Home » 1:14 am
Entries posted on “November, 2015”
HARGEISA– A large delegation from Somaliland leaves for Nairobi today. Minister for foreign affairs, Sa’ad Ali Shire, minister for health, Suleiman Isse Ahmed and Somaliland’s chairman of constiutional court, Adam Haji Ali. Minister for foreign affairs, Dr. Sa’ad Ali Shire leading the delegates to Nairobi has told the press that they will meet with embassies […]
Posted in Uncategorized | Read More »
If we didn’t have heroes or great lyricists like the above great poet, Timacade, I would have blamed the lack of models and great brains for my people. As a devoted Muslim, I would have settled down and accept subserviently my lot. However, the Almighty bestowed my people great providences and wisdom, yet we suffer […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Garowe,29Nov,2015(QJ/SDN)-The semi-autonomous northern Somalia region of Puntland released a television journalist who was arrested after grilled the region’s information minster over wide-ranging political controversies, colleagues said on Sunday. Jama Deperani, a presenter with the London-based Somali Channel Television was released Sunday after a public outcry by journalists’ watchdogs and the United Nations, according to Faysal […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho,29Nov,2015(QJ/SDN)- Warbaahinta Qaranka – Radio Muqdisho, SNTV iyo Barta Internetka intaba waxaan mar kasta uga fadhinnaa in ay soo gudbiyaan warar na khuseeya, sugan, dheellitiran oo aan xag jirin. Wararkaas xilliga loogu baahi badan yahay waa marka ay ku saabsan yihiin colaad. Puntland iyo GalMudug wey u siman yihiin warbaaahinta Qaranka, iyaduna waa in taa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Garoowe,29Nov,2015(QJ/SDN)-Maamulka Puntland ayaa maanta sii daayay wariye Jaamac Yuusuf Dabaraani oo muddo 10-maalmood ah xabsiga ku jiray, iyadoo sii daynta wariyahan ay ku timid dadaallo badan oo ay ku bixiyeen ururrada u dooda saxaafadda iyo kuwa xuquuqda aadanaha. Wariye Jaamac Dabaraani oo ka tirsan Somali Channel Tv xafiiskiisa ku yaalla Garoowe ayaa waxaa la xidhay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Gaalkacyo,29Nov,2015(QJ/SDN)-Magaalada Gaalkacyo oo marka la eego la odhan karo waa magaalo leh saameyn siyaasadeed iyo mid dhaqaale intaba ayaa dagaalladii ugu danbeeyay ee ka dhacay waxaa siweyn mar kaliya u dareemay siyaasiyiinta iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed oo bilaabay dadaallo xoogan oo la doonayo in lagu joojiyo colaada magaalada Gaalkacyo. Wafdi uu horkacayo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho, November 29, 2015 (SDN/QJ):-Muqdisho Raisul-wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke wuxuu 4ta Sebtember 2015 u magacaabay Guddi Madax Banaan oo ka kooban 5 qof inay baaritaan iyo hubin ku sameeyaan eedaymaha ay Kooxda la Socodka Soomaaliya & Eriteriya ee Qaramada Midoobay u soo jeediyeen Wasaaradda Batroolka & Macdanta. Kooxda La Socodka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
The 2012 initiated talks and their demise 1.It was recognised at the (international) June 2012 London Conference that there was a ‘need for the international community to support any dialogue between Somaliland’ and the then Somalia government ‘or its replacement may agree to establish in order to clarify their future relations’ . Having waited for […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa,29Nov,2015(QJ/SDN)-Maalmihii u dambeeyay ayay soo baxayeen warar ku saabsan in guddoomiyaha Waddani Cabdiraxmaan Cirro iyo afhayeenkiisa xisbiga Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa khilaaf kala irdheeyay, balse Afhayeen Ibraahin ayaa markii u horaysay warkaasi beeniyay sheegayna inaanu jirin khilaaf u dhexeeya isaga iyo guddoomiyihiisa. Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa oo warkaasi saxaafadda ku soo baxay ka jawaabaya ayaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Tahran,29Nov,2015(QJ/SDN)-Siddeed iyo Afartankii saac ee u sambeeyey waxaa si aad u weyn dalka Iiraan iyo meelo badan oo dunida ah ugu faafayey warka sheegaya in buur ku taalla xeebta bari ee Gacanka Carabta qaybtiisa Iiraan ay daweyso cudurka dilaaga ah ee AIDS ka. Warbaahinta dalka Iiraan ayaa si aad ah u baahinaysay warbixinno iyo sheekooyin […]
Posted in Uncategorized | Read More »