Home » 1:09 pm
Entries posted on “September, 2015”
Hargaysa 29.Sep 2015 (SDN/QJ)- Waxa Axadii toddobaadkan si rasmi ah ay maxkamadda gobalka Hargeysa u soo gunaanaday dacwad u dhaxaysay jaamacada Hargeysa iyo jaamacad kale oo la baxday Hargeisa International University. Jaamacada Hargeysa ayaa dacwad ku oogtay jaamacadan cusub oo uu aasaasay Dr. Cabdi Gaas oo hore guddoomiye uga ahaa jaamacada Hargeysa, waxaanay jaamacada Hargeysa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 29.Sep 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Madasha Wada-tashiga Somaliland Mujaahid Xasan Guure Jaamac ayaa Xukuumadda ku canbaarayey xadhigii Fanaanta Xiddigaha Geeska ee Xamar tagay, waxaanu sheegay in aanay Fanaantu ahayn Siyaasiyiin, Xamarna u tageen oo qudha bandhig iyo inay ka soo heesaan, waxaanu Xukuumadda ugu baaqay inay sida ugu dhakhsaha badan u soo dayso. Guddoomiyaha […]
Posted in Uncategorized | Read More »
New-york,29sep,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyay shirkii looga hadlayay Arrimaha Soomaaliya ee ka dhacay New York, waxaana khudbadiisu ay ahayd sidan: Waxaan ku faraxsanahay inaad maanta nagala soo qeyb gashaan kulankan heerka sare ee arrimaha Soomaaliya ku saabsan. Maanta waxaynu ka hadleynaa nabadda iyo waxyaabaha kale ee muhiimka u ah sannadka 2016-ka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Qoriley,29sep,2015(QJ/SDN)-Xiisad Colaadeed ayaa mar kale dib uga soo cus-boonaatay Deegaannada u dhexeeya Degmada Laascaanood ee Gobolka Sool iyo Degmada Burtinle ee Gobolka Nugaal kaddib markii kooxo hubeysan oo deegaannada kasoo jeeda ay isku-haleeleen Deegaanno ku dhow Qoriley. Dagaal la isku adeegsanayay hubka Noocyadiisa kala duwan ayaa ka dhacay goobo dhawr ah oo deegaankaas ka mid […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Xarig fannaan kuma cusba Soomaalida. Hadraawi iyo Cabdi-Qays ayaa nool. Cabdulle Raage ayaa na soo maray. Liisku waa dheer yahay. Sida maanta oo kale, waxaa berigaa jiray dad ku ra’yi ah madaxda ama dano ay ku haysteen dartood, iyaga oo aan loo dirsan is xilqaama oo isku dayi jiray in ay u qiil dayaan xarigga […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa, 29 Sep 2015 (SDN/QJ)-Xukuumadda Somaliland ayaa dalacsiisay askar iyo saraakiil ka tirsan labada ciidan ee Asluubta iyo Booliiska, kuwaas oo in muddo ah sugayey isla markaana ay arrintoodu hortaalay guddida darajooyinka oo in muddo ah gacanta ku haysay. Dalacsiinta ciidamadda Somaliland ayaa ah arrin niyadsami ku abuuraysa Ciidamadda Somaliland oo markii ugu horaysay ay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 29.Sep 2015 (SDN/QJ)- Xildhibaan Cabdiraxmaan Xaaji Cismaan Shaadh oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Guurtida ayaa Xukuumadda u soo jeediyey talo ah inay gacanta ku hayso Haamaha Shidaalka, waxaanu tilmaamay in cid Xukuumadda ugu wanaagsan gacan ku haynta Haamuhu aanay jirin, balse waxa uu kula taliyey inay aad uga fiirsato cida ay ku wareejinayso […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Laasqoray 29 Sep 2015 (SDN/QJ)- Ciidamo ka socda maamul Goboleedka Puntland ayaa lagu soo waramayaa inay dhinaca Badda ka soo weerareen Somaliland, isla markaana ka kaxaysteen afar doonyood oo laga leeyahay Dalka Iiraan oo ay saarnaayeen laba iyo toban qof. Hawlgalka ay fuliyeen ciidamadda Puntland waxay ku dileen nin wakiil ka ahaa Doonyahaas oo la […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho, September 29, 2015(SDN/QJ)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmaarke oo shir Jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa magaalada Muqdisho, ayaa baaq nabadeed u diray kaasoo ku aadan joojinta colaada ka aloosan deegaanada Qorilay, Magaclay iyo dhulka Howdka oo ka kala tirsan gobolada Mudug iyo Sool. waxaana uu u jeediyey beelaha walaalaha ee dirirtu dhexmartay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 28.Sep 2015 (SDN/QJ)- Wefti ka socda Dalka Jabuuti aya Somaliland u iman doona sidii ay usoo af-jari lahaayeen baadhitaano kaga hadhsan dadkii ka danbeeyey qaraxii Jabuuti ka dhacay sanadkii hore, kaasoo ay Xukuumadda Somaliland iyo Dawladda Jabuuti iska kaashanayaan sidii loo heli lahaa dadkii ka danbeeyey, iyadoo Dawladda Jabuuti hayso maxaabiis xukuumadda Somaliland u […]
Posted in Uncategorized | Read More »