Home » 9:01 am
Entries posted on “December, 2015”
Hargaysa 30. Decembar 2015 (SDN/QJ):- Waxa bishii 08/15/2015 koomishinka Doorashoyinka oo hor kacaya Guddida Heer Qaran ah ay soo sareen,war bixin ku saabsan safar xaqiiqo raadis ahaa, looguna kuur gelayey meelaha ay Diiwangalinta codbixiyuhu ka qabsoomi karto iyo meelaha culayska siyaasadeed ka jiro. Waxa war bixintan lagu sheegay meelaha la maray,meelaha aan la marin iyo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 30. Decembar 2015 (SDN/QJ):- Ururka Suxufiyiinta Somaliland SOLJA waxa uu ku talaabsaday sanadka 2015-ka horumar balaadhan oo dhinac walba ah, kuwaasoo uu dedaal dheeraad ah Ururku ku bixiyey sidii uu uga midho-dhalin lahaa Ujeeddooyinka loo abuuray oo kala ah:- In uu horumariyo, ilaaliyo, kobciyo, daryeelo mihnada saxaafadda, isagoo tixgalianaya ku dhaqanka Anshaxa Saxaafadda Inuu talo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi 30. December 2015 (SDN/QJ):- Danjire Nicklos Kay wakiilkii hore ee qaramada midoobey u qaabilsanaa Somaliland iyo Somaliya ayaa markii u horesay ka hadlay dhaqanada uu ku arkay bulshada somalida mudadii uu ku sugnaa dalka somaliya. Danjire Nicklos Kay waxaa uu sheegay inuu aad ula yaabay bulsho dhan oo wada siyaasi ah islamarkaana mid waliba doonayo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa,30Dec,2015(QJ/SDN)-Asc wr wb. dhammaan walaalaha Muslimiinta waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Muxaadiradda uu cinwaankeedu yahay ”Debaal-degga sannadka Cusub ee Miilaadiga”, waxaana innoo soo jeedin doonna Fadiilatu Sheekh Mustafe Xaaji ismaaciil Haaruun. Halkan Hoose Ka Daawo Muxaadirada:
Posted in Uncategorized | Read More »
DJibouti,30Dec,2015(QJ/SDN)-Xildhibaanada Isbahaysiga Mucaaradka ah ee Djibouti ee USN ayaa ka baxay fadhigii loo dhamaa ee golaha Baaralamanka Djibouti ay isugu yimaadeen. Xildhibaanadan ayaa sheegay in sababta fadhigaasi ay u qaadaceen ay tahay iyada oo Siday Hadalka U dhigeen laga horjoogsaday inay faataxada u maraan dadkii ku geeriyooday rabshadihii Jabuuti ka dhacay todobaadki hore. Rabshadahaas ayaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa,30Dec,2015(QJ/SDN)-Sheekh Aadan Cabduraxmaan (Aadan Sunne), oo ka mid ah culimada Magaalada Hargeysa, ayaa waxa uu ka hadlay Mowliidka Nebi Muxammad NNKH iyo Kittaabka ‘Alwalaa Wal Baraa’ oo ururka Al-shabaab ay dowladda Somaliland ku eedeeyeen inay ka joojisay in dhallinyarada loo dhigo. Sheekh Aadan Sunne, ayaa waxa uu si kulul ula hadlay Culimada Suufiyada isagoo ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Xamaah,30Dec,2015(QJ/SDN)-Shacabka dalka Suuriya ayaa billaabay inay hal abuuraan qaab walba oo ay kaga bad baadi karaan duqeymaha Diyaaradaha dagaalka ee Dowladda Ruushka ay ka geystaan dalkaasi, kuwaas oo bilihii lasoo dhaafay galaaftay nolasha Boqollaal ruux, kumanaan kalena ay ku barakaceen. Fikradda Qoditaanka Godad hooy ahaan loo dago, si looga bad baado duqeymahaas aan kala sooca […]
Posted in Uncategorized | Read More »
FILE – In this Jan. 8, 2015, file photo, French riot officers patrol in Longpont, north of Paris, Sixty-nine journalists were killed around the world on the job in 2015. Twenty-eight of them were slain by Islamic militant groups, including al-Qaida and the Islamic State group, according to the Committee to Protect Journalists. The New […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa,30Dec,2015(QJ/SDN)-Ururka u dhaqdhaqaaqa difaaca Suxufiyiinta Caalamka ee [CPJ] ayaa warbixin ay soo saareen ku sheegay in sanadkan dhamaanaya 69-suxufi lagu dilay caalamka oo dhan, kuwaasoo la dilay iyagoo hawlahooda shaqo wata, iyadoo tiradani ay ka badan tiradii sannadkii 2014-kii lagu dilay caalamka oo ahayd 61-suxufi. Waddanka Suuriya iyo Faransiiska ayaa noqday dalalka lagu dilay suxufiyiinta […]
Posted in Uncategorized | Read More »
HARGEISA—- A man has been found hanging dead from a tree in Masallaha village which lies in the vicinity of Egal Airport on Tuesday. It is reported that his identity is still unknown. People passing by the tree have seen the man hanging while dead and alerted to the police station nearby. Someone who saw […]
Posted in Uncategorized | Read More »