Home » 2:39 am Entries posted on “December, 2015”

Filim Dhiirrigelinaya Falalka Hubaysan ee Dhalinyarada oo Hargeysa lagu sameeyey iyo Mooganaata Hay’adaha ay khusayso DAAWO

Hargeysa, 27 December, 2015-(SDN/QJ):- Filim u muuqda mid dhiirrigelinaya falalka dhalinyarada ku hubaysan Mindiyaha iyo Faashashka ee ay dadka ku baadhaan oo lagu sameeyey gudaha magaalada Hargeysa, ayaa bishii hore lagu baahiyey Baraha bulshadu ku xidhiidho ee Internet-ka. Filimkan oo magaciisa lagu sheegay RAJO, isla markaana ku jiraan muuqaallo dhalinyaro shaqo-la’aan ah loogu baaqayo inay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Maxaa ka soo Baxay Dacwad u dhaxaysay Shirkada Dahabshiil iyo Daahir Calasow DAAWO?

Hargeysa, 27 December, 2015-(SDN/QJ):- Maal mahanba Waxa Jirtay in la soo gaba gabeyeey Dacwadi Shirkada Dahabshiil iyo Daahir Calasow u dhaxaysay . Hadaba Waxaa Markii kowaad qadiyada dacwadan ka hadlay Maamula Guud ee Shirkada Dahabshiil Cabdirashiid Maxamed Siciid iyo Gudomiyaha Ururka Suxufiyiinta Solja oo ka mid ahaa Ururo ka qayb Qaatay . Dhanka kale Daahir […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xeer Tilmaamaya La Xisaabtanka Iyo Awoodaha Hanti Dhawrka Guud ee Somaliland oo Hargaysa lagu soo bandhigay DAAWO

Hargeysa, 27 December, 2015-(SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Somaliland Marwo Sam Sam Cabdi Aadan ayaa ka qayb gashay Kulan ay soo qaban qaabiyeey Gudi Hoosaadka Ilaalinta Hantida qaranka ee Golaha Wakiiladda oo lagaga hadlayay la Xisaabtanka iyo awoodaha hanti dhawrka guud ee qaranka.

Posted in Uncategorized | Read More »

Turkiga: Fannaanadda Qamar Cabdillaahi Harawo oo Soomaalida Farriin uga soo dirtay Xabsi ku yaalla Istanbul

Istanbul, 27 December, 2015-(SDN/QJ):- Qamar Cabdillaahi Harawo oo ka mid ah Fannaaniinta Soomaaliyeed ee caanka ah, balse ilaa sanadkii 2012-ka ku jirta Xabsi ku yaalla Magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga, ayaa markii u horeysay codsi u soo dirtay Ummadda Soomaaliyeed, iyadoo waydiisatay in laga shaqeeyo sidii Xabsiga looga soo deyn lahaa. Qamar oo ka mid […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiirka Awqaafta Somaliland oo ka hadlay Shir Waddamo door ahi kaga qayb galeen Jabuuti

Hargeysa, 27 December, 2015-(SDN/QJ):-Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa ka qeyb-gashay shir caalamiya oo lagu qabtay dalka Jabuuti oo ay iskugu yimaadeen dalal ka tirsan jaamacadda carabta iyo Qarramadda midoobay. Kaasi oo lagu falan-qeeyay hanaanka loo cidhib tiro karo gudniinka fircoogniga ah oo culimadii ka qeyb gashay ay caddeysay inaanu raad ku lahayn diinta islaamka. Shirkan waxa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Dawladda Ethiopia waxay ogolaatay inay innoola dhaqanto sidii Saafaradaha kale” Safiirka Somaliland u fadhiya Addis ababa

Hargeysa, 27 December, 2015-(SDN/QJ):-Safiirka Jamhuuriyadda  Somaliland u fadhiya dalka Ethiopia, Danjire Maxamuud Jaamac Aadan (Galaal), ayaa sheegay in dawladda Itoobiya ay u aqoonsantahay in uu yahay safiir  buuxa, isla markaana ay ula macaamisho sida safiirrada dawladaha kale matalaya ee fadhigoodu yahay Addis Ababa. Maxamuud Jaamac Aadan Galaal, waxa kale oo uu si faahfaahsan uga hadlay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasaaradda Diinta iyo Aw-Qaafta Somaliland oo ka Hadashay Kitaab lagu eedeeyey inay Masaajiddada Dalka Ka Mabnuucday

Hargeysa, 27 December, 2015-(SDN/QJ):- Wasaarada Diinta iyo Aw-qaafta Somaliland, ayaa ka hadashay Kitaab la sheegay in Akhriskiisa laga mabnuucay Masaajiddada magaalooyinka dalka, kaasoo ay sheegtay inaan waxba ka jirin. Nin u hadlay kooxda Al-Shabaab oo lagu magacaabo Sheekh Fu’aad Muxamed Khalaf,  ayaa 19 bishan sheegay in Xukuumadda Somaliland ka mamnuucay in dhalinyarada  da’dooda ka yar […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xildhibaano ka Tirsan Baarlamanka Maamul Goboleedka Somaliyeed ee Punt land oo Booqasho ku Jooga Deegaano ka Tirsan Gobolka Sanaag

Badhan 27 December, 2015-(SDN/QJ):-Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Puntland ayaa gaadhay gobolka Sanaag waxaana halkaas kusoo dhaweeyey maamulka gobolka iyo qaarkamid ah shacabka gobolka. Golaha wakiilada ayaa booqday degmada Badhan ee gobolka waxayna booqdeen meelo kamid ah magaalada,waxana ay bulshada ugu baaqeen inay ka shaqeeyaan nabadgalyada. Meelaha ay booqdeen waxaa kamida ah Saldhiga magaalada oo qabyo ah […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Waa Maxay Xidhiidhka ka Dhexeeya dabaaldega sanadka cusub iyo Ciidda Kiristaanka? DAAWO

Hargeysa, 27 December, 2015-(SDN/QJ):-Waxaa sanadahaan dambe aad u soo batay xafladaha soomaalidu iyo guud ahaan Muslimmintu u dhigto soo dhaweynta sanadka cusub ee Milaadiga, waxaana caado noqotay in la qabto xaflado, riwaayado iyo hambalyo ku aadan sanadka cusub. Dhanka kale dawladda Soomaaliya ayaa markasta soo saarta baaq ku saabsan inaan ciidda Kiristaanka (Christmas) laga xusi […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Muranka UCID: Gar Waa Loo Wada Islaam Murashaxnimada Jamaal Cali Xuseen Muran iyo Mad-Madow Midna Ma Geli Karto! Amb. Kaysar Cabdilaahi Maxamed

Doqonniimo kugu baahday baan, cidi dabiibayne Duulkii inkaar qaba jinbaa, daasadaw tumo e Dab markuu bakhtiyo meel kalaa, dogob ka qiiqaaye Waagii dilaacaa naxdimo, dihin la sheegaaye Dul iyo hoosba waan ugu dhigee, waa dix-dhagaxeede Anunbaa damqanayee dheguu, uma daloolaane Dadkaan la hadlayaa baan lahayn, dux iyo iimaane Bal inay dalfoof tahay caqliga, dooni laga […]

Posted in Uncategorized | Read More »