Home » 8:07 am Entries posted on “September, 2015”

Shir Gudoonka iyo Xildhibaanada Golaha Wakiilada Oo Isku Faro Saaray Mooshin Laga Keenay Go’aankii Golaha Wakiiladu Ku Laalay Wareejinta Haamaha Shidaalka.

Hargeysa,12sep,2015(QJ/SDN)-Golaha wakiilada Somaliland ayaa fadhigii saaka ay iskugu yimaadeen la hor keenay mooshin ku saabsan  go,aankii hore ee golaha wakiiladu ka gaadhay wareejinta haamaha shiidaalka Berbera. Fadhiga saaka ee golaha wakiilada Somaliland ayey mudanayaasha muxaafidka ahi  keeneen mooshin la xidhiidha in golaha dib loogu soo celiyo go,aankii ay hore uga gaadheen wareejinta haamaha shiidaalka, kaas […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Saudi Arabia: 2.5m Syrians hosted by KSA since uprising

JEDDAH, Saturday September 12, 2015: Saudi Arabia has hosted around 2.5 million Syrians since the beginning of the crisis in that country in 2011, the Foreign Ministry has said. In a statement issued to SPA, the ministry said the Syrians have been leading a decent and normal life in the Kingdom like other expatriates. “The […]

Posted in Uncategorized | Read More »

TAHRIIBAHA MAANTU WAA QAXOONTIGA BERI, Qallinkii: Axmed Cabdi Xasan

Habeen oo dhan ma seexdo , subbixiina hadal hayntiisa madaayo. hadba dadka jecel kama foggaado, Waa wiil dadaal badan , haddana darxumo jecel. mid weeye war iyo wacaal adduunka yaal ,misna aan weedhi ku seegganayn. Waa mid talo badan , haddana aan tusmeyn. Waa mid Waanada Waalidka  u-nuggul , Haddana aan weellayn waa mid aad […]

Posted in Uncategorized | Read More »

”Wax kale Ma Aha Ee Cunista Qaadku Waa Adigoo 10Koob Oo Kafee Ah Cabay Uun…” Mo Faarax Oo Su’aalo Adag La Weydiiyay

London,12sep,2015(QJ/SDN)-Maxamed Faarax (Mo Farah), ayaa caawa marti ku ahaa barnaamijka dadka caanka ah lagu waraysto ee Piers Morgan Life’s Stories ee uu baahiyo ITV. Su’aalo badan oo noloshiisa gaarka ah quseeya ayaa la weyddiiyay. Waxa uu ka warramay waxyaabo badan oo uu yaraantiisii soo maray oo ay ka mid ahayd; afar jirkiisii mar uu Jabbuuti […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Guddoomiye Cirro Oo Maanta Looga Fadhiyo Fulinta Ballan Uu Hore Uqaaday Oo La Xidhiidhay Bannaynta Kursiga Wakiillada Ee Uu 10-Ka Sano Kusoo Fadhiyey

Hargeysa:Sep,12,2015(SDN/QJ)-Waxa la gaadhay xilligii la oofin lahaa Ballan uu Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi(cirro) galay sanadkan Gudihiisa, taas oo   uu ku cayimay xilliga uu Bannayn Doono Kursiga uu Muddada dheer kasoo hayey Aqalka Wakiillada. Ballanta uu galay Guddoomiye Cirro ee Xilligii uu fulin lahaa la gaadhay ayaa ahayd in Marka ugu horraysa ee madaxweyne […]

Posted in Uncategorized | Read More »

War Maraykanku Si Weyn Uga Naxay Oo Laga Soo Sheegay Xoogagga Daacish

Mousil:Sep,12,2015(SDN/QJ)-Saraakiil ka tirsan sirdoonka Maraykanka ayaa sheegay inay hayaan xog ku saabsan in kooxda Daacish ay gacanta kula jirto farsamaynta hub ay ku jiraan walxo kiimikaal ah. Saraakiishan war ay soo saareen warbaahinta reer galbeedka maalintii shalay lagu qoray waxaa lagu sheegay in khubaro Daacish ka tirsan ay farsamaynayaan walxo kiimikaal ah oo lagu darayo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Tujaarta, Xukuumadda iyo Ganacsataduba Way Ka Gaabiyeen Inay Dadkeena Jilicsan Wax Taraan…”Sheekh Aadan Siiro

Hargeysa:Sep,12,2015(SDN/QJ)-Sheekh Aaden Xaaji Maxamuud Xiirey (Aadan-Siiro)oo kamid ah Culimada Reer Somaliland ee Wadciga taagan sida weyn uga hadla, ayaa shaaca ka qaaday in dawladda iyo Tijaarta waawayn ee reer Somaliland iyo Culimaduba ka gaabiyeen doorkii ay ahayd inay ka qaataan caawimada Dadka danyarta ah ee Dalka kunool. Sheekha oo shalay khudbaddii Jimcaha kaga hadlay U […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Cali Khaliif Oo Sheegay In Uu Wada Hadal La Furayo Somaliland

Ballicad,12sep,2015(QJ/SDN)-Horjoogaha Koxda Khaatumo Cali Khaliif Galaydh oo ka Hadlay  shir aya kooxdisu ku lahayd Magalada Ballicad ayaa Waxa uu Sheegay inay Wakhtiga Awood Ahaan liitaan Loona baahanyahay inay wadahadal la furan Jamuuriyada Somaliland Cali Khailf oo arimaha ka hadlaya ayaa yidhi “dhankasta markii aan ka istaagnay waxaanu ka badin waynay inaanu wadahadal la galo soomaaliland, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ciidamo Maraykan ah Oo La Geyn Doono Gobolka Sinaay Ee Dalka Maraykanka

Sinai:Sep,12,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda Waddanka Maraykanka, ayaa ku dhawaaqday inay ciidamo geyn doonto Gobolka Sinaye e Waddanka Masar si loo ilaaliyo ammaaanka Ciidamada Caalamiga ah eek u sugan Xuduuda Dalkaasi la leeyahay dhulka Reer Falaastiin ee La haysto. Gobalka Sinaay xaduuda u dhaxeya Gaza iyo gobalka Sinaay ee Masar ayaa waxaa ku sugan ciidamo caalami ah oo nabad […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Mustaqbalka Madaxweyne Xasan Sheekh Saddex Sanno kadib !!!

Muqdisho,12sep,2015(QJ/SDN)-Bishii September 10-dii ee sannadkii 2012-kii, ayaa waxa uu Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamoud waxa uu ku guuleystay Doorashaddii Madaxtinimadda, oo ay kula baratameen 25 Musharax oo kala ahaa:- C/raxmaan Macalin Baadiyow, C/waaxid Cilmi Goonjeex, C/llaahi Axmed Caddow, C/wali Maxamed Cali Gaas, Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, Axmed Ismaaciil Samatar, Xasan Sheekh Maxamuud, Shariif Sheekh Axmed, Yuusuf Garaad […]

Posted in Uncategorized | Read More »