Home » 8:50 am
Entries posted on “December, 2015”
Somalia’s security forces arrested two Iranians it accused of converting locals to Shiitism doctrine, a development which underlines the tricky relationship between the Sunni horn of Africa nation and the overwhelmingly Shia country of Iran. According to authorities, the two were arrested during a religious ceremony joined by dozens of locals at a hotel in […]
Posted in Uncategorized | Read More »
December 2015 – January 2016 In Somaliland – only three out of every 100 babies are registered at birth. It is the right of every child to have an official birth certificate providing their name and nationality and it can provide access to education, healthcare and protection and ensure. UNICEF supported the Somaliland authorities to […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Ottowa,28Dec,2015(QJ/SDN)-Sheekh Cabdiraxmaan Bashiir, ayaa soo bandhigay kalitelisnimada madaxweynaha dalka Jabuuti, isagoona sheekhu dadka shacabka usoo jeediyay inay indhaha kor u qaadaan oo ay xaqooda dhacsadan oo aanay iska indho tirin. Sidoo kale, Sheekh Cabdiraxmaan Bashiir ayaa madaxweyne Geelle ku tilmaamay inuu yahay nin aan tababarnay isla markaana aan lahayn aqoon uu ummadda jabuuti ku hoggaamiyo. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
HARGEISA— Somaliland authority has announced measures aimed at introducing to tightened security at key crossings on its border in the country. President of Somaliland has formed a committee tasked to the smooth trade, security and immigration with all neighboring countries. Immigration authorities in Somaliland has stated that due to the new year and the hostile Horn […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Waddamada ku jira aafooyinka kacaa-kufka dhaqaalaha waxa ugu wacan baaxadagga iyo muquurashada mawjadaha dhaqaale xumada, inkasta oo ay tiro badan yihiin hadda na waxa door weyn ku leh hanaankooga ay u dajisan tahay siyaasadda lacagta, taas oo uu maamulkeeda leeyahay inta badan baanka dhexe. Inta badan marka siyaasadda lacagta laga hadlayo ahmiyaddeeda iyo hanaankeega ba […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho,28Dec,2015(QJ/SDN)-Hay’adda Nabadsugida Qaranka ayaa warbixin ay soo saartay maanta (Shalay) kaga hadashay howlgallo ay ka sameysay Muqdisho oo lagu soo qabtay dad ay sheegtay inay faafinayeen madhabta Shiicada ee Diinta Islaamka. Qoraalka NISA ayaa lagu yidhi: Howlgal ay sameeyeen ciidanka NISA ee gobolka Banaadir ayay kusoo qabteen dad sameynayay barnmaamij shiiceyn ah oo isugu jiray […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 28.Dec 2015 (SDN/QJ):- Madaxweyne Siilaanyo ayaa lagu wadaa inuu isku shaandhayn Kooban ku sameeyo Xubnaha Golihiisa Wasiirada kadib Cadaadis kaga Yimid Gudoomiyaha ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi. Warar ay Shabakada Qurbejoog.com ka Heshay Ilo wareedyo u dhuun daloola dhaqdhaqaaqyada ka socda xayn daabka aqalka Madaxtooyada ayaa tilmaamaya in […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 28.Dec 2015 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi ayaa ku eedeeyey dawlada Soomaaliya ay is-hortaagtay Mashruuca balaadhinta Dekedda Berbera ee BERBERE Corridor,kadib markii ay is-hortaagtay shir dhaqaale loogu uruurinayay oo toddobaadkan ka dhacayay Yurub. Muuse Biixi waxa uu sidaaa ku sheegay Xaflad ay Jaamacadda Hargeysa kaga qalin-jebiyeen 75 Arday oo shahaadada labaad ee […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Xildhibaano Soo jeediyay In Miisaaniyada laga Saaro Kab (caawimo)Wasaarada Maaliyada ugu dartay ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Hargaysa 28.Dec 2015 (SDN/QJ):- Mudanayaasha golaha wakiilada somaliland ayaa kalfadhigii maanta ay ku lahaayeen Aqalka golaha wakiilada somaliland ka dooday kharashaadka miisaaniyada 2016 ee wasaarada maaliyadu usoo gudbisay horaantii bishan aynu ku jirno. Xildhibaanada golaha wakiilada somaliland waxaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 28.Dec 2015 (SDN/QJ):- Madaxweyne ku xigeenka JSL Md cabdiraxmaan Saylici ayaa ka qayb galay munaasabad ay jaamacadda hargaysa kaga qalin jebinayeen 75 arday oo shahaadada labaad ee Master Digriiga ku diyaariyey aqoonta Dublamaasiyada iyo xidhiidhka caalamiga ah. Madasha Qallin Jebintan oo ka dhacday Xarunta Jaamacada Hargaysa Waxaa ka qayb galay Gudoomiyaha Maxkamada Sare, Gudoomiyeyaasha […]
Posted in Uncategorized | Read More »