Muqdisho 23.Jan 2016 (SDN/QJ):- Madaxda Dowlad Goboleedka iyo Madaxda Qaranku waa in ay runta dalka iyo xaaladda shacabka Soomaaliyeed uu ku sugan yahay ay fahmaan, dareemaan, una dhaqmaan si ka tarjumeysa xaaladdeenna. In Shabaab ay weerar joogta ah ku hayso shacabka, bil kasta aan la taahno murugo haddiiba aan ka badbaadno […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 23.Jan 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka wasaaradda Maaliyadda ee Somaliland Marwo Sam-sam Cabdi Aadan, Oo Warbaahinta Kulahadlaysay Xafiiskeeda ayaa shaacisay in Wasaaradda Maaliyadu Soo saartay Liisanka Cusub ee Wadayaasha Gaadiidka, inta laga soo saarayo liisanka Lafta ah. Wasiirku Wax ay sheegtay In Liisankan Cusub Laga Qaadan Doono Laamha Cashuuraha Bariga ee Wasaaradda Maaliyadda Somaliland. Wasiirka Wasaaradda […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 23.Jan 2016 (SDN/QJ):- AUN Madaxweynihii Hore Somaliland Oo Ahaa Sida Dadka Aqoonta Ulihi Tilmaamaan Aabihii Dimuquraadiyada Geeska Africa, Ayaa Xidhiidhkii Uu Lalahaa Beesha Caalamku Uu Ahaa Mid Aad U Adag, oo aanu Cidna Daba Fadhiisan Jirin. Daawo Xidhiidhkii Dhinaca Wadamada Carabta iyo Weedhaha Uu Ku Ganay.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
“Waxan waayey, waayeel murtida, waajibkeed gudaye, Waxan waayey, waadiga hiddaha, weel nin noo dara e’, Waxan waayey, ruux loo wakiyo, wiiqii bawdada e’, Waxan waayey, ruux lagu wardiyo, weedhuhuu yidhiye, Waxan waayey, wabarkii tixdiyo, wadanaheediiye, Waxan waayey, waradii hiddaha, waayo-ara ggiiye, Waxan waayey, wadihii wan-qalay, wowga dirireede, Waxan waayey, wadhi kii ku dhigay, gaalkii […]
Posted in Features | Read More »
Hargaysa 23.Jan 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Labadii maalmood ee u danbeeyay Suuqyada Somallland si wayn looga daremayay hoos u dhac ku yimid qiimhii sarrifka dollar-ka halka qiimihii shilinka Somaliland uu kor u kac ku yimid Bulshada ku dhaqan Somaliland ayaa soo dhaweeyay talaabadan wallow ay talaabadan ay barbar socoto dhibaato kale oo ah Maciishadii oo cirka […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 23.Jan 2016 (SDN/QJ):- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa ka hadlay Dilalkii Qisaasta ahaa ee Xukuumadda Somaliland ku fulisay 7-dii qof ee loo haystay inay hore Dad u dileen, waxaanu sheegay inay tahay tallaabo dhanka Wanaagsan loo qaaday Maaddaama oo Amarka ILLAAHAY (SW) la fulinayo. Sheekh Aadan-Siiro oo Khudbad kasta oo Jimcaha […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 23.Jan 2016 (SDN/QJ):- Siyaasi Cabdi Haybe Maxamed oo ka mid ah Xisbiga Waddani, Xukuumaddii hore ee Daahir Rayaalena Wasiir ka ahaa, ayaa ka hadlay cambaarayntii uu Madaxweynaha Somaliland uu ku cambaarayey Iran iyo taageerista uu taageeray Sucuudiga, wuxuu ku tilmaamay talaabo lagu deg degay, isagoo tilmaamay in cambaarayntaas wax faa’iido ah oo Somaliland ka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa 23.Jan 2016 (SDN/QJ)- Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir ayaa shaaca ka qaaday in bulshadu iska ilaaliso inuu ku dhaco cudur Nebigu CSW inooga digay oo ah jacaylka aduunyada iyo necbaanshaha geerida, isla markaana sifo khaldan ku raadsadaan arsaaqdooda, oo ilaahay qof walba u qoray intaanu dhalan. Sheekh Maxamed Dirir oo khudabadii Jimcadaha ee shalay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Kampala 23.Jan 2016 (SDN/QJ):- Hay’adda difaacayaasha xuquuqda aadanaha ee Geeska Afrika ayaa dawladda Somaliland ugu baaqday inay joojiso dacwadda loo haysto labada saxafi ee wargeyska xayiran ee Hubsad madaxda ka ah Cabdirashiid Nuur iyo Siciid Khadar iyo in sidoo kale xayiraadda laga qaado wargeyska caanka ah ee Haatuf. Warsaxaafadeed ay hay’addani ka soo saartay shalay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Laascaanood 23.Jan 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Gobolka Sool Yaasiin Maxamed Shide,ayaa ka hadlay saddex caruur ah oo ay hayaan xarunta maamulka gobolka Sool, kuwaasi oo laga qaaday magaalada Hargeysa loona waday oo loo geynayay aabahood oo jooga Boosaaso. Waxaanu guddoomiyaha gobolka Sool intaa ku daray in aan caruurta la soo xadin laakiin waalidka dhalay oo kala […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »