Home » 7:00 am Entries posted on “January, 2016”

Laanta Af Ingiriisiga Ee BBC-da Oo Warbixin Qoto-dheer Ka Diyaarisay Weerarkii Xeebta Liido Ee Magaaladda Muqdisho

Muqdisho 23.Jan 2016 (SDN/QJ)- laanta af ingiirisiga ee idaacadda BBC-da, ayaa warbixin qoto-dheer ku sharaxday qaraxii iyo weerarkii AL-Shabaab ku qaaday xeebta Lido ee ay ku dhinteen in ka badan labaatameeye qof. Warkan oo lagu daabacay shabakadda laanta af ingiriisiga ee BBC-da, ayaa lagaga sheekeeyay dhacdadaas iyo sidii ay ku bilaabantay. shabakadda Qurbejoog.com oo soo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Waa Xaq In Shacabka Jabuuti Madaxweyne Geelle Ugu Abaal-gudaan Wax-qabadkiisa”Xasan Suudi Xirsi

Hargeysa 23.Jan 2016 (SDN/QJ)- Xasan Suudi Xirsi, oo ka tirsan aqoonyahanka Somaliland ayaa faahfaahin balaadhan ka bixiyey horumarka xukuumada Jabuuti ku talaabsatay, oo mudan ku deyashadiisu, isla markaana sheegay inuu diyaar u yahay inuu la gara istaago hiilkiisa, si aan looga leexin dariiqa horumarka.   Xasan Suudi ayaa sheegay sannadihii 1990-kii ka horeeye dhaqaalaha dalka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Weftigii Sama-Wade ee uu Hoggaaminayey Guddoomiye Cirro oo Si Ballaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Deegaanada Ku Teedsan Jiida Bariga, Hawd-ka iyo Galbeedka Gobalka Togdheer

Burco 23.Jan 2016 (SDN/QJ):- Wefti ballaadhan oo looggu magac daray SAMA-WADE, isla mar ahaantaana uu hoggaaminaayey guddoomiyaha aqalka golaha Wakiilada Somaliland ahna hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Md.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), oo ay sida oo kalena ku wehelinaayeen guddoomiye xigeenka 1aad ee xisbiga WADDANI Md.Axmed Muumin Seed, wasiirkii hore ee caafimaadka Somaliland xukuumaddii Daahir Ra’yaale […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Khaatumo Oo Weerar Kusoo Qaaday Ciidanka Somaliland Ee Ku Sugan Aagga Balli-cad

Balli-cad,23Jan,2016(QJ/SDN)-Khaatumo ayaa xalay fiidkii weerar ku soo qaaday fadhiisimada ciidanka Somaliland ee duleedka Deegaanka Balicad Wali ma cadda khasaaraha nafeed ee deegaankaasi lagu dagaalamay,balse wararka halkaasi laga helayo  ayaa sheegaya in khaatumo weerar  ku soo qaaday fadhiisimada ciidanka qaranka ee Jiida Balicad oo ay dhawaan kala wareegeen khaatumo. Dadka deegaanka ayaa sheegay in dagaalkaasi socday […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wariye CabdiMaalik Muuse Coldoon Oo Maalinkii Shanaad Xabsiga Magaalada Burco Ku Jira iyo Sababta Xadhigiisa Oo Uu Ka Warramay

Burco,23jan,2016(QJ/SDN)-Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon ayaa waxa maalinkii shanaad uu ku jiraa xabsiga magaalada Burco, iyadoona xadhigiisa ay si weyn uga xumaadeen inta badan Bulshada Soomaaaliyeed  gaar ahaanna suxufiyiinta Soomaaliyeed. Cabdimaalik Muuse Coldoon ayaa todobaadkii hore u sheegay koox wariyayaal ah oo xabsiga ku booqatay in danbiga loo haystaa uu yahay muuqaallo uu horay u duubay […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Somaliland faces ‘explosion’ of mental health conditions

Communities struggle with the cultural and financial challenges of mental illness, and in under-resourced private clinics, patients are routinely chained Amina usually takes her brother to the clinic by force. He doesn’t like going. “I feel very bad when I take him there. I have to do it but I cry at the same time,” […]

Posted in news in English | Read More »

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya iyo Wefti Uu Hoggaaminaayo oo ku Sugan Dalka Ciraaq SAWIRRO

Baqdaad,22Jan,2016(QJ/SDN)-Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” iyo wafdi ka tirsan Baarlamaanka oo uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Baghdad ee caasimadda dalka Ciraaq. Gudoomiye Jawaari ayaa waxaa halkaasi kusoo dhaweeyay dhigiisa iyo Masuuliyiin kale oo ka tirsanaa Dowlada Ciraaq, waxaana intaa ka dib loo galbiyay aqalka Dalka Ciraaq isaga oo halkaasi kula […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasiirkii Qorshaynta Ee Qorsheeyey Qorista Afka Soomaaligu Waa Madaxweynaha Xiligan Ee Somaliland

Wasiirkii  Qorshaynta ee Qorsheeyey Qorsita Farta  Soomaaligu  Waa  Madaxweynaha JSL ee Xiligan, waa  taariikh mudan Muunayn iyo Milgo waana abaal aan duugoobin oo ay u hayaan cidwalba oo Afka Soomaaliga ku hadasha. Shalay  oo kale 43 sano kahor “21.01.1973” waxaa si rasmi ah loo shaaciyey farta Soomaaliga isla markaana waxaa si toos ah loogu beddelay […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Sheekh Aadan Siiro Oo Guddoomiyaha Maxkmadda Sare ku Bogaadiyay Fulinta Qisaastii Dilka Ahayd DAAAWO

Hargeysa,22Jan,2016(QJ/SDN)-Sheekh Aadan Siiro oo kamida culimada waa way nee Somaliland ayaa manta qudabadii jimcaha waxa uu kaga hadlay Qisaastii ay fulisay Xukumada Somaliland HALKAN HOOSE KA DAAWO KHUDBADDA SHEEKHA;

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Saddex Qof Oo Walaalo Ah Oo Ay ku jirtay Gabadh Uur Leh Oo Lagu Dilay Weerarkii Liido Magaalada Muqdisho WARBIXIN

Muqdisho,22Jan,2016(QJ/SDN)-Weerarkii xalay lagu qaaday xeebta Liido, waxaa ku geriyooday 20 qof oo ay ku jiraan afar Shabaab, waxaana ku dhaawacmay tiro kale oo badan. Weerarka waxaa sheegtay maleeshiyada Al-Shabaab. Dadka weerarka ku geeriyooday waxaa ka mid ah saddex qof oo walaalo ah, oo ku sugnaa maqaayadda Liido Sea Food, sida uu sheegay wiil la dhashay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »