Home » 12:25 am Entries posted on “December, 2015”

Somaliland:Askari Toogasho Ku Dilay Muwaadin Reer Berbera Ah iyo Gadood Ay Dadweynuhu Sameeyeen Oo Xannibay Wadada Burco iyo Hargeysa

Berbera,30.Dec,2015(QJ/SDN)-Askari ka tirsan ciidamada Bileyska Somaliland ee magaalada Berbera ayaa toogasho ku dilay Alle ha u naxariiste, Axmed Jaamac (Mudhkasiiye). Dilkan ayaa waxa uu xalay ka dhacay Xaafadda Finland ee Magaalada Berbera, waxaana Marxuumkan loo tuhmay inuu dhisanayay dhisme Sharci-darro ah, Waxaana halkaasi tagay Ciidan bileysa oo loo direy, Waxaana is af-dhaafay Marxuumkii iyo Ciidankii […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somaliland Orders Its Citizens to Enter Somalia With Its Unrecognized Passport

HARGEISA — Order from the cabinet of the self declared state calls for immediate implementation by 1st January. The meeting by Hargeisa cabinets has produced seven points among them Somaliland citizens to carry Somaliland passport to enter Somalia with reduced immigration and visa fee from those from Mogadishu. The order also affects transport companies, communication […]

Posted in Uncategorized | Read More »

‘’Garoonnada Badhan iyo Garoowe Sheekh Shariif ayaa Cagta saaray, Ka Hargeysana wuxuu yidhi sii daaya,.’’ FAROOLE

Garoowe,29Dec,2015(QJ/SDN)-Madaweynhihii hore ee Maamulka Puntland Dr. Cabdiraxmaan Faroole, ayaa waxa uu ka hadlay taariikhda Garoonka Diyaaradaha Garoowe uu soo maray, isagoona ka sheekeeyay sidii ay dowladdiisu uga qayb-qaadatay in la hir galiyo dhagax-dhigga garoonka diyaaradaha ee Garoowe. Mudane Faroole, oo ka hadlaayay xafladdii dhawaan lagu dhagax-dhiggay garoonka diyaaradaha ee Garoowe ayaa waxa uu sheegay in […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xaasidka SOLJA! = W/Q: Ilyaas Cabdi Cali

Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja waa Urur  ka madax banaan maamulka xukuumada Somaliland islamarkaana u  shaqeeya dhamaan suxufiyiinta ka hawlgasha dalka iyada oo aan loo eeggin qabiil, nin jeclaysi balse loo tixgaliyo Xirfada looguna adeego cidkasta oo ku abtirsata  magaca uu xambaarsanyahay Ururku Solja. Ururka Solja ee ay ku mideysan yihiin suxufiyiinta Somaliland waxaa uu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dowladda Kenya Oo Sheegtay In Aanay Ciidankoodu Soomaaliya Ka Bixi Doonin

Nairobi,29Dec,2015(QJ/SDN)-Taliyaha Ciidamada Millateriga Dalka Kenya, Jen. Samson Mwathethe ayaa sheegay in ciidamada Kenya ee loo yaqaanno KDF ay Somalia sii joogi doonaan, isgaoo intaa ku daray inay ka tirsan yihiin AMISOM ayna sii wadi doonaan howgallada dhanka ka ah Al-shabaab. Jen. Mwathethe ayaa sheegay in dagaalka ciidamadoodu kula jiraan Al-shabaab ee Somalia ay sii wadayaan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ethiopian journalists should be freed, says CPJ

At least five people have been killed in clashes in Oromia region in recent weeks Two journalists arrested in Ethiopia this month should be freed, an international press freedom group says. The detentions come amid deadly protests over a plan to expand the capital’s administrative control into the Oromia region, the Committee to Protect Journalists […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somaliland:13 years Genius boy invents toys with his bare hands

Gulaid Adam Mohamed is 13 year old orphan boy. He lives far northern town, Buhodle, Somaliland. He grown up with talent and creativeness, without any help he invented and made his bare hand a baby toys and room cooler with light lamb. It was recently when his toys were exhibited his Primary school   in Buhodle. He […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somaliland president lays foundation stone of biggest water project in Humbo Weyne

HARGEISA—- President of the Republic of Somaliland His Excellency Ahmed Mohamed Silanyo has today laid the foundation stone of Humbo Weyne water dam project funded by the UAE. The dam is to reserve up to 500, 000 Metric Cubic according to Hargeisa Water Agency manager. The dam is to keep the running water from hills which used […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Hargeysa: Nin Isku Dal-dalay Geed Ku Yaalla Xaafadda Masallaha SAWIRRO

Hargeysa,29Dec,2015(QJ/SDN)- Xaafadda Masallaha ee duleedka koonfureed ee Caasimadda Hargaysa ayaa lagu arkay Nin is Daldalay oo iska soo laaladiyay Geed qudhac ah oo ku yaalla xaafadaasi . Ninkan oo aan illaa haatan aan la garan cidda uu yahay iyo magaciisa toona ayaa Saaka Barqadii isku daldalay Geedkaasi . Mid ka mid ah goob joogyaashi halkaasi […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweynaha Somaliland Oo La Kulmay Asxaabta Mucaaridka iyo Guddida Doorashooyinka Qaranka DAAWO

Hargeysa,29Dec,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa kulan la qaatay komishanka doorashada iyo saddexda xisbi qaran ee Somaliland. Kulanka ayaa daarranaa falanqaynta qaabkii ay diwaangalinta codbixiyeyaashu u bilaami lahayd. Guddida doorashooyinka qaranka ayaa xukumadda iyo xisbiyada soo hor dhigtay habka gobollada dalku ugu kala horraynayaan diwaangalinta codbixiyeyaasha iyo wakhtiga la qaban doono oo lagu sheegay horraanta […]

Posted in Uncategorized | Read More »