Home » 12:45 am Entries posted on “January, 2016”

Ra’iisal Wasaare Ku-Xigeenka Soomaaliya oo Daah furay Qorshe Horu-marineed oo lagu Hirgelinayo Siyaasada Kala-Duwanaanshaha Noolaha Soomaaliya

Muqdisho,23jan,2016(QJ/SDN)-Ra’iisal Wasaare ku Xigeenka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa sheegay in samaynta Qorshahan iyo Siyaasaddan kala duwanaanshaha Noolaha lagala tashaday dhammaan Wasaaradaha ay khuseyso ee Maamullada Somaliland, Puntland iyo Maamul Goboleedyada kale ee dalka. “Siyaasadan waxay ka kooban tahay qodobo muhiim ah oo ku dhisan aragti ku aadan ilaa 2050-ka oo saameyn ku leh […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Warbaahinta Caalamka Oo Si Wayn Uga Faallootay Maskaxdii Ka Danbaysay Weeraarkii Liido iyo Sawirka Nin La Sheegay In Uu ka Danbeeyay

Muqdisho,23Jan,2016(QJ/SDN)-Wasaarada Amniga Qaranka Xukuumada Soomaaliya ayaa xaqiijisay in Ciidanka Nabad Sugida ay gacanta ku dhigeen maskaxdii ka dambeesay Weerarkii habeen hore lagu qaaday Baar kuyaala Xeebta Liido, ninkan la qabtay ayaa sidoo kale la sheegay in uu horey u maleegay weeraro kale oo lagu qaaday Hotelo kuyaala Muqdisho. Hay’adaha amaanka Dowlada Soomaaliya ayaan wali soo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Maxkamad Ku Taalla Dalka Kenya Oo Nin Waalan Ku Xukuntay Xabsi 10 Sanno Ah

Nairobi,23jan,2016(QJ/SDN)-Maxkamada danbiyada dalka Kenya, gaar ahaan magaalada Nairobi ayaa riday xukun xabsi 10 sano ah. Maxkamada ayaa xukunkaasi ku riday muwaadin dalkaasi u dhashay kaasi oo waalan, balse Booliska dalka Kenya ugu faanay inuu ka tirsan yahay Ururka Alshabaab. Ninkaani waalan ayaa waxa uu Booliska u sheegay in la odhan jiray Isaac Lekishon Taruru, balse […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Why Al-Shabab Is Not Joining ISIS

Al-Shabab recruits walk down a street in Mogadishu, Somalia, March 5, 2012. ISIS had made overtures to the Somali group, but it has so far remained loyal to Al-Qaeda. Following its deadly attack on Kenyan troops stationed at an African Union base in Somalia, rumors have again begun to swirl that Al-Shabab is preparing to […]

Posted in news in English | Read More »

Ethiopia, Somaliland Sign MoU on Postal Cooperation

HARGEISA—– Ethiopia and Somaliland signed a Memorandum of Understanding (MoU) on postal cooperation. The relationship between Ethiopia and Somaliland has been ceaselessly reinforced. the MoU will help strengthen and expand communications links between the two countries and by the ministers of posts and telecommunication of Ethiopia and Somaliland. The deal comes after a high level delegation […]

Posted in news in English | Read More »

Somaliland army clashes with tribal militia and overpowers easily

Lasanod—-Heavy fighting between Somaliland Defense Forces and tribal militia loyal to Khatumo insurgents broke out early Saturday in the village of Kalabaydh. Reports confirm that there are casualties sustained by militants loyal to Khatumo which made a surprise attack against Somaliland defense forces stationed a camp. Reports emerging from the clash indicate that both sides […]

Posted in news in English | Read More »

Muqdisho: Hooyadii Qaraxyada!!!

Sawirkan ma ujeedaa? Bal si fiican u dhugo, oo uga il buuxso? Khadka cas dadka ku jira aad ugu daymasho dheerow. Sawirkan macnihiisa ma fahmi kartaa? Inna ba ma garan kartaa dareenka uu ka turjumayo waxa uu yahay? Bal feker, oo mala’awaal, dhacdada sawirka! Maxaa kuu baxay? Wax sidee ah? Waa natiijo ka mid ah, […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Silaanyo Iyo Kulankii uu Ganacsatada Maanta la Yeeshay Maxaa Natiijo ah ee ka soo Baxay DAAWO

Hargaysa 23.Jan 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa maanta (23.01.2016) kulan ballaadhan oo muhiim ah la yeeshay Ganacsatada waaweyn ee dalka. Kulankan oo ka dhacay Xarunta Madaxtooyada waxa Madaxweynaha ku wehelinayey Madaxweyne-ku-xigeenka, Wasiirka Arrimaha Gudaha, W. Madaxtooyada, W. Maaliyadda, W. Ganacsiga & Maalgashiga, W. Qorshaynta Qaranka, W. Duulista Hawada, W. Difaaca, W. […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

AL-SHABAAB: Haddii Kenya ay Somalia kala bixi waydo ciidankeeda weerarro ayay la Kulmaysaa

Muqdisho,23Jan,2016(QJ/SDN)-Al-shabaab ayaa ku Han-jabtay mar kale inay Kenya ku qaadi doonto weerar ka culus midkii ay toddobaadkii hore ku qaadeen saldhigga ciidamada Kenya ay ku sugnaayeen ee deegaanka Ceel-cadde ee gobolka Gedo. Afhayeenka Howlgallada ee Al-shabaab, Sheekh C/casiis Abuu-Muscab ayaa sheegay inay Go’aansadeen inay ciidamada Kenya ku Weeraraan meel walba oo ay Somalia kaga sugan […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Waraysi uu Qurbejoog siiyey Khasnajiga Ururka Dhallinyaradda ee Hal door DHAGAYSO

Hargaysa 23.Jan 2016 (SDN/QJ):- Ururka Waddaniga ah ee Hal door Wuxuu ka Mid yahay Ururada Waddaniga ah ee Ka Jira Caasimada Hargaysa,Khasnajiga Ururkaas Cabdi-Nuur Maxamed Carab ayaa Waraysigan Waxaa la Yeeshay Weriye Mawliid Maxamed Oodowaa oo ka Tirsan Asxaabta Qurbejoog.com

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »