiil Ay Boolisku Toogteen oo Farriin U Dirtay Wasiir Waran Cadde DAAWO

Halkan Hoose Ka Daawo Warkaas Oo Faahfaahsan;

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Haweenay Xabsi ku muteysatay Aflagaadeynta Madaxweyne Erdogan SAWIRRO

Ankara,21Jan,2016(QJ/SDN)-Maxkamada Turkiga ayaa xabsi gaaraya 1 sano ku xukuntay haweenay lagu eedeeyey inay aflagaado u geysatay Madaxweynaha dalkaasi Teyyib Erdogan. Haweenaydan oo lagu magacaabo Filiz Akinci ayaa ah qof ku takhasustay dhaqaalaha, waxaana la sheegay inay faraha ku taagtay isla markaana aflagaado si toos ah ulla beegsatay Teyyib Erdogan sanadkii 2014, xiligaasi oo uu ahaa […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweyne Gaas Oo Sheegay in Aan La Odhan Karin Shirkii Kismaayo Fashil Ayuu kusoo Dhamaaday

Garoowe,21jan,2016(QJ/SDN)-Iyadoo dhawaan uu fashil kusoo idlaaday shirkii wadatashiga Qaran ee ka socday magaalada Kismaayo ayaa waxaa fashilka shirkaasi beeniyay madaxweynaha Puntland Cabdiwali Gaas. Madaxweyne Cabdiwali Gaas oo ka hadlaayay arimaha shirka fashilmay ayaa sheegay in marnaba aan la dhihi Karin, in shirka uu fashilmay waxa uuna tilmaamay in shirka uu ahaa mid u hakaday isfahan […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

‘’Soomaalida Waa In La Musaafuriyaa Haddaanay Lahayn Sharci, Ka Jabuuti Ka Yimaada Waa In La Musaafuriyaa Haddaanu Sharci lahayn, Ka Itoobiya..’’ Faysal Cali Waraabe

Washington,21Jan,2016(QJ/SDN)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng.Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay musaafirinta dowladda Somaliland ay ka mustaafurinayso dalkeeda dadka aan sharciga ku joogin gaar ahaan Oromada,. Faysal Cali Waraabe oo wareysi siinaayay barnaamijka Qubanaha Ee VOA-da waxa uu Sheegay in xittaa Soomaalida kale ee aan sharciga haysan laga mustaafuriyo Somaliland ‘’Waddanku sharci buu leeyahay […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Waftiyo ay kala Horkacayaan RW Sharm’arke iyo Wasiirka Difaaca Jabuuti oo Beledweyne Gaadhay

Baladweyne,21jan,2016(QJ/SDN)-Waxaa goor-dhaw soo gaaray degmada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan wafdiyo ay kala hogaaminayaan RW Somalia, Cumar C/rashiid Cali Sharm’arke iyo Wasiirka difaaca Jabuuti Xasan Dharaar Hufane. Wafdiga RW Sharm’arke, waxaa ka mid ah wasiirka gaashaandhigga Somalia, Jen C/qaadir Sh. Cali Diini, wasiirka Amniga, C/risaaq Cumar Maxamed, wasiirka Batroolka & tamarta, Maxamed Mukhtaar Ibraahim, Taliyaha […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Ma jirto Dawladdii Af-weyne ee Culimadu Markay Xaqa Sheegto Xidhi jirtay Ee hala Habranina Kalmadda Diinta ah..” Xildhibaan Dheeg

Hargeysa, 21 January, 2016-(SDN/QJ) – Xildhibaan Maxamed Maxamuud Yaasiin (Dheeg) oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland, ayaa Xukuumadda ku amaanay fulinta Xukunnada Qisaasta ah. Xildhibaanka oo Shalay Saxaafadda kula hadlay Hargeysa, ayaa sidoo kale Golaha Wakiillada ku bogaadiyey joojinta Xeerka Baananka Ganacsiga, isagoo Culimada uga Mahad-naqay digniinihii ay ka bixiyeen iyo sidii ay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Video: Expatriates return to help rebuild Somalia

Dahir Ali – Somali Returnee from Minnesota Expatriates returning to Somalia are setting up homes in a new high-end complex just 7 kilometres outside Mogadishu. The 20 million dollars Daru Salaam estate is seen as offering commercial returns and helping rebuild the nation.

Posted in news in English | Read More »