Home » 2:43 am Entries posted on “January, 2016”

Hogaamiyaha Kooxdda Khaatumo Oo Magac U Bixiyay Dagaalka Uu La Gali-doono Somaliland DAAWO

Buuhoodle, 31 January, 2016-(SDN/QJ) :– Hogaamiyaha Kooxda Khaatumo Prof Cali Khaliif Galaydh oo Mudooyinkii u danbeeyay ku Sugnaa Magaaladda Buuhoodle ayaa Sheegay inuu dagaal la geli doono Somaliland.

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Gudoomiyaha Gobolka Xaysimo ee Xaruntiisu tahay Taleex oo Socdaal ku Gaalaa Bixiyey Deegaamo Maamulkiisa Hoos taga DAAWO

Taleex, 31 January, 2016-(SDN/QJ) :– Gudoomiyaha Gobolka Xaysimo ayaa Kormeer ku Soo maray Jiido badan oo hoos taga Gobolka Xaysimo. Gudoomiyuhu intii uu Kormeerka ku jiray Waxa uu soo arkay deegaamo badan oo ka tirsan Gobolka Xaysimo oo ay ka taagan tahay Xaalad abaareed.

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Xukuumada Madaxwayne Siilaanyo Xilka Taliye Cabdilahi Fadal Iiman Ha ku wareejiso Nin Caddaalada Yaqaan”Sheekh Carab Iyo Jawaabta Booliska DAAWO

Hargaysa, 31 January, 2016-(SDN/QJ) :– Sheekh Maxamed Macallin Cabdi Carab Oo dhawaan dablay hubaysan rasaas kuw weerareen isaga iyo qoyskiisa ayaa xukumada Madaxwayne Siilaanyo ku Tilmaamay mid aan Cadaaladda Waxba ka aqoon,Waxaanu Madaxweynaha u soo Jeediyey inuu Xilka Taliyaha Ciidanka Booliska ee uu hayo Sareeye Guuto C.laahi Fadal Iimaan ku Wareejiyo Qof yaqaana Caddaaladda,Madaama Sida […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Cornayl Yuusuf Tuke oo lagu Maxkamadayn doono Xasuuqii uu Gaystay Somaliland Gaar ahaan Deegaanka Gebilay DAAWO

Hargaysa, 31 January, 2016-(SDN/QJ) :– Cornel Yuusuf Cabdi Cali (TUKE) oo ka tirsanaa Ciidamada xooga Soomaaliyeed, isla markaana haystay Ciidamadii Gabiley ayaa waxa loo heystaa Xasuuqii uu u geystay dadka reer Somaliland, gaar ahaan Gabiley oo u haystay. Cornel Tuke oo imika maxkad ku taala Mareykanka lagu qaadayo,iyada oo hore looga mastaafuriyay 1992-kii dalka Kanada. […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Hooyooyin uu Sicir bararka Maceeshaddu Dhabanno Haysay ku riday oo Qaylo-dhaan u diray Madaxwaynaha iyo Aragtida Xisbiyada Mucaaradka ee hoos u dhaca Dollarka

Burco, 31 January, 2016-(SDN/QJ) :– Sicirka bararka Maceeshadda daruuriga ah, ayaa saameyn weyn ku yeelatay Nolosha Dadweynaha Somaliland, gaar ahaan Qoysaska Danyarta ah ee ku dhaqan Gobollada iyo Degmooyinka Dalka. Lacagta Doollarka oo inta badan Dadka Reer Somaliland Isticmaali jireen, ayaa dedaal Xukuumaddu samaysay awgeed aad hoos ugu dhacay, laakiin, Qiimaha dhaca ku yimid Lacagta […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Somaliland oo lagu canaanatey tacadiyada ay la kulmaan Dadka Xanuunnada Dhimirka Qaba ee lagu hayo Cilaajyada

USA, 31 January, 2016-(SDN/QJ) :– Warbixin ay Shalay soo saartay Hay’adda Xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch ayay ku sheegtay in Dowladda Somalia iyo Ururka Al-shabaab ay khatar badan geliyeen dadka rayidka ah, khatartaas oo ka timid dagaallada iyo xad-gudubyada kale ee dalka ka dhacay sannadkii hore ee 2015-kii. HRW ayaa warbixinteeda ku xustay inay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Dawladda Somaliland waxay Jawaab cad ka bixinaysaa Faragelinta Qaawan ee ay Xukuumadda Xamar ku hayso Qarannimada JSL.

Hargaysa, 31 January, 2016-(SDN/QJ) :– Xukuumadda Somaliland ayaa jawaab ka bixisay farogelin ay sheegtay inay ku hayso Dawlada Koonfurta Soomaaliya, isla markaana waxay ugu baaqday dalalka Midowga Afrika, Midowga Yurub, Maraykanka, Jaamacada Carabta, Urrurka Dalalka Islaamka iyo dhamaanba Dalalka ku Midoobay Jamciyada Quruumaha ka dhaxaysa inay wax qabtaan farogelintaasi. Sidaa waxa lagu sheegay Warsaxafadeed uu ku […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Orodyahanka Caan baxay ee Mo Farah Oo Farrin Culus U Diray Somalida Kana Hadlay Noloshiisa & Oradyahano Somaaliyeed Oo Iyana Ka Hadlay Mustaqbelkoda DAAWO

Addis ababa , 31 January, 2016-(SDN/QJ) :– Munaasbada casho sharaf ah oo Safiirka Somaliland u fadhiya dalka Itoobiya Ambasador Maxamud Aadan Jamac Galaal u sameeyey Orodyahan heer caalamiya oo dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland waxaana madashada Sfiirka ku wehelinayey xubo ka mid waftida Somaliland uga qaybgalay shirka midowga afrika ee ka socday xarunta midowga […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Lix boqol oo Qof oo ka faa’ideystay Daaweyn lacag la’aan ah oo laga fuliyey Balli-calanle

Balli-calanle, 31 January, 2016-(SDN/QJ) :– Maxamed Saleebaan Cumar oo ah Musharrax u taagan Doorashada Golaha Wakiillada Somaliland ee la qorsheeyay inay Sannadka dambe horaantiisa dalka ka dhacdo, ayaa dhakhaatiir Caafimaad oo si lacag la’aan ah Dadka u daaweynaya geeyay deegaanka Balli-calanle oo ka tirsan Gobolka Togdheer. Dhakhaatiirtan oo ka mid ah kuwa ka shaqeeya Magaalada […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Madaxdii islaamka waxa ku adkaatay inay runta u sheegaan gaalada, dadka qaarkood sheekooyinka faasidka ee qabaa’ilkooda joojiyaan, ninkii iyo gabadhiisu runta isu sheegaan…” Sheekh Dirrir

Hargeysa 31 January, 2016 (SDN/QJ):- Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir ayaa shaaca ka qaaday inaanay sharci ahayn samaynta wax kastoo lagu raaligeliyo makhluuqaadka, oo Ilaahay ka cadhaysiinaya, samayntiisuna gef weyn tahay. Sheekh Maxamed Waxa uu Khudbadan kaga hadlay raaligelinta Ilaahay iyo faa’iidooyinkeeda oo ah muhiimada nolosheena ayaa yidhi, “Ilaahay in la raaligeliyo waxa lagu gaadhaa […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »