Home » 2:25 am
Entries posted on “January, 2016”
Hargaysa 26. January, 2016-(SDN/QJ) :– Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Miyiga iyo Deegaanka Marwo Shugri Xaaji Ismaaciil Baandare oo ay Weheliyaan Mas’uuliyiin kale ayaa kormeer Shaqo ku soo maray Deegaanka Geed-deeble.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 26. January, 2016-(SDN/QJ) :– Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Xasan Cumar Hoori ayaa Magaaladda Hargaysa ka Furay Kulan ku saabsan Bandhiga Khariiraddaha Iyo Xogaha Juquraafiga Kaas oo lagu eegayo adeegyadda Bulshada Sida Waxbarashada iyo Caafimaadka.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 26. January, 2016-(SDN/QJ) :– Gudi Xukuumadda Somaliland u dirtay inay Soo Qiimeeyaan Xaalada abaareed ee Ka Jirta Deegaanadda Waqooyiga Hargaysa ayaa Bulshada Deegaamadaasi gaadhsiiyey Gurmad biyo ah. Gudidan oo ay hor kacayso Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Marwo Samsam Cabdi Aadan ayaa Kormeerkooda ku soo arkay xaalad adag oo soo wajahday dadka xoolo dhaqatada ah.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 26. January, 2016-(SDN/QJ) :– Gudoomiye kuxigeenka saddexaad ee Xisbigga mucaaradka ah ee UCIDU, Cali Maxamed Yuusuf (Cali-Gurray),ayaa ka hadlay wararka sheegaya inay suuragal tahay in Axmed Ismaaciil Samatar uu si toos ah u soo gallo saaxadda siyaasaddeed ee Somaliland,islamarkaana ka mid noqdo xisbiyadda siyaasadda. Cali-gurray oo qoraal kooban oo uu arrintaas kaga hadlayo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa 26. January, 2016-(SDN/QJ) :– Hay’adaha xukuumadda u qaabilsan warbaahinta iyo Isgaadhsiinta ayaa ogaaday sababta keentay inay Telefishanada Af-somaliga ku hadla iyo Idaacadda VOA-du hawada uga baxaan shucaac hadheeyey kadib markii la bakhtiiyey Tower-da shirkadda SOMCABLE isticmaasho oo dhex yaala xayndaabka wasaaradda warfaafinta. Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta iyo wasaaradda warfaafinta oo ay weheliyaan shirkadaha iyo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 26. January, 2016-(SDN/QJ) :– Maalmihii u danbeeyay waxa si wayn looga dareemay Suuqyada Somallland, hoos u dhaca balaadhan oo ku yimid qiimhii sarrifka dollar-ka iyo kor u kac ku yimi qiimihii lacagta shillinka Somaliland, balse waxa uu sicirkoodii kor u sii kacay qiimaha Maceeshada iyo Shidaalka oo wax ku kordha mooyaane aanay waxba iska […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 26. January, 2016-(SDN/QJ) :– Xildhibaan Maxamed Wali Warsame Cali oo ka mid ah mudanayaasha golaha guurtida Somaliland, ayaa soo dhaweeyay go’aankii xukuumaddu hoos ugu dhigtay sarifka qiimaha doolarka, isla markaana sare loogu qaaday qiimaha lacagta Somalialnd. Mudane Maxamed Wali Warsame oo shalay la hadlay qaar ka mida warbaahinta ayaa waxa uu sheegay in shilinka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 26. January, 2016-(SDN/QJ) :– Mujaahid Maxamed Biixi Caalin (Ooto) oo kamid ahaa mujaahidintii SNM ee Halgankii Dheeraa usoo gashay dib uxorayntii somaliland ayaa maanta mar uu ka hadlayay xafladenii soo dhawaynta hayd ee Xisbiga wadani u sameeyeen Beesha Cabdalle Arab ee degta gobolka togdheer aya waxa uu ka dhawaaajiyay in xisbiga wadani yahay xisbiga […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Laascaanood,25,jan,2016(Qj/SDN)-Shirkadda duulimaadyada ee Indean Ocean ayaa duulimaadyo cusub ka bilowday Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool. Iyadoo shirkaddani ay duulimaadkeeda ku iman doonto todobaadkiiba laba jeer magaalada Laascaanood. Dadka gobolka Sool gaar ahaan magaalada laascaanood ayaa aad usoo dhaweeyay duulimaadyada cusub ee shirkadda duulimaadyada IndeanOcean bilowday. Iyadoona arrintani ay dadka intiisa badan sheegayaan inay sabab […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa 25 January, 2016-(SDN/QJ) :– Kulan kaas oo ujeedadiisu ahayd sidii loo xoojin lahaa loona adkayn lahaa Go’aamadii hore uga soo baxay Shirarkii kan ka horeeyey ee madaxweynuhu gudoominaayey ee la isla qaatay in hoos loo dhigo doolarka korna loogu qaadi lahaa isticmaalka Shillinka Somaliland. Shirkan oo qaatay saacado ayaa waxa ka hadlay Wasiiru-dawlaha Madaxtooyadda […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »