Home » 5:30 pm
Entries posted on “November, 2015”
HARGEISA— Somaliland Energy Minister Hon. Husein Abdi Du’ale who is on working visit to Italy has attended a meeting which was discussed in bringing a wind turbine to Hargeisa, Somaliland capital. According to an Italian paper (Padovaoggi) stated that the minister is seeking an international investment when it comes to renewable energy to Somaliland. The […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 28.Nov 2015 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa dawladda iyo shacabka dalka Imaaraadka carabka ku bogaadiyay munaasibadda 44-guurrada ka soo wareegtay xornimadii wadanka Imaaraadka Carabta oo loo dabaal degayo 2-da Bisha December 2015-ka. Madaxweynuhu waxa uu dhambaal hambalyo ah ugu diray madaxweynaha dawladda Imaaraadka carabta Sheekh Khaliifa Binu Saa’id Al-nahyaan, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho, November 28, 2015 (SDN/QJ):–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke oo saaka dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib safar uu ku tagay magaalooyinka Cadaado iyo Garowe, ayuu shir jaraa’id warbaahinta ugu qabtay garoonka Aadan Cabdulle. Ra’iisul Wasaaraha ayaa rajo ma kuujiyay xal u helida colaada Gaalkacyo, isaga oo xusay in kulamadii […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Gaalkacyo 28.Nov 2015 (SDN/QJ):-Iska horimaad hubeysan ayaa ka soo cusboonaaday magaalada Gaalkacyo oo u dhaxeeya ciidamo kala taabacsan Puntland iyo Galmudug. Iska horimaadka maanta ka socda magaalada ayaa imaanaya hal toddobaad kaddib markii iska horimaad ay ku dhinteen toddobo qof ayna ku dhaawacmeen 40 qof uu ka dhacay magaalada. Iska horimaadyada toddobaadkii la soo dhaafay ayaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Jabuuti 28.Nov 2015 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti md Ismaaciil Cumar Geele ayaa waraysi gaara oo uu siiyey wargeyska sharqal awsat ee ka soo baxa carrigga Ingiriiska wuxuu kaga hadlay arimo badan oo khuseeya amaanka gobolka,xidhiidhka Jabuuti iyo Sucuudiga,Saldhigyada Ciidan ee ay marti geliyaan,kaalintooda geeska afrika,arrimaha soomaliya iyo waxqabadkiisa mudadii uu xilka hayay. Qaybo ka mid […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 28.Nov 2015 (SDN/QJ):- Iyadoo aanuu waqti badani ka soo wareegin shirkii Maansoor ee loogu cumaamaday murashixiinta Muuse Biixi iyo Saylici ayaa waxa durba soo baxaya xoggo sheegaya, in madaxtooyadu ku hawlan tahay isku shaandhayn balaadhan oo xil ka qaadis iyo isku bedelba leh, taasoo la saadaalinayo inay galaafan doonto xubno badan oo haatan golaha […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa,28Nov,2015(QJ/SDN)-Golaha wakiillada Somaliland ayaa kalfadhigiisa caadiga ah ee 29-aad u furmay kadib fasax goluhu ku maqnaa. Guddoomiyaha golaha Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa kulankaasi furay, waxaana mudaneyaasha loo qaybiyay ajande hawleedka golaha ee kalfadhigan, iyadoo loo balamay in fadhiga xiga lagaga doodi doono. Guddoomiyaha wakiillada Cabdiraxmaan Cirro oo ay hareero fadhiyaan labadiisa ku xigeen Baashe […]
Posted in Uncategorized | Read More »
China’s military is in talks with the Horn of Africa country Djibouti to build logistics “facilities” to support Chinese peacekeeping and anti-piracy missions, the foreign and defense ministries said on Thursday. In May, Djibouti President Ismail Omar Guelleh told French media his government was in talks with China about a military base, adding Beijing’s presence […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Ankara,28Nov,2015(QJ/SDN)-Dagaalka afka ah ee u dhaxeeya Madaxda Ruushka iyo Turkiga ee ku qotoma diyaaradii la soo riday ayaa sii xoogeysanaya, iyadoo erayo xanaf leh ay hawada isu marinayaan labada dhinac. Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa uga digay Ruushka inay dab ku ciyaaraan, waxaana uu xusay in Caalamka oo dhan ay og-yihiin inay ku saxsanaayeen […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Johannesburg,28Nov,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha dalka Koonfur Afrika, Jecob Zuma ayaa waraaqihiisa aqoonsi danjirnimo ka gudoomay danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalkaas, Jamal Maxamed Barrow. Zuma ayaa aqalka madaxtooyada dalkiisa kaga guddoomiyay safiirrada 15 waddan oo ay Somalia ku jirto warqadaha aqoosniga danjirenimo; kuwaasoo ay ka mid ahaayeen Canada, Malaysia, Panama, Zambia iyo Falastiin. Danjire Baroow oo si weyn ugu […]
Posted in Uncategorized | Read More »