Home » 11:44 am Entries posted on “November, 2015”

Kitaabkii Qur’aanka Ahaa Ee Putin Uu Hoggaamiyaha Iiraan Siiyey, Oo La Ogaaday In Aanu Asalkii Ahayn

Hargeysa,29Nov,2015(QJ/SDN)-Khamiistii ina dhaaftay oo bisha Noofambar 2015 ku ahayd 26 waxa uu Geeska Afrika boggan ku baahiyey sheeko cinwaan uu uga dhigay “Madaxweyne Putin Oo Kitaab Qur’aan Ah Oo Taariikhiya Hadyad U Siiyey Hoggaamiyaha Ruuxiga Ah Ee Iiraan” Warkan uu Geeska Afrika ka soo xigtay Shabakadda Al-Carabiya oo lagu baahiyey inta badan ee warbaahinta dunida […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ruushka Oo Cunaqabatayn Saaray Dalka Turkiga iyo Khilaafka Labadaas Dal Oo Hawada Isku Sii Shareeray

Ankara,29Nov,2015(QJ/SDN)-Saraakiisha dalka Turkiga ayaa sheegay inay filayaan in isfahan la’aanta ka dhaxaysa Ruushka iyo Turkigu sii xumaan doonto kadib markii Moscow ay shaaca ka qaaday cunaqabatayn dhinaca dhaqaalaha ah oo ay kaga aargoosanayso diyaaradii la soo riday. Tallaabooyinka uu Ruushku sheegay inuu qaadayo waxaa kamid ah xayiraad lagu soo rogay ganacsiyada Ruushku inaanay  shaqalaysiin muwaadiniinta […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dowladda Somaliland Oo Ka Hadashay Mowqifkeeda Ku Aadan Dagaalka Magaalada Gaalkacyo DAAWO

Hargeysa,29Nov,2015(QJ/SDN)-Xukumadda Somaliland ayaa ka hadashay mawqifkeeda dagaallada dhawaanahan ka dhacayay magaalada Gaalkacayo ee u dhexeeya maamulada Somalia ee Puntland iyo Galmudug, waxaanay ugu baaqday inay ilaaliyaan xasiloonida mandaqada wada hadalna lagu dhammeeyo khilaafka jira. Wasiirka arrimaha dibadda Dr Sacad Cali Shire ayaa sheegay in Somaliland jeceshahay in mandaqada bariga Africa lagu wada noolaado nabad. Waxa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Taxanihii Qisaska Nolosha iyo Tusmadii Xusuus Qor Dhakhtar Ilkood Kala Soco Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

Hargaysa 29.Nov 2015 (SDN/QJ):-  Waa Qormadii Taxanaha ahayd ee Xusuus Dhakhtar Ilkood oo ay inoo Soo diyaariso Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Aqoon durugsan u leh Xanuunada Ilkaha kana Shaqaysa Magaalada Hargaysa.   Waxay Taxanahan inoogu soo bandhigaysaa Khibrad ay ka heshay Mudadii ay ka shaqaynaysay Mihnada dhakhtarnimo,Waxaana si Joogto ah Taxanahan idiinku […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Qaar Ka Mida Isbahaysiga Isbadal Doonka KULMIYE oo Kulan la Yeeshay Bulshada Burco DAAWO

Burco 29.Nov 2015 (SDN/QJ):- Siyaasiyiinta Is-bahaysiga KULMIYE ee ku sugan Magaalada Burco ayaa xalay kulan ballaadhan la qaatay Waxgaradka, Aqoonyahanka iyo Cuqaasha Gobolka Togdheer oo isu dhan. Kulankan oo ka qabsoomay Huteelka City Plaza, waxaa ka muuqatay midnimo dhammaan Rer Togdheer iyo Burco ay markii kobaad sidaas u muujiyaan, iyagoo shirarki ka horeeyay midkan ay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiirka Warfaafinta Somalia oo Shaaciyey in Telefishanka Punt land Tv la Hoos geeyay Wasaaradiisa DHAGAYSO

Muqdisho 29.Nov 2015 (SDN/QJ):- Wasiirka warfaafinta DFS Maxamed Cabdi Maareeye ayaa ka hadlayay kulan ka dhacay Muqdishu oo looga hadlyay horumarinta warbaahinta Somalia ayaa sheegay in ay heshiish ay wada gaareen wasaaradiisa iyo wasaarada warfaafinta maamul-goboleedyada dalka. Wasiir Maareeye ayaa sheegay in Tv-ga dowlada Puntland laga bilaabo maanta la hoos geeyay wasaarada warfaafinta xukuumada Somalia, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiir ka mid ahaa Xukumadda Puntland oo taageeray shir mamul loogu dhisayo SSC oo Nairobi ka Socda Iyo Aamusnida Somaliland DAAWO

Nairobi, 29.Nov 2015 (SDN/QJ):- Wasiirkii hore ee wasaradda Qorsheynta xukumadda Cabdiweli Cali Gaas mudane Cali Axmed Faatax ayaa soo dhaweeyay shirka Nayroobi ka socda ee mamulka loogu samaynayo gobaladda Sool, Sanaag iyo Buuhoodle. Faatax oo guddiga shirka wada xubin ka ah ayaa shir jaraa’id uu saxaafada u qabtay wuxuu ku faah faahiyay dareenkiisa shirka wuxuna […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ururrada Xuquuqda Aadamaha Somaliland iyo Soomaaliya oo hore kulan qarsoodi ah Hargeysa ugu yeeshay iyo muhiimadda ujeeddada ka dambaysa

Hargeysa, 29.Nov 2015 (SDN/QJ):- Ururrada Xaquuqda Aadamaha Somaliland badankooda, ayaa la sheegay inay Muqdisho u tegayaan Shirweyne ujeedkiisu yahay in dib loo qaato Midnimadii Soomaaliweyn, sida ay Wargeyska Himilo oo aanu Warkan ka soo Xiganay ay  u xaqiijiyeen ila-wareedyo xog-ogaal u ah dhaqdhaqaaqyada Ururrada Xuquuqda Aadamu doonayaan inay Xamar ugu baxaan maalmaha soo socda.   […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Sodon Hablood oo Suxufiyiin ah oo Tababar ku saabsan Diyaarinta Barnaamijyada Hargaysa loogu soo Gabo gabeeyay DAAWO

Hargaysa 29.Nov 2015 (SDN/QJ):- Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Marwo Shugri Xariir Ismaaciil ayaa u soo gabo gabaysay 30 Hablood oo Suxufiyiin ah Tababar Mudo Sadex Bilood ah ay ku baranayeen Habka diyaarinta Barnaamijyada. Suxufiyiintan ayaa ka kala Hawl gala Warbaahinta kala duwan ee Somaliland Waxaana Tababarkan soo qaban qaabiyey Ururka Suxufiyiinta Haweenka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Sirdoonka Wadanka Ingiriiska oo Shaaciyey in Shaqsiyaad Dil ka geystay dalkooda u soo baxsadeen Somaliland

Sheffield,29.Nov 2015 (SDN/QJ):- Ciidammada Sirdoonka Ingiriiska, ayaa sheegay in afar qof oo loo haysto dil haatan la sheegay inay ku nool yihiin Somaliland, xilli Xabsi dheer lagu xukumay Nin kale oo ku eedeysnaa dembiga dilka. Booliiska waddanka Ingiriiska, ayaa sheegay inuu weli socdo baadhitaanka dil ka dhacay sannadkii hore, inkastoo Maxkamadda Sheffield ku xukuntay Xabsi-daa’in […]

Posted in Uncategorized | Read More »