Home » 2:53 pm
Entries posted on “December, 2015”
Jibouti,27Dec,2015(QJ/SDN)- Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Gelle ayaa markii ugu horraysay xaqiijiyay in ciidamada AMISOM ee soomaaliya ka dagaalamaya aanay ku guulaysan doonin soo afjaridda Al-Shabaab. Isagoo la hadlayay idaacadda BBC-da ee laga leeyahay wadanka Ingiriiska ayuu sheegay in marka loo eego xoogaysiga islaamiyiinta Afghanistan iyo Ciraaq ay adagtahay in ciidamada AMISOM ka guuleystaan Ururka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Washington,27Dec,2015(QJ/SDN)-Waxaa si Rasmi ah looga Furay Gobolka Virginia oo ku yaalla duleedka magaalada Washington Xafiis ay leeyihiin Jaaliyadda Somaliland ee ku nool Maraykanka. Xafiiskan ayaa wuxuu qaabilsanaan doona isku-xidhka jaaliyadaha gaar ahaan kuwa ku nool gobollada Virginia, Washington iyo Maryland; waxaana ka qayb-galay furitaanka xafiiskan Jaaliyadda Somaliland ee ku dhaqan saddexdan gobol, mas’uuliyiin kala duwan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
The Somaliland diplomatic office in Ethiopia has had its status elevated from the liaison one by the host country hence treated now as a full consulate, says the SL ambassador based in Addis Ababa. Amb. Mohamoud Jama Aden aka Galaal said that the bilateral relations of the two countries have been stepped up hence a […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Kampala,,27Dec,2015(QJ/SDN)-Dowladda Uganda ayaa xustay inay waddo qorshe ay ciidammo dhinaca cirka ah ugu dirayso Somalia horraanta sannadka soo socda ee 2016-ka; si loo dardar-geliyo dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab. Saraakiil ka tirsan millateriga dalka Uganda ayaa xusay in qorshahan lagala shaqeen doono xukuumadda iyo Midowga Afrika oo mas’uuliyad ay ka saaran tahay howlgalka AMISOM ee […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa,27Dec,2015(QJ/SDN)-Siyaasiga caanka ah ee reer Somaliland Ismaaciil Hurre Buubaa ayaa markii ugu horreysay lagu wareystay gudaha magaalada Hargeysa isagoo ka warramay arrimo badan oo xasaasi. Ismaaciil waxa uu tilmaamay in siyaasadda Somaliland uu xaalad abuurku ku badanyahay, isla markaana aan inta badan laga hadlin arrimaha masiiiriga ah ee ummadda. Sidoo kale waxa uu sheegay in […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa, 27 December, 2015-(SDN/QJ):-Madaxweyne ku xigeenka JSL Md cabdiraxmaan Saylici waxa uu Maanta xadhiga ka jaray dhisme labaad oo loo hirgeliyey wasaaradda qorshaynta Qaranka ee JSL. Munaasibada Xadhig ka Jarka Dhismahan oo lagu qabtay Barxada hore ee Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Waxaa ka qayb galay Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Mudane Cali Shoonbe,Madax ka Socotay Hay’ada Kaalmooyinka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa, 27 December, 2015-(SDN/QJ):- Siyaasiyiinta kala ah Cabdiqaadir Jirde, Cabdi Haybe, Aadan Dheere iyo qaar kale oo ku biiray xisbiga Waddani ayaa sheegay in beel ahaan ay siyaasiyan talo ugu guureen xisbiga Waddani, isla markaana ay u arkaan inuu yahay maanta ka ay badbaaddada iyo maslaxadda Somaliland ku jirto. Cabdiqaadir Jirde hadal uu ka jeediyay fagaarahaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa, 27 December, 2015-(SDN/QJ):- Xil. Maxamed Faarax Qabile oo ah Mudanaha keliya ee 21 xildhibaan oo golaha wakiiladda ka tirsan oo xisbiga Ucid ka soo baxay doorashadii hore kaga hadhay Xisbigaa ayaa shalay soo saaray war murtiyeed ku qotoma dood sharci oo uu kaga hadlay khilaafka Xisbiga Ucid. War murtiyeedkaa oo uu fariin culus ugu diray […]
Posted in Uncategorized | Read More »
‘’Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo U Muuqda in Uu Ka Fallaagoobay Beeshiisa’’Hargeysa,27Dec,2015(QJ/SDN)-Sida cad waxa soo if baxay khilaaf hor leh oo u dhexeeya guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng.Faysal Cali Waraabe iyo Suldaanka Guud ee beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, khilaafkan oo ku lug leh isla khilaafka xisbiga UCID gudihiisa ka jira, kaas […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Jowhar,27Dec,2015(QJ/SDN)-Maamulka gobolka Shabeellada dhexe ayaa shalay ka mamnuucay haweenka inay xidhaan indho-shareerka ama niqaabka iyo in aanay degmadaas ku dhex-socon karin xilliyada habeenkii ah mootooyinka Bajaajka ee saddexda lugood leh. Agaasimaha warfaafinta meaamulka gobolka Shabeellada Dhexe, C/kariin Cumar Macallin ayaa sheegay in laga billaabo maalinkii shalay oo ay taariikhdu ahayd 25-ka December, 2015-ka laga mamnuucay […]
Posted in Uncategorized | Read More »