Home » 5:24 am Entries posted on “September, 2015”

Ciidanka AMISOM ee Saldhigga ku leh Garoonka Muqdisho Stadium oo Toogasho ku Dilay Wiil Dhallinyaro ah

Muqdisho,28sep,2015(QJ/SDN)-Ciidamada AMISOM ee ku Sugan Garoonka kubada Cagta ee Muqdisho Stadium ayaa gellinkii dambe ee shalay oo Axad ahayd toogasho ku dilay wiil dhallinyaro ah oo Kubad Ciyaarayay. Wiilka oo magaciisa lagu sheegay, Maxmed Bashiir Axmed ayaa Waxaa Toogtay mid ka mid ah Askarta Ciidamada AMISOM ee saldhiggaas ku sugan sida ay u sheegeen Qaybaha […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dayax Madoobaad Xalay Laga Arkay Qaybo Ka Mid Ah Dunida

Hargeysa,28sep,2015(QJ/SDN)-Nuskii danbe ee xalay ama xilli ku beegan Daakiraadii (Eedaankii) salaada subax waxa laga war helay Dayax madoobaad, Dayax-madoobaadkan ayaa intiisa badan laga arkay guud ahaan caalamka. Meelaha sida aadka looga arkay dayax-madoobaadkan waxa ka mid ah magaalada Hargeysa, iyadoo wariyaha magaalada Hargeysa Khaalid Foodhaadhi uu kusoo warramayo in halkaas  salaad laga oogay masaajidada magaalada […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Fannaaniinta ay Xukuumadu Hargaysa Maanta Ku Xidhay iyo Bandhig faneedka lagu haysto ee Muqdisho ay ka soo dhigeen DAAWO

Muqdisho 27. Sep 2015 (SDN/QJ)- Xukuumadda Somaliland ayaa Maanta Xidhay afar ka Mid ah Fannaaniinta Xidigaha Geeska oo Magaalada Muqdisho ka soo laabtay kadib markii ay ka soo dhigeen Bandhig faneed Maalmihii Ciidul Adxa. Fannaaniintan ka tirsan Xiddigaha Geeska, ayaa kala ah Cabdiraxmaan Caydiid (Oday), Nimcaan Cabdiraxmaan (Hillaac), Xamda Cabdi (Qu’een) Maxamed Axmed Bakaal (Cirro), […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Laba Wasiir ku Xigeen oo Beeniyey in Wakaaladda Biyaha Berbera la Wareejinayo,eedaymana u soo Jeediyay Xisbiga Waddani DAAWO

Berbera 27. Sep 2015 (SDN/QJ)-  Labada Wasiir ku Xigeen ee Wasaaradaha Xoolaha iyo Wershadaha Cali Gadh-dheer ( Cali Maxamad Cilmi) iyo Cali Dhagoole oo Ku Sugan Magaaladda Berbera oo ay ka Jirto Xiisad ka dhan ah Wareejinta haamaha Kaydka Shiidaalka ee Magaaladaasi ayaa beeniyey War ku saabsan in Wakaaladda Biyaha ee Magaalada Berbera lagu Wareejinayo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xukuumadda Somaliland Oo Xabsiga Dhigtay Fanaaniintii Xiddigaha Geeska, Iyo Gudoomiyahooda oo ka hadlay DAAWO

Hargaysa 27. Sep 2015 (SDN/QJ)-  Xukumadda Somaliland ayaa xabsiga dhigtay 4 ka mid ah kooxda fannaaniinta Xidigaha Geeska ee fadhigoodu yahay magaalada Hargeysa, kadib markii ay galinkii hore ee Axadda maanta ka soo dageen Madaarka Cigaal ee Hargeysa. Fannaaniinta ayaa maalmo ka hor Ciidii waxay ka dageen magaalada Muqdisho, iyagoo ka horna muddo ku sugnaa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Salaadiinta Beelaha Subeer Awal iyo Habar Yoonis oo Kulan Xasaasi ah Hargaysa ku Yeeshay Maanta DAAWO

