Home » 1:18 pm Entries posted on “October, 2015”

Somaliland: Xusuusta Qaraxyadii Maanta Oo Kale Ka Dhacay Magaalada Hargeysa 29,Oct,2008.

Hargeysa,29Oct,2015(QJ/SDN)-7 Sano ayaa laga joogaa maanta oo kale markii qaraxyo is-miidaamin ah ka dhaceen magaalada Hargeysa gaar ahaan XarumahaSafaarada Itoobiya,Xaruntii Qaramada Midoobey iyo Madaxtooyada Somaliland. Qaraxyadaas ayaa waxaa ku dhintay 24 oo ay ku jiraan mas’uuliyiin ka tirsan Xukuumadda Somaliland, oo uu ka mid ahaa Xog-hayihii Xafiiska Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin Alle ha u naxariistee, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Shirkii India iyo Afrika oo ka furmay New Dalhi iyo Ballan-qaad loo Sameeyay Afrika – SAWIRRO

New-Delhi,29Oct,2015(QJ/SDN)-Shir-madaxeedkii dalalka Afrika iyo India ayaa ka furmay maanta magaalada New Delhi ee xarunta dalka hindiya, iyadoo ra’iisul wasaaraha Hindiya, Narendra Modi oo kaga dhawaaqay shirka inuu dalalka Afrika ku caawinayo 600 oo Milyan oo doollarka Mareykanka. Waxaa shirkan ka qayb-galay in ka badan 50-hoggaamiye oo Afrikaan ah oo uu ku jiro madaxweynaha Soomaaliya, Xasan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Nadaafad Darrada Magaalada Muqdisho, Burburka Waddooyinka iyo Xilliga Roobka – SAWIRRO

Muqdisho,29Oct,2015(QJ/SDN)-Magaalada Muqdisho ayaa mudoyinkii dambe aheed mid dhinaca horumarka u jiheesatay, waxaana Magaalada laga dhisay dhismooyin aad u qurux badan, waxaa sidoo kale la dhisay Laamiyo badan oo kuyaala Magaalada Muqdisho oo horey u bur bursanaa Dowlada Turkiga ayaa dhistay Laamiyo badan oo Muhiim ah oo kuyaala Magaalada Muqdisho gaar ahana laamiga dheer ee Maka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dhagaysiga Idaacadda VOA Oo Laga Mamnuucay Deegaanada Maamulka Puntland.

Garowe,29Oct,2015(QJ/SDN)-War Qoraal ah oo kasoo baxay Wasaarada Warfaafinta Maamulka Puntiland ayaa deegaanada maamulkaasi ka taliyo looga mamnuucay in laga dhageesto ama Idaacadaha kuyaala ay sii daayaan Laanta Afka Soomaaliga ee VOA. Wasiirka Warfaafinta Puntiland ayaa ku eedeeyay Idaacada VOA in ay caadeesatay tabinta Warar aan xaqiiqo aheyn uu sheegay in ay dhaawacayso sumcada iyo jiritaanka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Madaxweynuhu Wuxuu U Yeedhay Wasiiro Qoyskiisa Ah. Waa Xaqiiqo Aan Been Ahayn. Haddii La Beeninayo Been Baa La Sheegaya” Samaale

Hargeysa,29Oct,2015((QJ/SDN)-Wasiirkii hore ee maaliyadda Cabdicasiis Samaale, ayaa shir jaraa’id oo uu Hargeysa ku qabtay wuxuu ku hogotusaaleeyay dhibaatooyin dalka ka jira, waxaanu dib u saxay hadal uu dhawaan yidhi. Wasiir Samaale, wuxuu yidhi “Waxaan jecelahay inaan saxo waxaan u jeedayna caddeeyo hadal aan dhawaan warbaahinta siiyay, waxaa hadalkaygaas ka mid ahaa “haddii madaxweyne Shaanidii ku […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Falanqaynta Saamaynta Ay Is Casilaadda Dabarka Goosatay Ku Yeelanayso Madaxweyne Siilaanyo, Mustaqbalka Xisbiga KULMIYE Iyo Shaqada Qaranka

Hargeysa,29Oct,2015(QJ/SDN)-Toddobaadkan waxa iska casilay xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo tiro 12 wasiir ah oo isugu jira wasiir iyo wasiir-xigeeno iyo weliba agaasime guud iyo afhayeenkii Madaxweynaha. waxaana wasiiradan ku jira wasiiro muddo dheer ahaa gacanta midig ee Madaxweyne Siilaanyo. Waxay noqotay markii u horaysay ee tiro intan leegi ay iska casilaan xukuumad talada haysa, waxaanay wasiiradani ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Daawo Baraamijka SHAFI IYO XULSHADA XAGUU U SOCDAA XISBIGA KULMIYE daawasho wacan

London29oct15(sdn/qj)Daawo Baraamijka SHAFI IYO XULSHADA XAGUU U SOCDAA XISBIGA KULMIYE daawasho wacan.

Posted in Uncategorized | Read More »

The Night Life of Mogadishu

The city of Mogadishu, known for enduring years of conflict is fast taking on a new charm with entertainment spots emerging as the city savors relative peace. When the sun sets, the town takes on another life – one of serenity, recreation, with entertainment in the hotels, at the array of beach hotels and tea […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somaliland: Head of State tours Kulmiye headquarters to collect ID card

HARGEISA- The Head of State His Excellency Ahmed Mohamed Mohamoud Silanyo has visited Kulmiye headquraters in order to get registered today. Chairman and First Deputy Chairman were there to welcome the president and his entourage. First Deputy Chairman, Mohamed Kahin who spoke fisrt has welcomed the president on his tour to the headquarters. It reminds him […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somaliland: President Rejects the resignation of Deputy Minister

HARGEISA-Somaliland President H.E Ahmed M. Silanyo has rejected the resignation tendered by Deputy Minister of Environment, Ahmed Mohamed Nur who resigned from the past on Thursday. The president has accepted all officials that have made the mass resignations following Kulmiye party row. The Assistant Minister of Environment has served in the post for only four months […]

Posted in Uncategorized | Read More »