Home » 10:26 pm Entries posted on “January, 2016”

Cruisin’ with guns

IN OCTOBER 2013 the Seaman Guard Ohio, a Sierra Leone-flagged ship, was intercepted just under 11 nautical miles off the coast of India by the local coastguard. The grey-hulled vessel looked like a naval ship—bristling with antennae and radar—but was chartered by AdvanFort, a private security firm based in Washington, DC. It had 35 crew […]

Posted in news in English | Read More »

U.N. agency eyes 50,000 Somalis returning from Kenyan camp

DADAAB, Kenya (Reuters) – The United Nations refugee agency UNHCR is planning for as many as 50,000 Somalis to return home this year from a Kenyan camp that is now home to 350,000 people, but that figure may not be reached given concerns many refugees still have about problems back home. About 6,000 Somalis returned […]

Posted in news in English | Read More »

Blast at Somali capital restaurant, no clear toll

Mogadishu (AFP) – A car bomb exploded at a popular seaside restaurant in the Somali capital Thursday, with intense gunfire following the blast, police said. The casualty toll was not immediately known. “There was a car bomb explosion at a restaurant at the Lido beach,” police officer Ahmed Bidan said, reporting “shooting and gunfire” immediately […]

Posted in news in English | Read More »

War Deg Deg ah: Weerar Ismiidaamin ah oo ka dhacay Xeebta Liido iyo Rasaas xoogan oo halkaasi ka Socota

  Muqdisho,21jan,2016(QJ/SDN)-Weerar Ismiidaamin ah ayaa waxa uu goor dhoweyd ka dhacay Baar Beach View oo ku yaalla Xeebta Liido ee magaalada Muqdisho kaasi oo ku bilowday Rasaas waxaana xigay weerarka Ismiidaaminta ah. Xilliga uu weerarka Ismiidaaminta ah dhacaayay ayaa waxaa halkaasi la sheegayaa inay ku shaahayeen Masuuliyiin ka tirsan Dowlada iyo Dad halkaasi u damaashaad […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Hargaysa oo Lagu Qabtay Munaasibad loogu Baroor diiqayo Alle ha u Naxariistee Marxuun Cali Sugule Duncarbeed DAAWO

Hargaysa 21.Jan 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Magaaladda Hargaysa ee Caasimada u ah Somaliland lagu qabtay Kulan Baroor diiq Loogu samaynayo Hal abuurkii ka midka ahaa Foolaadka Fanka Guud ahaan inta ku hadasha Luuqada Somaliga Marxuun Cali Sugule Cigaal Duncarbeed oo Lagu aasay Magaalada hargaysa.  

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Ciidamada Booliska Somaliland oo Gacanta Ku Soo dhigay Koox afduubtay Gaadhi Nooca Xamuulka ah

Hargaysa 21.Jan 2016 (SDN/QJ):-Taliyaha ciidanka booliska jsl sareeyo guuto cabdilaahi fadal iimaan ayaa sheegay in ciidanka booliska somaliland Gacanta ku soo dhigeen Kooxdii Dhacday Gaadhi Xamuul ah Todobaadkan, Gaadhigan ayaa Kooxdani ka afduubeen Jidka isku Xidha Magaalooyinka Hargaysa iyo Berbera Waxayna la Tageen Degmada Go’da weyn ee Gobolka Saaxil.

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasiirka Madaxtooyadda Oo Ka Hadlay Kulan Madaxweyne Siilaanyo La Yeeshay Laamaha Dawladda DAAWO

Hargaysa 21.Jan 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu maanta Shir muhiima oo balaadhan ugu yeedhay dhammaan Madaxda Xukuumadda oo ka kooban Xubnaha Golaha wasiirada, Agaasimeyaasha Guud, Gudoomiyeyaasha Hay’addaha Madaxa Banaan, Maareeyeyaasha, Taliyeyaasha Ciidamada Qaranka ee Kala duduwan. Shirkaas oo Dulucdiisu ahayd in Xukuumaddu kawada hadasho doorka kaga beegan kor […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“..Ma Jirto Cid Iga Xigtaa Codadka Balli-dhiig, Mar Haddii Madaxweyne Siilaanyo Aanu Sharaxnayn..” Gudoomiye Cirro

Balli-dhiig 21.Jan 2015 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha Golaha Wakiilada, ahna Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi “Cirro”, ayaa sheegay in aanay jirin cidd ka xigta codadka bulshada ku dhaqan deegaanka Balli-dhiig ee Gobolka Togdheer marka xilliga doorashada la gaadho, mar haddii Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo” aanu ahayn Musharax u taagan taratnka. Waxaana Guddoomiye Cirro uu sidaa ku […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Dowladda Iiraan oo sheegtay inay Kenya ka taageerayso La-dagaalanka Alshabaab

Warkaas oo faahfaahsan Halkan Hoose ka Akhriso; Danjiraha cusub ee Dowladda Iiraan uga wakiilka ah dalka Kenya, Hadi Farajvnda ayaa xaqiijiyey inay Dowladiisa taageerayso dadaalka Dowladda Kenta kula dagaalamayso Alshabaab. Danjiraha ayaa hadalkaasi ku sheegay, kadib, markii uu Khadka Telefoonka kula xiriiray Afhayeenka Aqalka Senedka ee Kenya, Ekwe Ethuro, wuxuuna kala hadlay Weerarkii Askarta Kenyanka […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Somaliland plans to send delegation to AU headquarters

HARGEISA— Somaliland foreign minister, Sa’ad Ali Shire said on Wednesday that the government plans to dispatch a delegation to Ethiopia to help the quest of an international recognition at the African Union leaders who are gathering in Addis Ababa for their summit. The delegation from Somaliland is expected to table Somaliland’s agenda at the African Union summit […]

Posted in news in English | Read More »