Home » 2:07 am Entries posted on “November, 2015”

Barakac ballaadhan oo Ka socda Magaalada Gaalkacyo iyo Waan-waan Wali Socota Oo Noqotay Mid Madhalays ah

Gaalkacayo 27.Nov 2015 (SDN/QJ):-Magaalada Gaalkacyo ayaa Sadexdii Caano maal ee  u dambaysay shacabka waxa ay ka baqdin qabeen in dagaalo kale ay kadhacaan waxayna Iskagana baxeen Dhamaan xaafadaha magaalada Gaalkacyo inyar maahane, Dhinaca Kale waxaa Wali socoto waan waanta ay wadaan Odayaasha labada dhinac iyo Ganacsatooda Kuwaas oo ku howlan xalinta Xiisadahaasi. Shacabka labada dhinac […]

Posted in Uncategorized | Read More »

”Waxay Irbad isaga Toleen Afka Kadib Markii ay Hungo kala Kulmeen Safarkii Halisaha badnaa ee Yurub” Waa Qaxootigoo laga xiray Xuduudaha Yurub Oo Xaalkoodu Marayo Meel Naxdin Leh SAWIRO

Oslo 27.Nov 2015 (SDN/QJ):- Qaxooti ka soo jeeda dalalka Siiriya , Ciraaq iyo Iiraan ayaa waxaa la sheegay inay cuntada ka soomeen ka dibna si xun Afka cirbad iskaga toleen ka dib markii lagu celiyay xuduudaha dalalka Giriiga iyo Masdonia . Qaar ka mid ah dalalka Yurub ayaa xirtay xuduudahooda ka dib Qaraxyadii lagu qaaday […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Puntland bars Somali PM from traveling to their region

Galka’yo – The Puntland semi-autonomous state in northern Somalia has prevented Somalia’s prime minister from travelling to its region Thursday amid territorial dispute with its neighboring central government-backed Galmudug state following this week’s clashes in Galkayo town that left 10 people dead. PM Omar Abdirashid Sharmarke’s planned visit to the restive Galkayo town was cancelled […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somalia: Ex-Presidential aide kicks off candidacy bid in Somaliland Opp Party

Hargeisa – Somaliland’s Justice and Welfare Party (UCID) is in disarray after former ruling party members have showed off interest in key posts in the opposition ahead of presidential and parliamentary elections in early 2017. Former State Minister for Presidency, Hirsi Ali Haji Hassan is weighing in on run for presidency under UCID in the […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Djibouti President receives Somaliland’s Foreign Minister

DJIBOUTI–  Djibouti President Ismail Omar Guelleh, held talks in Djibouti on Thursday ( 26, November) at his presidential office with Somaliland’s Foreign Minister, Dr. Sa’ad Ali Shire and the talks focusing on bilateral relations between the two brotherly countries. Somaliland’s minister for foreign affairs arrived in Djibouti  on an official visit. Dr. Sa’ad Ali Shire is accompanied by […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ujeedadda Booqasho Tafatiraha Idaacadda BBC-da Ee Afrika, Mary Herbal, Ay Maanta Ku Tagtay Xarunta Wasaaradda Warfaafinta Somaliland DAAWO

Hargeysa,26Nov,2015(QJ/SDN)-Haweenayda Caanka Ah Ee Wariyaha Iyo Qoraaga Ah Mary Herbal, oo ah tafatiraha idaacadda BBC-da, ee Afrika, oo dalka Somaliland u timi in ay soo booqato xabaashii lagu aasay wariyihii weynaa ee ruug cadaagga ahaa Allah ha u naxariistee Axmed Xasan Cawke, oo ay u haysay ixtiraam badan maadaama oo ay muddo dheer soo wada […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dareenka Bulshadda Magaaladda Burco ku Qaabishay Isbahaysiga Dimuquraadi doonka ah ee Kulmiye DAAWO

Burco 26.Nov 2015 (SDN/QJ):- Xubno ka tirsan garabkii la baxay isbaahaysgia dimuqraadiyada xisbiga KULMIYE, ayaa gaadhay magaalada Burco halkaas oo ay taageerayashoodu ku soo dhaweeyeen. Qaar ka mid ah dadka soo dhaweynta maamulayay ayaa saxaafadda u sheegay in cududdii taageerayaasha KULMIYE yihiin kuwa taabacsan isbahaysiga, islamarkaana calan iyo gaadhi faaruq ah lagu wareejiyay musharraxa xisbiga […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Abwaan Cabdiwaaxid Cali Gamadiid Oo Gabay Ku Digasho Ah Ka Tiriyay Weerarkii Magaalada Paris {DHAGEYSO}

Hargaysa 26.Nov 2015 (SDN/QJ):- Abwaan Cabdiwaaxid Gamadiid oo kamid ah Abwaaniinta Soomaaliyeed ee degan Magaalada Hargeysa ayaa tiriyay Gabay uu kaga hadlayo arrimo badan oo ka taagan Caalamka guud ahaan, gaar ahaana weearkii dhawaantan lagu qaaday magaalada Paris ee dalka Faransiiska Gabayga ayaa la yidhaahdaa Isha Cali U Fiirsada, waxaana uu diirrada saarayaa weerarkii dhawaan ka dhacay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Tartanka Foolxumada Dalka Zimbawi Oo Lagu Kala Calaf Qaaday, Raggii Guuldareystay oo si cadho leh Uga Dareen Celiyay DAAWO

Hargeysa,26Nov,2015(QJ/SDN)-Tartankii 4-aad ee fool xumada Zimbabwe ama “Mister Ugly” ayaa waxaa ku guuleystay Mison Sere oo 42 jir ah. Hase yeeshee William Masvinu oo koobka haystay 3-dii sano ee lasoo dhaafay iyo taageerayaashiisa ayaa ku doodaya in wax is-daba marin ay dhacday, oo Mison Sere uu yahay nin qurxoon oo aan koobka u qalmin. William […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiir Cukuse oo dhul Gariir ka qaaday Warbixintii Gudida Daba Galka Hantida Qaranka ee Golaha Wakiiladda DAAWO

Hargeysa,26Nov,2015(QJ/SDN)-Wasiirka wasaarada warfaafinta dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa gaashaanka ku dhuftay  warbixin ay soo saareen guddida ilaalinta iyo daba-galka hantida qaranka ee golaha Wakiillada, isaga oo guddidaasina ku tilmaamay kuwo aan xaq u lahayn in ay qiimeeyaan wasaaraddiisa. Wasiir Cukuse  waxa uu sidaasi ku sheegay jawaab uu ka bixiyay warbiixintii ay […]

Posted in Uncategorized | Read More »