Home » 11:24 am Entries posted on “January, 2016”

Madaxweynaha Soomaaliya oo Kenya u aaday Baroordiiq loo sameenayo askartii lagu laayay Ceel Cadde

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xassan Sheekh Maxamuud, ayaa goor dhaweyd safar ku gaadhay magaalada Eldoret ee dalka Kenya, isagoo halkaasi kaga qayb-gali doonna baroordiiq loo sameynayo bakhtiga ciidamadii Kenya lagaga laayay deegaanka Ceel-cadde. Ciidamada Kenya ee qaar ka mid uu madaxweynuhu ka qayb-galayo baroordiiqdooda ayaa waxay gaboodfallo iyo xasuuq ka wadaan deegaanno ka mid ah […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Gudoomiye Saleebaan Gaal oo ku goodiyey inay Cali Khaliif iyo Ciduu wataba ay iska celin Doonaan DAAWO.

Hargaysa 27. January, 2016-(SDN/QJ) :– Gudoomiyaha Golaha Guurtida Mudane Saleebaan Maxamud Aadan ayaa Markii Kowaad ka hadlay Hoos u dhaca ku Yimid Sarifka Lacagaha Qalaad iyo Sida aanay u jabin Maceeshadii daruuriga ahayd. Gudoomiye Saleebaan Waxaa kale oo uu si Kooban uga hadlay Hogaamiyaha Kooxda Khaatumo Prof Cali Khaliif Galaydh.

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wargeys Caalamiya oo baahiyey in Soomaaliya siidaysay Nin u dhashay Somaliland oo loo qabtey Weerarkii Al-shabaab Ee Xeebta Liido

Roma 27. January, 2016-(SDN/QJ) :–  Wargeys ka soo baxa Talyaaniga ayaa lagu sheegay in xukuumadda Soomaaliya xabsiga ka sii deysay nin lagu eedeynayey inuu ka dambeeyey qaraxii dhowaan lagu qaaday goob ku taalay xeebta Liido, ee Muqdisho, taasoo hadii ay dhabowdo halis ku noqonaysa dhamaan Waddamada jaaka la ah ee Somaliland ka mid  tahay.   […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Ummadu uma baahna doolar jaban ee waxay u bahantahay raashin jaban” Wasiir Ku Xigeenkii Hore ee Qorshaynta Qaranka C.Kariin Axmed Mooge.

Hargaysa 27. January, 2016-(SDN/QJ) :–  Wasiir Ku Xigeenkii Hore ee Qorshaynta Qaranka C.Kariin Axmed Mooge ayaa si adag uga hadlay Isbedelka ku yimid Sarifka Dollarka oo inta badan lagu sarjari jiray Wax kasta oo Ganacsiga dalka la xidhiidha. Cabdi Kariin Axmed Mooge ayaa Qoraal uu ku faafiyey degelka uu ku leeyahay barta xidhiidhka bulshada ee […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wareysi Madaxweynaha Puntland kaga Hadlay Maamul u samaynta Goboladda Sool,Sanaag Iyo Cayn iyo Amuuro Kale DAAWO

Garowe 27. January, 2016-(SDN/QJ) :–  Wareysi Dhinacyo badan Taabanaya oo u Madaxweynaha Puntland C.weli Gaas Siiyay TV-ga SBC ee Fadhigiisu Yahay Boosaaso Madaxweynaha ayaa Wareysiga kaga hadli doona Arimo badan oo ay ka mid yihiin Xaalada Dalka Soomaaliya Arimaha Puntland Arimaha ,Maamul u sameynta Gobolada Sool Sanag iyo Cayn Xilliga La filan karo nidaamka Xisbiyada Badan […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Dacwad Laga Gudbiyay RW. Cumar iyo Wasiirka Arimaha Gudaha Iyo Gudoomiyaha Maxkamadda Sare oo Taageeray

Muqdisho 27. January, 2016-(SDN/QJ) :–  Illaa 22 xisbi siyaasadeed ka jira dalka ayaa u gudbiyay Maxkamadda sare ee dalka dacwad ka dhan ah Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid iyo Wasiirkiisa Arrimaha Gudaha C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa)   Gal dacwadeed ay ku saxiixnaayeen Mas’uuliyiinta 22 Xisbi siyaasadeed ayaa waxaa guddoomay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Avv. Ceydiid Cabdulaahi Ilka-xanaf, […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Shaygii Hal Doollar lagaa siin jiray, imika waxa lagu odhanayaa 2 kun ku soo darso.” Amakaaga Bulshadda ee Isbedelka Dollarka iyo Maceeshadda

Ceerigaabo, 27. January, 2016-(SDN/QJ) :–  Qiimaha lagu Sarrifo Lacagta Doollarka Maraykanka, ayaa aad hoos uga dhacay Magaalooyinka Dalka Somaliland, laakiin, illaa hadda waxa halkiisii taagan Qiimaha Ascaarta Darururiga.   Hoos u dhaca qiimaha lagu sarrifayo Lacagta Doollarka, ayaa taabatay Nolosha Dadweynaha Reer Somaliland ee Gobollada iyo degmooyinka.   Dadweynaha, gaar ahaan Dadka Danyarta, ayaa hoos […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xagal-daaca Siyaasadda Arrimaha Dibadda Somaliland,Wasiir Sacad Cali Shire Iyo Ambassador  Cawil Cali Ducaale oo Ku Sugan  Addis Ababa

Hargaysa 27. January, 2016-(SDN/QJ) :–  Wefti uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda Sacad Cali Shire ayaa shalay u socdaalay dhinaca dalka Itoobiya, halkaasoo la filayo inay wadahadalo kula yeelan doonnaan dawladda Itoobiya. Weftiga Wasiir Sacad oo isla shalay gelinkii dambeba gaadhay magaaladda Addis Ababa waxa xubno ka ah Wasiirkii hore ee maaliyadda Cawil Cali Ducaale oo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Baaqa Qaylodhaanta Abaarta Ee Labadda Gudoomiye ee Kulmiye Iyo Waddani

Hargaysa 27. January, 2016-(SDN/QJ) :–  Gudoomiyayaasha xisbiyadda Waddani iyo Kulmiye Cabdiraxmaan Cirro iyo Muuse Biixi ayaa ka hadlay tabaalaha abaarta deegaanada dalka qaarkood ka jirta, isla markaana waxay labadooduba ku baaqeen in loo gurmado dadka iyo xoolaha abaartu hayso. Gudoomiyaha golaha Wakiiladda ahna gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Cirro ayaa baaq ka diray […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Veteran Somali journalist dies, aged 80

One of Somalia’s most celebrated veteran journalists has died suddenly at a hospital in the Somali capital Tuesday, family announced. Abdi Haji Gobdon, a pioneering long-time journalist as well as a former government spokesman has died after a brief illness at Daru Shifa hospital, his brother Abukar Gobdon announced. His work largely focused on patriotism […]

Posted in news in English | Read More »