Home » 11:43 am
Entries posted on “October, 2015”
Hargeysa,30Oct,2015(QJ/SDN)-Dr Maxamed Cabdillaahi Cumar, oo xukumadda Siilaanyo ka soo noqday wasiirka ganacsiga iyo wasiirka arrimaha dibadda ayaa maanta dalka ku soo laabtay, wuxuuna ka talo bixiyay khilaafka xisbiga Kulmiye iyo xukumaddiisa kala qaybiyay. Waxa uu sidoo kale bogaadiyay madaxweynaha iyo guddoomiyaha Kulmiye oo uu ku tilmaamay inuu aqlabiyadda golaha dhexe kasbaday. “Waxaan jecelahay inaan halkan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa,30Oct,2015(QJ/SDN)-Taniyo markii xukumadda Siilaanyo xilka la wareegtay sanadkii 2010, waxaa muuqatay in aqlabiyadda mudaneyaasha golaha wakiillada ay hogaaminayeen xubnaha xisbiga Kulmiye ugu jira golaha wakiillada. Waxay aakhirkii gaadheen in 56 ka mid ah 82 mudane ee golaha wakiilladu daacad u ahaadaan awaamiirta iyo rabitaanka xukumaddu ka leedahay golaha wakiillada, taasina waxay sahashay in shaqadii iyo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 30.Oct 2015 (SDN/QJ)- “Maalin-nimadii Kow iyo labbaatankii bisha lixaad ee Sannadkii hore ayay ahayd markiii uu Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye ku dhawaaqay inuu ka tanaasulay Musharaxnimadii Madaxweyne-nimo ee Xisbiga Kulmiye….Continue Reading Qorshihii songs kala daadiyey kooxda “Halista” ” Hawl-galkii siyaasada ee sannadka qaatey “. Maalin – nimadii kow iyo labbaatankii bisha lixaad ee sannadkii yay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Washington 30.Oct 2015 (SDN/QJ)- Wuxuu ku dhashay magaalada Janesville, Wisconsin, 29 January 1970 kii.waana gudoomiyii ugu da da yaraa ee soo mara Congress ka dalka maraykanka in ka badan 150 sanadood. Ryan yaraantiisii wuxuu galay dugsi Catholic School ah oo ku yaala magaalada Janesville ee gobolka Wisconsin. Dgsigiisii sarena Joseph A. Craig High School oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 30.Oct 2015 (SDN/QJ)- Guddida doorashooyinka dalka Tanzania ayaa ku dhawaaqay maanta in murashaxii xisbiga talada Tanzania haya ee CCM, John Magufuli uu ku guuleystay doorashadii madaxnimo ee dalkaas ka dhacday. Magufuli ayaa ku guuleystay 58.46% codadkii la dhiibtay, halka murashaxii la tartamayay ee mucaaradka, Edward Lowassa uu isna helay 39.97% codadkii la dhiibtay, inkastoo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa,29Oct,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/XERM/249-3641/102015 ku magacabay wasiiro, wasiiru-dawlayaal, Wasiiro ku xigeeno, Agaasimeyaal guud iyo La-taliyeyaal Madaxweyne. Madaxweynuhu:- Markuu Arkay: Qodobka 90aad, Faqradiisa 2aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; Markuu Tixgeliyey: Ahmiyadda weyn ay Wasaaraduhu u leeyihiin Dalka iyo dhismaha Qaranka; Markuu Arkay: In baahi loo qabo buuxinta jagooyinka Wasiirada, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Bejein,29Oct,2015(QJ/SDN)-Shiinaha ayaa ku dhawaaqay inay joojinayaan siyaasadeeda in qoyska uu yeelan karo hal cunug. Reer walba hadda waxaa loo ogol yahay inay yeeshaan laba carruur, wakaalada warfaafinta shiinaha ayaa ka soo xigatay xisbiga hantiwadaaga ee talada haya. Sharciga la isku qilaafsanaa ayaa la hirgaliyay 1979 si loo yareeyo tirada dadka ee kordhaysa. Laakiin walaac laga […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa,29Oct,2015(QJ/SDN)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta kulan la yeeshay xubno ka mid ah urur goboleedka IGAD. Sida uu Warbaahinta qaar ka mid ah u sheegay xoghayaha warfaafinta xisbiga Ucid Yuusuf Kayse Hogaamiyaha xisbiga Ucid waxa uu kulan gaar ah la qaatay wakiilka somaliland iyo somaliya u qaabilsan urur goboleedka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa,29Oct,2015(QJ/SDN)-Xildhibaan Cabdiraxmaan Cismaan Caalin (Dheere) oo ka tirsan golaha wakiilada Somaliland kana mid ah xildhibaanada Xisbiga KULMIYE ayaa markii ugu horreysay ka hadlay iscasilaadda wasiirada iyo khilaafka xisbiga Kulmiye, xildhibibaanka oo Hargeysa warbaahinta kula hadlay ayaa sheegay in madaxweyne siilaanyo la saftay garab ka mid ah labadii garab ee ku loolamaayay xisbiga kulmiye isagoo weliba […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa,29Oct,2015(QJ/SDN)-Mudane Axmed Cabdi Kaahin oo hore u ahaan jiray wasiirka Ciyaaraha Somaliland ayaa maanta loo dhaariyay inuu noqdo xubin ka tirsan Golaha Wakiiladda Somaliland ka dib markii uu maalinkii shalay iska casilay xilkii wasiirnimo. Dhaarinta Mudanahan ayaa ka dhacday Maxkamadda Sare ee Somaliland ka dib markii uu Gudoomiyaha Maxkamada sare ee Somaliland Garyaqaan Aadan Xaaji […]
Posted in Uncategorized | Read More »