Home » 11:19 pm
Entries posted on “January, 2016”
Nairobi,24jan,2016(QJ/SDN)-Boliska Kenya waxay xalay Xabsiga dhigeen Saxafiga lagu magacaabo Yaasiin Jumca oo ka mid ah Suxufiyiinta ugu caansan dalka Kenya. Telefishinka Citizen ayaa baahiyey in Suxufiga Yaasiin Jumca uu ku xidhan yahay Saldhigga Boliska ee Muthaiga ee magaalladda Nairobi, iyadoo la filayo in berrito la soo maxkamadeeyo. Yaasiin Jumca oo horey uga hawlgeli jirey Telefishinka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
The deadly Al-Shabab attack on a beachfront restaurant on Thursday brought an outpouring grief and solidarity among the residents of the seaside capital with more than 25 people were killed amid mounting pressure on the government to prevent such attacks. However, Somalis stood in solidarity with security forces who have rescued at least 100 in […]
Posted in news in English | Read More »
Ticis,24jan,2016(QJ/SDN)-Shacabka magaalada Ticis ee dalka Yemen ayaa maalintii oo Sabtida dhigay banaanbax looga soo horjeedo wariyayaal ka tirsan Telefishinka Aljazeera oo Isniintii lasoo dhaafay lagu afduubtay magaaladaasi. Wariye Hamdi al-Bokari oo ka tirsan telefishinka Aljazeera qeybtiisa Carabiga asal ahaana u dhashay Yemen iyo kooxdii la socotay ee sawirqaadayaasha ayaa la sheegay inay qafaasheen dad aan […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Baqdaad,24jan,2016(QJ/SDN)-Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” oo wafdi uu hogaaminayo ay Soomaaliya uga qeybgalayaan shirka Baarlamaanada dalalka Iskaashiga Islaamka ee ka socda magaalada Baqdaad ee dalka Ciraaq ayaa maanta khudbad ka jeediyey shirkaasi. Shirka waxaa si rasmi ah u furay Madaxweynaha dalka Ciraaq waxaana isaga iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Ciraaq khudbado ay shirka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
The President H.E. Ahmed Mohammed Mohamud Silanyo yesterday met with the business fraternity in a meeting billed as very circumstantial and one quite conducive in addressing the inflationary woes afflicting the country’s economy. He was flanked by the VP, the ministers of the Presidency, Finance, Interior, Commerce, Planning, Aviation, Defense, State Ministers for Presidency and […]
Posted in news in English | Read More »
Hargeysa,24jan,2016(QJ/SDN)- Ururka dhalinyarada ee SEYO oo ka dhisan magaalada Hargeysa ayaa soo saaray warbixin ay kaga hadlayaan nadaafad darrada caasimadd Hargeysa iyo dayaca dowladd Hoose ee Hargeysa, iyadoona warbixintani ay diirada Saarayso goobaha uu sida aadka ah qashinku uga booxsamay degmooyinka kala ah; Axmed dhagax, Maxamuud Haybe iyo Maxamed Mooge. Haddaba, warbixintan oo laba bog […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Burco 24,Jan 2016 (SDN/QJ):- Gudomiyaha Xisbiga Mucaradka Wadani ahna Gudomiyaha Barlamanka Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed C/Laahi (Cirro) ayaa Galabnimadii Maanta Dadwaynaha Reer Burco Kula Shaheyay Maqaaxiyo Caan ah Oo ku Dhex Yaala Gudaha Magalada Burco, Gudomiye Cabdiraxmaan Cirro ayaa si kadis ah Loogu Dhex arkay Maqaxiyaha Cadaani iyo Maqaxida Cirro Oo Uu Gudomiye Cirro Dadwayne Tiro […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa 24,Jan 2016 (SDN/QJ):- Wasiirkii hore ee Wasaarada Cadaalada Somaliland Md. Aadan Axmed Cilmi (Dhoola-yare) ayaa sheegay inay qabyaaladii meel xun mareyso dalka, isla markaana uu fankii iyo Suugaantiina ay noqdeen qabyaalad, Ciyaarihii ay noqdeen qabyaalad, isaga oo uga digay Saxaafadda. Sidaa waxa uu Aadan-Dhoolayare ku sheegey Warsaxafadeed uu ku saxeexan-yahay oo maanta nuqul ka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Washington 24,Jan 2016 (SDN/QJ):- 18 qof ayaa ku dhintey ilaa hadda inta la ogyahay Barafka dabaylaha wata ee ku dhuftay Gobolada bariga dalka Maraykanka tiro badan oo kalena waxa soo gaadhay dhaawacyo ka dib markii ay la gedoomeen Gawaadhidii ay wateen. Sideed iyo tobanka Gobolka ee Bariga dfalka mareykanka ayaa lagu soo rogey xaalad […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa 24,Jan 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha ku-xigeenka Saddexaad ee Xisbiga UCID Muj. Cali Guray ayaa si faahfaahsan uga hadlay khilaafka Xisbiga isaga oo sheegay inaanu gudaha Xisbiga khilaaf ka jirin ee uu yahay mid ka baxsan xisbiga, kuna tilmaamay “khilaafka dibada ee xisbiga” taasina ay dhamaan doonto. Sidoo kalana wuxuu cadeeyay inaan wax Mansab ah oo […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »