Home » 2:23 am
Entries posted on “December, 2015”
Hargaysa 28.Dec 2015 (SDN/QJ):- Waxaa Dunnida looga diyaar garoobayaa Curashada Sannadka Cusub ee 2016 iyo Soo dhawayntiisa. Soomaalida ayaa Halqabsi u leh markasta oo uu sannad bilanayo “ Ilaahoow Sannadka Cusub Hirdidiisa naga du’u ka tegayna Haraatidiisa naga Leexi”. Hadaba Somaliland ayaa ka hadashay Walaac la soo dersay gaar ahaan dhanka nabadgalyada.
Posted in Uncategorized | Read More »
London 28.Dec 2015 (SDN/QJ):- Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shirre, ayaa gaadhay magaaladda London ee dalka Ingiriiska, halkaasi oo uu sheegay inuu ku sugnaan doono muddo laba todobaad ah. Wasiirka Arrimaha Dibaddu waxa uu sheegay in mudada uu ku sugan yahay Ingiriiska uu kullamo la yeelan doono saraakiil ka tirsan Wasaaradda Arrimaha dibadda […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Ankara 28.Dec 2015 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa la hadlay nin doonayay inuu iska tuuro buundada ku taal magaalada Istanbul, sida Xafiiskiisa uu sheegay. Ninkan ayaa saarnaa qarka buundada Bosphorus oo isku xidha Yurub iyo Aasiya, waxaana uu ku dhowaaday inuu is dilo. Xilliga ninkan doonayay inuu iska tuuro buundada ayaa waxaa maryay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Garowe 28.Dec 2015 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa dhagax dhigay garoonkii diyaaradaha ee Magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland. Wuxuuna noqon doona garoonkii 2aad ee caalami ah ee laga hirgeliyo Puntland Muddadii uu xilka hayey Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali. Munaasibadda dhagax dhigga Garoonka ayaa waxaa kasoo qayb galay Guddoomiyaha Golaha Wakiilladda […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 28.Dec 2015 (SDN/QJ):- Halis ka dhasha aafada Koronkorta Ayaxa, ayaa laga cabsi qabaa inay ka dillaacdo deegaannada ku teedsan Xeebaha Galbeedka iyo Barriga Jamhuuriyadda Somaliland, sida laga soo xigtay ilo arrinkaa u dhuundaloola. Xogahan Wargeyska Himilo helay ee la xidhiidha halista Ayax ka dillaaca dalka, ayaa imanaya wakhti dhawaan Wefti khubaro ka socda Wasaaradda […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Somali Islamist militants attacked two Kenyan police convoys in northern Kenya on Friday, killing at least one police officer, police and a spokesman for the group said. The al Shabaab group, which seeks to overthrow Somalia’s Western-backed government and impose a strict version of Sharia law, has carried out regular assaults in neighbouring Kenya in […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 27.Dec 2015 (SDN/QJ):-Shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada Xukuumadda JSL oo uu shir-guddominayay Madaxwaynaha JSL, lana qabtay24/12/2015, kana dhacay hoolka shirarka ee Madaxtoyada, ujeedadiisuna ahayd adkaynta nabadgalyada iyo amniga qaranka, gaar ahaan ilaalinta xuduudaha dalka (Cir, Bad iyo Berriba) iyo khataraha ka iman kara isu socodka, ayaa waxa lagaga dooday qodobada hoos ku xusan: 1) Arrimaha Isu-socodka Jam. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 27.Dec 2015 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse iyo Gudoomiyaha ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi oo ah laba Shakhsi oo Siyaasadu colaysay ayaa markii u horaysay Waxay isku arkeen madal ilyartu is qabatay Waxaanu Wasiir Cukuse Gacan qaaday Gudoomiye Biixi isagoo ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa, 27 December, 2015-(SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Maanta Mar uu ka qayb galay Xaflad loo sameeyay arday ka qalin jebisay Jaamacada Hargaysa Isla markaana baratay aqoonta Dublamaasiyada iyo xidhiidhka caalamiga ah ayaa Weeraray Doorka Hogaamiyeyaasha Dhaqanka Somaliland ay kaga Jiraan Siyaasada dalka. Gudoomiye Waraabe oo Hadal duur xul ah […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Moscow,27Dec,2015(QJ/SDN)-Ruushka ayaa dalkooda ka eryey nin Suxufi ah oo Polish ah, waxaanay Ruushku ku jees jeeseen inay xanaaneyn doonaan bisadiisa Marusia. Wasaarada arrimaha dibadda ee Ruushka ayaa fariin loo diray Bisadaasi ugu bushaareyey inaanay werwerin isla markaana in la xanaaneyn doono. Waxaa dhankiisa aad uga cadhooday ninkii weriyaha ahaa ee Bisada lahaa Waclaw Radziwinowicz, waxaana […]
Posted in Uncategorized | Read More »