Home » 12:47 pm
Entries posted on “September, 2015”
Hargeysa,28sep,2015(QJ/SDN)-Gudoomiyaha Maxkamda Sare ee Somaliland Aadan Xaji Cali Axmed oo ayaa sheegay inaan suxufi dambe loo xidhi doonin mihadisa mar uu maanta waraysi siyaay Laanta Afka Saomaliga ee BBC. ” ma jiri doonto saxafi dambe oo mihnadiisa lagu xidho qofkii saxafi ka dacwoonaya maxakamada ha tako oo dacwad ha lagu furo looyarna ha qabsado isaga […]
Posted in Uncategorized | Read More »
LONDON – For the first time in three decades, a rare astronomical phenomenon is to happen this week when a lunar eclipse will coincide with supermoon, prompting fears of apocalypse among some Christian churches. “It will be quite exciting and especially dramatic,” predicted astronomer Sam Lindsay of the Royal Astronomical Society in London, Agence France […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Waxa uu ka doorbiday Shaqadiisii Wasiirnimo inaanu lumin qorshaha Musharaxa Madaxwenaha Kulmiye ee uu ku loollamayo Hargyesa,28sep,2015(QJ/SDN)-Wasiirka Arrimaha dibada Somaliland Maxamed Biixi Yoonis, ayaa si lama filaan ah uga hadhay Wefti Madaxweynaha Somaliland hogaaminayo oo maanta u amba-baxay Socdaal ku wajahan Dalalka Imaaraadka Carabta iyo Waddanka IRELAND oo kamida wadamada aan xidhiidhka tooska ah la […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Dhakhliga Dawlada Hoose Iyo Dayaca Caasimada! (Qaybtii 1aad) Qormadeenan kooban, waa mid aynu ugu tallo galnay inaynu ku iftiimino dakhliga soo gala golaha deegaanka caasimada hargeysa iyo dayaca baahsan ee dhex yaala , taas ugu mihiimsan yihiin, qorsha la’aanta magaalada, lunsashada dhulkii danta guud ahaa, tacadiga shaqaalaha haysta, hanaanka shaqo ee masuuliyiinta iyo adeeg la’aanta […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Moscow 28.Sep 2015 (SDN/QJ)- Ninka fashiliyey sirro ammaaneedka Maraykanka ee Edward Snowden oo hore uga tirsana hay’adda hawlaha ammaanka u qaabilsan Maraykanka ee NSA, ayaa soo saaray warbixin muran badan dhaliyey, isagoo sheegay inuu hayo macluumaaad lagu kalsoonaan karo oo caddaynaya in hoggaamiyihii Al Qaacida ee Osama Bin Laden uu wali nool yahay. Mr. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa,28sep,2015(QJ/SDN)-in ka badan afartan xubnood oo kasoo jeeda waxgaradka iyo aqoonyahanka beesha Sacad Muuse ayaa Madaxweynaha Somaliland uga mahad naqay dardar-gelinta hawlaha qabsoomida shirka golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE oo muddayntiisa ay kutilmaameen tallaabo hore loo qaaday si natiijo looga gaadho doorashada musharraxa Madaxweynaha xisbigaasi uga qayb galaya doorashada. Odayaashan oo kulan saacado badan qaatay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
New-york,28sep,2015(QJ/SDN)-Shir Gaar ah looga Hadlayo Arrimaha Somalia ayaa maanta ka furmaya xarunta Qaramada Midoobay ee New York, kaasoo ay Shir-guddoomin doonaan Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Xoghayaha Guud ee QM, Ban Ki-Moon. Waxaa lagu wadaa in shirkan ay kasoo Qayb-galaan Madax ka socda dalalka Caalamka Qaarkood, iyadoo diiradda lagu saari doono shirkan arrimo ay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho,28sep,2015(QJ/SDN)-Xukuuumadda Britain ayaa sheegtay inay 370-askari ay u dirayso Somalia iyo Koonfurta Suudaan, taasoo qayb ka ah taageerada ay Britain siiso Afrika. Ra’iisul Wasaaraha dalka UK, David Cameron ayaa lagu wadaa inuu Hadalkaan ka sheego shir looga hadlayo Arrimaha Somaila oo Maanta ka dhacaya Xarunta QM ee New York, kaasoo ay marti-gelintiisa leeyihiin Ban Ki-Moon […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Security forces in Somaliland have arrested four local musicians who performed a music show in the Somali capital this week, local officials said Sunday. The musicians from the Hargeisa-based Horn Stars band were arrested upon their arrival at Egal airport in Hargeisa, the capital of Somaliland. Sources close to the police told media that arrests […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hundreds of British troops are to be deployed to East Africa to help counter Islamist extremists and help UN peacekeepers, David Cameron announced last night. A group of 70 Armed Forces personnel will go to Somalia, where African Union forces are fighting jihadis from Al-Shabaab. A second force of up to 300 is to go […]
Posted in Uncategorized | Read More »