Home » 11:01 am
Entries posted on “September, 2015”
Hargaysa:Sep,27,2015(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi(cirro0 iyo Ku-xigeenkiisa Baashe Maxamed Faarax, ayaa fadhigii maanta ee Golaha Wakillada kaga dhawaaqay inay ka heshiiyeen Khilaafkii dhawaan dhexmaray, kaas oo gaadhay heer ay gacmaha iskula tagaan. Labada Guddoomiye ayaa arrintan si iskood ah isaga saamaxay iyadoo aanay jirin cid dhex-dhexaadisay, sida ay labadudooduba Golaha ka hor sheegeen. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 27. Sep 2015 (SDN/QJ)- Xildhibaan Maxamed Saalax Cige, oo ah Xildhibaan ka tirsan Golaha Wakiilad, ayaa is barbar dhig ku sameeyey Xukuumaddan iyo Xukuumaddii hore ee uu Daahir Rayaale Kaahin Madaxweynaha ka ahaa, waxaanu sheegay inay Xukuumaddani ka liidato kana faan badan tahay xukuumaddii hore. Xildhibaan Maxamed Saalax Cige, oo wareysi gaar ah […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 27. Sep 2015 (SDN/QJ)- Xildhibaan Cali Sheekh Ibraahin Aareeye oo ka tisan Mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa ka dayriyey xaaladda dalku marayo, isla markaana waxa uu sheegay in ay Xukuumadda Siilaanyo dhibaatooyin badan u horseedday dadka iyo dalka, wakhtiganna ay xaaladda Bulshadu marayso Afkii baa Juuqda gabay. Waxa uu Xildhibaan Cali Aareeye intaas ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 27. Sep 2015 (SDN/QJ)- Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland ee laga soo doortay gobolka Maroodi-jeex, ayaa markii u horreysay shaaca ka qaaday inuu yahay Musharrax u taagan Jagada Madaxweyne-nimada Somaliland ee Xisbiga KULMIYE dhexdiisa, haddii si dhaqso ah u kala hadhi waayaan saddexda Musharrax ee ay isku beesha […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Burkina Faso,27sep,2015(QJ/SDN)-Hoggaamiyihii Af-gambigii Dhicisoobay ee Burkina Faso, Jen. Gilbert Diendere ayaa hantidiisa la xayiray, kaddib markii uu mas’uul ka noqday xarigii Madaxweynaha iyo RW-ha xukuumaddii KMG-ka ahaa ee dalkaas. Xeer-Ilaaliyada Guud ee Burkina Faso ayaa warbixin uu soo saaray Maanta ku xusay in la xannibay hantida 13-xubnood oo kale oo looga shakiyay inay ku lug […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho,27sep,2015(QJ/SDN)-Xildhibaanad Fowsiyo Yuusuf X. Aadan oo ka mid ah Xildhibaannadii Mooshinka ka keenay Madaxweynaha Soomaaliya ayaa si kulul shalay uga Hadashay Go’aankii kasoo baxay Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya, kaasoo ahaa in Qaab wadahadal dhameynayo Mooshinka Madaxweynaha laga keenay. Fowsiyo ayaa sheegtay in Guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia Maxamed Sh. Cismaan Jawaari uusan ahayn gudoomiye Maxkamadeed, balse uu yahay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
MECCA (HOL) —The death toll of Somali pilgrims who were died in a stampede near the Islamic holy city of Mecca on Thursday has risen to eight as Saudi authorities have raised the number of the dead to 769, the deadliest incident to occur during the pilgrimage in 25 years, BBC reported. Several other Somalis […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Lawmakers leading the impeachment motion against Somali president have dismissed a decision by the parliament speaker which dropped the the motion which the international community warned could lead to a political turmoil in Somalia. The speaker Mohamed Sheikh Osman Jawari said in a statement on Friday evening that he concluded ending the political crisis through […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Tahran,27sep,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Iran Hassan Rouhani ayaa Qaramada Midoobay ugu baaqay inay baadho sababihii dhaliyay shilka iyo shilalkii la mid ahaa ee ka dhacay sannadkan Xajka. Muftiga ugu sareeya dalka Sacuudiga Sheekh Cabdulcaziiz al Sheekh ayaa sheegay in shilkii ay xujayda baddan ku dhinteen ee ka dhacay Xajka uu ahaa “Qadar Eebe” bini’aadam-na aan lagu eedeyn karin. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Berbera,26sep,2015(QJ/SDN)-Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ayaatan iyo Habeenkii xalay waxay Ciidamo kusii daabulaysey Magaalo xeebeeda Berbera. Ciidamadaas ayaa sida la sheegay qorshohoodu yahay in ay gacan bir ah ku qabtaan cidii ka hortimaada qorshaha Xukuumadu wadato ee ah in Hamaaha Keydka Shidaalka Berbera xoog loogu gacan geliyo kooxo ganacsato. Iyadoo ka cabsi qabta inay kacdoon dadweynaha kaga […]
Posted in Uncategorized | Read More »