Home » 11:26 am Entries posted on “November, 2015”

HADDUU KULMIYE INTAN GARTO!!!!.( Hello: M.B part 2)W/Q: Mohamed Abdilaahi Biihi.

Inkasta oo siyaasadu tahay jaangooyaha iyo saameeyaha nolosheena guud ahaanteedba, haddana waxa mararka qaar kugu qasbaaya inaad ka gaabsato hawlahaaga khaaska ah iyo duruufta markaas kugu gaddaaman. Haddana se markaad isleedahay waxuun baad soo kordhin kartaa waxaa haboon in aragtidaas aad la wadaagtid bulshada.“adduunku waa uu cabanayaa kamana cabanayo xumaan falayaasha se waxa uu ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dowladda Somaliland Oo Jamhuuriyadda Jabuuti Ka Codsatay Inay Door Ku Yeelato Wada-hadalada Somaliland iyo Soomaaliya DAAWO

Hargeysa,28Nov,2015(QJ/SDN)-Somaliland ayaa sheegtay inay madaxweynaha wadanka Jabuuti ka codsatay inuu dhexdhexaadiyo Somaliland iyo Somalia. Wada hadalada ayaa dani ugu jirtaa mandaqada sida uu sheegay wasiirka khaarajiga Somaliland. Dr Sacad Cali Shire wasiirka khaarajiga ee Somaliland oo ka soo laabtay socdaal uu ku joogay Jabuuti ayaa sheegay inay codsadeen in wada hadalka ay kaalin ka qaadato […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Turkish Special Envoy on Somalia/Somaliland talks meets with President Silanyo

Hargeisa,28Nov,2015(QJ/SDN)-Turkish Special Envoy to Somalia/Somaliland talks, Ahmet Rize Demirer arrives in Hargeisa for his first trip ever since he was appointed to take in charge of the talks. Mr. Ahmet Rize Demirer has held talks with president of Somaliland His Excellency Ahmed Mohamed Mohamoud Silanyo. Althought the media were barred from the meeting that the […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somaliland Security Forces arrest stringer in Burao

Burao,28Nov,2015(QJ/SDN) – Security forces have arrested Mr. Khadar Abdirisak, a stringer for Hadhwanaagnews online newspaper who is based in Burao today. The mayor of Burao is reported to have authorized the detention of the reporter who was not happy with series of scathingly articles that was published. Mr. Khadar was interrogated by Criminal Investigation Department […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dhakhaatiirta Ajaanibka Ah Ee Aan Haysan Shahaado La Aqoonsan Yahay Oo Somaliland Laga Mastaafurinayo iyo Khilaaf Ka Dhex Curtay Ururka Dhakhaatiirta Somaliland Oo Xal Loo Raadinayo

Hargaysa 28.Nov 2015 (SDN/QJ):- Dhakhaatiirta ajaanibka ah ee aan u dhalan Somaliland ee dalka ka hawl-gala,ayaa loo qabtay ugu dambayn inta ka horraysa  30-ka bishan in ay ku soo gudbiyaan shahaadooyinka caafimaad ee ay haystaan, oo  laga rabo in ay noqdaan shahaadooyin caalami ah oo la aqoonsan yahay, dhkhtarka ku soo gudbin waayana dalka laga […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Kulan Dhexmaray Madaxweyne Siilaanyo iyo Ergayga Turkigu U Soo Magacowday Wada Hadalka Somaliland iyo Soomaaliya

Hargeysa,28Nov,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa kulan la yeeshay ergayga ay dawladda Turkigu u soo magacawday wada hadalada Somaliland iyo Somaliya danjire Ahmet Riza Demirer oo dalka ku yimid safarkiisii u horeeyay. Kulankaas habeen hore  oo ahaa mid ay albaabadu u xidhnaayeen, ayaa waxa qoraal kooban oo ay barteeda twitterka ku baahisay ay qunsuliyada […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dagaal u dhexeeya Puntland iyo Galmudug oo mar kale ka Qarxay Magaalada Gaalkacyo

Hargeysa,28Nov,2015(QJ/SDN)- Ugu yaraan saddex qof ayaa ku dhintay, tiro ka badan shan qof oo kalena way ku dhaawacmeen dagaal u dhexeeya Puntland iyo Galmudug ayaa saaka marka kale dib uga qarxay degmada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Dagaalkan ayaa la sheegay inuu ka billowday barta kala qaybsai labada dhinac ee dagaalku u dhexeeyo, waxaana dadku […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Prof Fadal oo ka Digay Dib u dhac danbe oo ku Yimaada Doorashooyinka Madaxtinimo iyo Wakiiladda

Hargaysa 28.Nov 2015 (SDN/QJ):- Xoghayaha Siyaasada Arrimaha Dibada ee Xisbiga Mucaaradka ee Waddani Maxamed Cismaan Fadal ayaa ka digay dib u dhac mar dambe ku yimaada doorashooyinka iyo muddo kordhin ay guurtidu iska samayso.   Xoghayaha Siyaasada Arrimaha Dibada ee Xisbiga Mucaaradka ee Waddani Maxamed CIsmaan Fadal oo wareysi gaar ah siiyey Wargeyska Geeska Afrika […]

Posted in Uncategorized | Read More »

”Arrinta Xisbiga UCID noqon mayso Arrin Ciise Muuse Iyo Ciidagale u dhaxaysa ee waa arrin Xisbi,.” Faysal Cali Waraabe

‘’Nimankani wax ay Xisbiga Ku Darsadeen Malahan, Jamaalna Wuxuu Meelahaas Ka Yidhaahdaa Lacag baan Bixiyay Ee Ha Soo Caddeeyo, Anigu Biidhe qaate ma ahi lacagna kama qaatee.. Hees iyo Wuduud Xisbi laguma Helo’’ Faysal Cali Waraabe Hargeysa,28Nov,2015(QJ/SDN)-Guddoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in uu dhawaan Burco u tagay sidii […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Hargeysa: Kulan Dhexmaray Madaxda Xisbiyada Somaliland Iyo Safiirro Turki Ah

Hargeysa,28Nov,2015(J/SDN)-Kulan dhexmaray madaxda axsaabta Jamhuuriyadda Somaliland iyo Ergayga dalka Turkigu u magacaabay wadahadalka Somaliland iyo Soomaaliya   Madaxda Axsaabta Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa kulan la yeeshay Ergayga gaarka ah ee dawladda Turkiga u qaabilsan wadahadalka Somaliland iyo Soomaaliya Ambassador Ahmet Rize Demirer, kulankaas oo ka dhacay xarunta Qunsuliyadda Guud ee Turkigu ku leeyahay caasimadda Jamhuuriyadda […]

Posted in Uncategorized | Read More »