Home » 1:22 pm
Entries posted on “September, 2015”
Hargeysa,26sep,2015(QJ/SDN)-Mujaahid Cali Gurey Oo Ka Hadlay Fanaaniin Reer Hargeysa Ah Oo Muqdisho U Ciyaar Tagay ”Fanka iyo suugaantu xuduud ma laha. Hadii ay Maraykanka tagaan ama laga casumo oo calanka maraykanka huwadaan macnuhu maaha Maraykan bay noqdeen. Xidigaha geesku hadii ay noqdeen horyaalka kooxaha fanka Soomaaliyeed Somaliland ma ceeb bay ku tahay mise waa siday […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Dimishiq,26sep,2015(QJ/SDN)-Dagaalyahanno ka tirsan kuwo Suuriya ee uu Mareykanka tababaray ayaa qaar ka mid ah qalabkii dagaalka ee la siiyay waxa ay ku wareejiyeen jabhad xiriir la leh Al-Qaacida. Waaxda difaaca Mareykanka Pentagon ayaa sheegtay in dagaalyahannada ay sidaa u sameeyeen si ay u helaan marin xasiloon oo ay ku gudbaan Fallaagada ayaa la sheegay in […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa,26sep,2015(QJ/SDN)-Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, ayaa ka qayliyey talaabada xukumaddu ku xidhay Wariye Maxamed C/laahi Soofadhiiste, islamarkaana ku baadigoobayso wariyeyaal kale oo loo haysto war ay bulshada u baahiyeen. Waxa uu sidoo kale ururku saxaafadda ku booriyay baadhista iyo soo bandhigista xogaha rasmiga ah ee ku saabsan heshiisyada xukumaddu gasho ee bulshada laga qarinayo. Warsaxaafadeed […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa,26sep,2015(QJ/SDN)-Gudoomiyaha golaha wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland ahna gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi “Cirro” ayaa dalka maanta dalka ku soo laabtay kadib safar maalmo qaatay oo uu ku tagay Imaaraadka Carabta. Gudoomiyaha waxa madaarka caalamiga ah ee Cigaal ku soo dhaweeyay masuuliyiin ka tirsan xisbiga WADDANI, Xildhibaano ka mid ah golaha wakiilada […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdioho,26sep,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu Hoggaaminayo ayaa maanta u Ambabaxay Mareykanka, Halkaasoo ay kaga Qayb-galayaan Shirweynaha Qaramada Midoobay ee Sannadkan. Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha sii sagtooiyay RW-ha Somalia, Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke, Guddoomiyaha Baarlamaanka, Maxamed Sh. Cusmaan Jawaari iyo Mas’uuliyiin kale oo dowladda ka tirsan. Xasan Sheekh iyo wafdigiisa ayaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Garoowe,26sep,2015(QJ/SDN)-Madaxweynihii hore ee Puntland, C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa ugu baaqay inuu is-casilo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, isagoo ku eedeeyay in saddexdii sano ee xafiiska joogay ay kaga dhamaatay khilaaf iyo is-qab-qabsi. Faroole oo ka Hadlayay Garoowe ayaa Sheegay in Saddexdii Sano ee Xasan Sheekh uu ahaa madaxweynaha aysan waxba qaban, isla markaana tahay saddex […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho,26sep,2015(QJ/SDN)-Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa kasoo horjeestay go’aankii kasoo baxay guddoonka Baarlamaanka ee lagu sheegay in lasoo afjaray mooshinkii ka dhanka ahaa Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud. C/llaahi Goodax Barre oo ka mid ah Xildhibaanada Mooshinka ka keenay Madaxweynaha ayaa sheegay inaan la tuuri karin mooshinka, isla markaana go’aanka Guddoonka uu yahay mid xildhibaannadu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa,26sep,2015(QJ/SDN)-Iyadoo aynu wada ogsoonahay kumanaanka kun ee dhalinyarada soomaaliyeed ah ee sanad walba u tahriiba qaaradda yurub, ayaa haddana taasi baddalkeeda waxa jira dhalinyaro faro badan oo markii dhibaatooyin fara badani ka qabsadeen wadamada midowga Yurub ee ay magan galeen iyaga iyo qoysaskoodu, dabadeedna dib ugu soo laabta deegaanadii ay markii hore ka dhoofeen. Haddaba […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho,26sep,2015(QJ/SDN)-War ka soo baxay baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa lagu sheegay in la laalay mooshinkii ka dhanka ahaa madaxwaynaha dalka Soomaaliya, Xassan Sheekh Maxamuud. Mooshinka ayay horay ugu soo gudbiyeen baarlamaanka xildhibaanno sheegay in madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ay u soo jeedinayaan eedo dhowr ah. Warka ayaa lagu sheegay in xalka la gaadhay kadib markii xildhibaanno […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London,26sep,2015(QJ/SDN)-Sida qaabka dhalmada isu badashay, ayey tiro dhawaan soo baxday muujineysay in Scotland iyo waqooyiga UK, ay ka mid noqdeen tirada gobolada qoysaskii rasmig ahaa ay hoos u dhaceen. Warbaahinta UK ayaa 2013kii saadaalisay in badi caruurta 2016ka uurka gali doonta aysan nidaamka isqabidda ku dhalan doonin, maadaama uu guurka hoos u dhacay. Ku dhawaad […]
Posted in Uncategorized | Read More »