Home » 7:57 am
Entries posted on “December, 2015”
Hargaysa 31. Decembar 2015 (SDN/QJ):-Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Maanta Magacaabay Xubnaha Xisbigaasi u Metelaya Hawl galka Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha oo Komiishanka Doorashooyinka Qaranku Shaaciyeen in Labada Todobaad ee ugu Horeeya Bisha Beri Bilaabmaysa ee Kowaad 2016 inay ka Bilaabayaan Gobolka Togdheer. Warsaxaafadeed uu soo saaray Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Ottowa,31,2015(QJ/SDN)-Bilowga sannadka cusub ayaa waxa la filayaa in dibed baxyo waaweyn oo lagaga soo horjeedo madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle laga dhigi doonno waddamada Qaaradda Yurub iyo America. Dowlada Ismaaciil Cumar Geelle ayaa wajahaya kacdoon kaga imaanaya umadda reer Jabuuti. Siyaasiyiinta Mucaaradka oo horukacaya shacabka ayaa si weyn kaga soo horjeeda Madaxweynaha Jabuuti oo ay ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho,30Dec,2015(QJ/SDN)-Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya, Maxamed Cabdi Xayir [Maareeye] oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa kaga hadlay Ansixinta sharciga saxaafada Somalia, isagoo xusay in xeerkan uu soo maray marxalado kala duwan. Maareeye ayaa xusay in xeerkan uu yahay kan ugu fiican adduunka oo dhan, isla markaana la filayo inuu noqdo midka ugu sarreeya, isagoo intaas […]
Posted in Uncategorized | Read More »
More than two hundred mainly young men trying to cross into Somaliland from Ethiopia for possible further migration to Europe or Middle East were rounded up at Somaliland’s busiest crossing Wajaale border with Ethiopia today. According to Somaliland’s immigration official at at Wajaale post, these would-be-emigrants were led to Somaliland’d Wajaale town as their crossing point […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Paris 30. Decembar 2015 (SDN/QJ):- Cusbitaalka hooyada iyo dhalaanka ee Adna ayaa kaalmaha ugu horeeya ka galay cusbitaalada ugu tayada wanaagsan qaarada Afrika, sida lagu shaaciyey qiimayn machad caalami ah sameeyey. Machadka Webometrics, oo qiimayn ku sameeyey kontonka cusbitaal ee ugu wanaagsan bixinta adeegyada caafimaadka qaarada Afrika kaalinta koowaad ka galay cusbitaal ku yaal dalka Swaziland […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 30. Decembar 2015 (SDN/QJ):- Madaxweynaha JSL Md Axmed maxamed Maxamuud siilaanyo ayaa maanta xadhiga ka jaray dhismaha cusub ee wasaaradda Arimaha gudaha oo Mudooyinkii u danbeeyay ay Wasaaradaasi ku hawl galaysay. Xaflada Xadhig ka Jarista Dhismahan Cusub Waxaa ka qayb galay Xubno ka tirsan Golaha Wasiiradda,Mas’uuliyiin ka socday Golayaasha qaranka,Madaxda Ciidamada Qalabka Sida,Maamulka Caasimada Hargaysa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 30. December 2015 (SDN/QJ):- Siyaasiga Yuusuf Garaad Cumar oo Sannado badan ay soo wada shaqeeyeen Alle naxariistiisii Janno ha ugu deeqee Marxuun Axmed Xasan Cawke oo Geeriyooday badhtamihii Bishii November ee Sannadkan ayaa qoraal uu ku faafiyey Mareeg uu ku leeyahay Internet-ka Waxa uu ku soo bandhigay Qisooyin uu ka Uruuriyey Marxuun Cawke,Isagoo Ujeedada […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 30. Decembar 2015 (SDN/QJ):- Xildhibaan Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde oo ka tirsan golaha wakiiladda Somaliland oo shalay ka qayb galay dood idaacadda BBC qabatay oo isaga iyo Xildhibaan Balaaki wax lagaga waydiiyay miisaaniyadda 2016, ayaa sheegay in xukuumaddu damcsantay inay dhulka xeradda ciidmadda ee Birjeex iyo meelo kale. Xildhibaan Jirde wuxuu dooddaa miisaaniyadda ka sokow […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 30. Decembar 2015 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleeban Maxamuud Aadan, ayaa hadley abaaraha iyo biyo la’aanta dalka ka jirta, isla markaana wuxuu sheegay in dalka oo dhami abaaro ka jiraan Balse Mudane Saleeban waxaa uu rajo fiican ka muujiyey in dalku uu heli doono biyo ku filan isaga oo xusay in lagu rajo weyn […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 30. Decembar 2015 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Gobolka Saaxiil ee xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Rooda Axmed Yaasiin, ayaa xukuumadda ugu baaqday inay faragalinta ka dayso xisbiga Ucid. Isla markaana waxay sheegtay haddii xukuumadu faraha kala bixi waydo xisbiga ay xukuumad ahaan iyo xisbiyo ahaanbaa ay albaabka ka wadda bixi doonaan oo dib loogu noqon doonno halkii […]
Posted in Uncategorized | Read More »