Hargaysa 27. Sep 2015 (SDN/QJ)- Waxaa Maanta Magaalada Hargaysa Kulan balaadhan ku yeeshay Salaadiinta iyo Waxgaradka Labada Beelood ee Habar Yoonis iyo Subeer Awal Waxaana Labada dhinac kala hogaaminayay Suldaanka Guud ee Subeer Awal iyo Dhigiisa Habar Yoonis. Ilaa iyo Hada Ma cada Ujeedada ka danbaysay Kulankan iyo Waxa uu daaran yahayba sidoo kale labada […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Gudoomiye Cirro iyo Ku Xigeenkiisa Baashe oo ka Heshiiyey Gacan Hadalkii dhex maray iyo Guurtida oo soo dhawaysay DAAWO

Hargaysa 27. Sep 2015 (SDN/QJ)-  Fadhigii maanta ee golaha wakiilada JSL ayey shirgudoonka , waxay golaha ka horcadeeyeen inay ka heshiiyeen khilaafkii gacan ka hadalka keenay ee dhexmaray gudoomiye C/raxmaan Maxamed C/laahi (Ciro) iyo ku xigeenkiisa Baashe Maxamed Faarax. Labada Guddoomiye ayaa arrintan si iskood ah isaga saamaxay iyadoo aanay jirin cid dhex-dhexaadisay, sida ay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Naqdigii Ururka Suxufiyiinta Iyo Xisbiyadda Mucaaridka Ah Oo Soo Dhaliyay In La Sii Daayo Suxufi Lagu Xidhay Berbera

Hargaysa 27. Sep 2015 (SDN/QJ)-  Xukuumadda Somaliland ayaa galabta xoriyadiisii u soo celisay weriyihii TV-ga Somali Chanel ee magaalo xeebeeda Berbera, Maxamed Cabdilaahi Soo Fadhiiste oo muddo laba maalmood ah xidhnaa ka dib markii uu baahiyay qaar ka mid ah dadweynaha ku dhaqan magaaladda Berbera oo ku foodhyaya Wasiirro ka tirsan xukuumadda oo dadweynaha kala […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wargayska Indian Ocean oo Cadeeyay In Gudoomiye C.raxmaan Cirro uu Madaxweyne Siilaanyo kaga dheereeyay Xidhiidhka Beesha Caalamka

Hargaysa 27. Sep 2015 (SDN/QJ)- Wargeyska Indian Ocean ayaa cadadkiisii toddobaadkan soo baxay wuxuu ku qoray in guddoomiyaha xisbiga Waddani Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) uu Madaxweyne Siilaanyo kaga dheereeyay xidhiidhka beesha caalamka. Beesha caalamka ayuu wargeysku qoray inay doonayso inay Cabdiraxmaan-Cirro la yeelato xidhiidh. Wargeysku, wuxuu qoray in Madaxweyne Siilaanyo aanu jeclaysan kulan uu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweyne Siilaanyo Oo Socdaal Shaqo Ugu Kicitimay Ireland,Kulan uu La Yeeshay Daahir Rayaale Iyo Wasiirka Khaaraajiga oo Uga Hadhay Xumadda Loolanka Xisbiga KULMIYE DAAWO

Hargaysa:Sep,27,2015(SDN/QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo oo saaka subaxnimadii hore safar shaqo ugu baxay Dalka Ireland isagoo sii maridoona Dubai. weftiga waxa aan xubin ka ahayn oo ka hadhay Wasiirka wasaaradda Arrimaha dibadda Maxamed Biixi Yoonis oo isagu ah murrashax u tartamaya murrashaxnimadda madaxweynenimadda ee xisbul xaakimka KULMIYE. Socdaalka madaxweynaha oo ay saxaafadda madaxa […]

Posted in Uncategorized | Read More »