Home » 2:47 am
Entries posted on “January, 2016”
Garowe 25 January, 2016-(SDN/QJ) :– Qiimaha sarrifka lacagta Doolar-ka, ayaa markii u horreeyey gaadhay halkii ugu hoosaysay, iyada oo fartii caanomaal ee u dembeeyey. Hoos u dhacan ayaa tan iyo dhawrkii sanno ee la soo dhaafay noqdii markii ugu horeysay ee uu halkaa gaadho ka dib markii Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ay Khamiistii […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 25,January ,2016(SDN/QJ)-Maxamed Cabdillaahi Dhaaley Waa wiil dhalinyaro ah islamarkaana ka badbaadey weerarkii lagu qaadey Xeebta Liido ee magaalada Muqdisho ee ay ku dhinteen Saddex iyo labaatanka qof, kuna dhaawacmeen in ka badan konton qof oo halkaasi u joogey inay ku caweeyaan. Maxamed Cabdilaahi waxaa uu sheegay inuu ka badbaadey weerarkaasi kadib markii uu helay […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 25 January, 2016-(SDN/QJ) :– Muuse Maxamed oo ka mid ahaa dadkii laga badbaadiyay weerarkii Alshabaab ay ku qaaday Maqaayad ku taalla Xeebta Liido ayaa ka warbixiyay qaabka uu weerarkasia u dhacay iyo waxyaabihii ay ishiisu qabatay mudadii uu weerarku socday. Muuse waxa uu sheegay in markii weerarku dhacay uu fadhiyay dabaqa labaad ee dhismaha […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 25 January, 2016-(SDN/QJ) :– Wasiirka Wasaaradda Wershadaha ee Somaliland Mudane Shucayb Maxamed Muuse ayaa Garoonka diyaaradaha ee Cigaal ee Caasimadda Hargaysa ku soo dhaweeyay Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee dalka Sweden iyo Xoghayaha Garabka haweenka ee Xisbigaas ee dalka Sweden. Wasiirka Wasaaradda Warshadaha Md. Shucayb Maxamed Muuse iyo madax kale oo uu ka mid yahay […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 25 January, 2016-(SDN/QJ) :– Munaasibad balaadhan oo ay ka qayb galeen Mas’uuliyiin ka socday Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Maamulka Gobolka Maroodijeex,Maamulka Golaha Deegaanka ee Caasimada Hargaysa ayay Xilkii kula kala wareegeen Xoghayihii hore ee Dawlada Hoose iyo Xoghayihii hore ee Dawlada hoose
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 25 January, 2016-(SDN/QJ) :–Gudoomiye ku-xigeenka saddexaad ee Xisbiga Mucaaridka Ah ee Ucid Mujaahid Cali Guray, ayaa ka hadlay khilaafka u dhexeeya Murshaxa Jamaal Cali Xuseen iyo Gudoomiye Faysal Cali Waraabe waxaanu ku sheegay inuu ka dhexeeyo Mansab kaasina keenayo in la kala aragtid duwanado, isla markaana wuxuu meesha ka saaray in la isku hayo […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Burco 25 January, 2016 (SDN/QJ):- Komiishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa shaaca ka qaaday inay nabadgelyo ku soo dhamaatay wejigii koowaad ee is-diiwaangelinta Codbixiyeyaasha oo muddo todobba maalmood ka socotay deegaanada ka baxsan Degmada Burco, isla markaana ka bilaabi doonaan wejiga labaad oo muddo 14 maalmood soconaya magaalada Burco. Mr. Maxamed Jaamac Maxamed oo ka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Garowe 25 January, 2016-(SDN/QJ):– Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo Ku Wajahan Magaalada Muqdishu oo uu ka furmi doono shir looga hadlayo habraaca doorashada Somalia ee 2016. Gaas oo sagootin loogu sameeyay Shalay Galab madaarka Bosaso ayaa ka hadlay safarka uu katago xarunta dalka Somalia, waxaana uu sheegay inay ka qayb galayaan madasha […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Ceptown,24jan,2016(QJ/SDN)-Wiil Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Caydiid ayaa si arxan darro ah loogu dilay magaalada Ceptown ee dalka Koonfur Afrika, iyadoona sawirrada wiilkan Soomaaliga ah si weyn loogu baahiyay baraha bulshadu ay ku wada xidhiidho ee internetka. Dadka Soomaaliyeed ee isticmaala baraha bulshada ayaa aad uga xumaaday sawirro laga soo qaaday wiilka Soomaaliyeed ee sida arxan […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Yassin Juma a top journalist who reports on matters horn of Africa (Somali) has been arrested and he is alleged to being held at Muthaiga Police Station. It was not immediately clear why he was arrested however a friend who traced him to Muthaiga Police Police Station has confirmed that he is booked for misusing a […]
Posted in news in English | Read More »